Soo galootiga cusub oo fursad loo siinayo in ay wax ka bartaan dugsiga sare (Folkhögskola)

Dowlada Sweden ayaa miisaaniyada cusub ee sanadka 2014 waxay ku soo dartay qorshe cusub oo dadka soo galootiga ah ee kasfi-somaliska tirsan xafiiska Shaqada (Arbetsförmedlingen) lagu siinayo fursad ay ku qaadan karaan waxbarashada laga bixiyo dugsiyada sare ee loo yaqaan (folkhögskolor).

Go’aakaan ayaa xafiiska Shaqada (Arbetsförmedlingen) waxa uu fursad u siinayaa in ay heshiis la galaan folkhögskolor si ay dadka soo galootiga ah ee ka tirsan xafiiska shaqada u qaataan koorsooyinka ay bixiyaan dugsiyada sare isla markaana loo sameeyo koorsooyin qaas ah oo loogu tala galay dadka soo galootiga ah.

Barnaamijkaan ayaa waxaa loo qoondeeyay lacag gaaraysa 240 milyan oo karoon oo la bixin doono inta u dhaxaysa 2014-2017.

Dugsiyada loo yaqaan folkhögskolor ayaa waxay la midyihiin dugsiyada sare balse ay inta badan dhigtaan ardayda aan ka bixi karin dugsiyada sare ee caadiga ah. Qaar ka mid ah dugsiyadaan ayaa waxay leeyihiin jiif.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

17 Responses

  1. hassan says:

    Asc jimcaale walal iga jawaab su ashaan saxiib adigs aya wax wanagsan noshega oo no adeega waankaga mahadcelunayaa dadaalkaga saxiib marnaamijyada dowladu qorsheneyso maku jiran dadka singalka ah waayo dadki dhan xayiraadi waalaga qaaday anIga xaaskeyga ayaa iga maqan aan ciyal ii heynin marka saxib war waadka heeyso iisheeg adigoo mahadsan mr jimcaale

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

  2. Hi aaa says:

    wan idiin salaamay qoraaga webka iyo dadka soo booqda bro Hasan Walal Anigu Kelley wax Maan maqlin balse kula mid ayaan ahay waxan ka mid ahay dadka single ah marka inshallah qer asaxaabta aan isdhaafsano waxixi aqbaar ah thanks all

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  3. xawo says:

    war farxadleh dadka ilmaha haysta ee 2sano oo rja dodi is badashay ladib marki dowlada emgartionka IYO red caros ka farosten go ana ku garen in wax laga badalayo inshalh singalkana wa kuxigan ilaahbaa mahadleh

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  4. daysane says:

    xawo waa ku mahadasan tahay war bixintada lkn halke kasoo xigatay noo sheeg igamana ahan inan mucaarad kugu ahay balse aan rabo kaliya xaqiiqda warkan aad sheegtay plzzzz noo sheeg meesha aad ka heshay ama webbka aad kasoo xigatay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. jeylaani says:

    waa shaqo fiican lakiin waxa iswaydiinleh somalidu shekada ayey kahelaaan maka fa iidaysan donan fursadaas waxay ilatahay maya aniga

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. abuukar says:

    waa mahadsan tahay jeylani waa noo sheegtay sida ay kula tahay balse nooma sheegin sida ay uga faa iideeysan karaan marka noo sheeg waxa mudan in laga faa iideysto iyo sida looga faa iideysan karo mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  7. Hi aaa says:

    xaawo siis Adiga wax Miya maqashay oo ku saabsan singalka iso jawaab inshallah wan ogahay dadka 2 Sano waalaga dulqaaday xayiraadi balse dadka carurta laheen arinkooda xaawo warka keenbo thanks sis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. xawo says:

    abayo inshalh iyagana wa kuxigan marba talabo weye inshhalh adigana dadka ilmaha leh ayad kusoo biirin ilaah idankis dhamb ilaahy dhibta hanaga wada qado

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  9. sumayo says:

    asc xawo walaal aniga waxaan ka mid ahay dadka 2da sano ee arinka ah in xayiraada laga qaaday dadka 2da sano e caruurta leh ma arin lahubaa mise waa un rajo iyo wax un dadkale laga maqlay waan kudaalay saan un isbadal usugayay , rajada allena lagama quusto. aniga migration iyo maxkamadba kuli waa isoo diideen.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Yahya says:

    Xaawo wll warkan ah in la qaaday xayiraadii 2 Sano xageed ka maqashay. walaalo bal faahfaahin naga sii adigoo mahadsan.
    adigana kiiskaagii waa tii maxkamadu ku soo diidaa xaguu kuu marayaa anbiil ma xaraysay mise dacwad cusub soo xaree ayay ku yidhaahdeen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. radiyo says:

    ASC Waan idin salaamay dhamaantiin jimcaale waxaan leeyahay ilaahay ajar hakaa siiyo sida fiicane aad dadka ugu shaqeeyneeyso tankale walaalayaal aniga waxaan kamid ahay dadka 2 sano waxaana filaynaa jawaab fiican waxaan maqlay oo gabar aan sxb nahay oo kashaqeeyso lanta socdaalka iisheegtay in mardhaw dadka singelka ah go,aan laga soosaaridoono oo ah
    in ay xaqiiqo tahay in ay isqabaan waxaana arintaas soo xaqiijin doono dhaqtar arintuna meel fiican ayeey mareeysaa kuwa aniga ila midka ahna waaba la ogyahay in marhole la ogolaaday hadiiba dadku ubad isku leeyihiin asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Caasha says:

    Xaawa walaal adoo mahadsan warbixin faahfahsan noo soo qor. raali na ahaaw. walaal yaal aanu is caawina qufkii war haaya walaalkiis yuuna ka xasdin. wcs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. wadani says:

    Asc dhamab asxabta ku xiran webkan waxan wada maqalnay aniga iyo xawo in arinka 2sano xiyiradi kagaaaday go.ankina uu mardhow sobixidono sida nola xaqijiyay anago qaban qabineynay kulan jornalistayal iyo tv yada wadanka kadibna doneynay bananbax loga so horjedo arinka 2sano waxan laxirirnay bisha cas ama red carosta inay nagala soqebgalan arinta an kabilabi rabnay Göteborg nasib wanag iyaga aya ino xaqijiyay in ay arinkas migrationsvarketka iyo maxkamada kalahadlen waqti dhow una shegen inay macqul ahen arinka isaga ah laiskuna afgartay in xayirada laga qado sidas darted ayey ino dhehen uma bahnidin bananbax wayo go.an aya laidinka garay wuna sobaxa marshow wilibo bishan dhaxdeda insha allah marka soduceya akhyarta in singalkane alle usahlo rabitankoda insha all ah wsc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. salmaan says:

    radiyo walal waad mahadsantahay aniga kamid ah dadka singalka ah allah intii famil ka maqanyahay ha u fududeyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  15. osman says:

    Asc dhaman wan idin salaamay dhabti wakucadahay dadka cusub e sharci sugaha ah kudhawad sanad a laga amusanyahay qarns diidmo aa lasiyay yaa warhaayo balan arintaas halabaaro asxaabey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Madka says:

    Asc xaawo abaayo walaal qaali ah lkn arinkaan meesha aad ka soo xigatay ayaan rabnaa in aad naga qanciso adoo raali ah walaashey xaawo cadeey xayaakalaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Amina says:

    Asc xawo warka waxayka kentay bishacas idina laxirira waa hoyo mashqul badan oo ciyaalkeliged korineysa er tack så mycket

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0