Shirkada Ryanair oo yareysay duulimaadyadii Sweden

Shirkada diyaaraha raqiiska ah ee Ryanair ayaa shaacisay in ay yareyn doonto Ryanairduulimaadyada ay ku samayso Sweden. Ayroboorada ay Ryanair ka yareyn doonto duulimaadyada ayaa waxaa ka mid ah Göteborg, Nyköping iyo Västerås. Waxay sidoo kale guud ahaan joojin doontaa duulimaadyadii ka bixijiray magaalada Karlstad. 

Sababaha ka dambeeya joojinta iyo yareynta duulimaadyada ayay shirkadu ku sheegtay in ay la xiriirto arimo dhaqaale. Waxaa ka mid ha in ay shirkadu go’aan ku gaadhay in ay xooga saarto qaybaha kale ee Yurub sida Talyaaniga iyo Ireland.

Shirkada Ryanair oo ka mid ah shirkadaha diyaaradaha kuwa ugu raqiisan ayaa lagu eedeyaa tayo la’aan iyo amaan daro.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...