Sida lagu ogaaday cilmi-baaris ay dhaween sameeyeen labo hey’adood oo kala qaabilsan ka hortaga dambiyada iyo baaritaanka nabadgelyada laguna kala magacaabo (trygghetsundersökning –NTU), iyo (Brottsförebyggande rådet – Brå), 4-tii qof oo soogalooti ahba mid ka mid ah ayaa dareemaya amaan dari, halka dadka wadanka u dhashayna ay u arkaan in xaalada amaan hada ka soo raynayso. Waxaa kale oo dadka ajaanibta ahi si weyn u saluug sanyihiin nidaamka cadaaladeed ee wadanka Sweden , halka dadka wadanka u dhashayna ay aad ula dhacsanyihiin nidaamka cadaaladeed ee wadankooda. Gobolka Skåne oo ku yaala koofurta Sweden ayaa ah gobolka ugu badan ee ajaanibtu amaan xumada ka sheeganayaan. ikastaba ha ahaatee qaar ka mid ah madaxda booliska ayaa sheegay in ay dadaal u galeen sidii dadku ku dareemi lahaayeen amaan dhab ah, hayeeshee taasi aysan wali ku guuleysan marka la eego sidad dadka ajaanibta ahi u fakarayaan. Saciid Cabdi Cusman, Uppsala

Soo galootiga oo amaan daro dareemaya

Sida lagu ogaaday cilmi-baaris ay dhaween sameeyeen labo hey’adood oo kala qaabilsan ka hortaga dambiyada iyo baaritaanka nabadgelyada laguna kala magacaabo (trygghetsundersökning –NTU), iyo (Brottsförebyggande rådet – Brå), 4-tii qof oo soogalooti ahba mid ka mid ah ayaa dareemaya amaan dari, halka dadka wadanka u dhashayna ay u arkaan in xaalada amaan hada ka soo raynayso.

Waxaa kale oo dadka ajaanibta ahi si weyn u saluug sanyihiin nidaamka cadaaladeed ee wadanka Sweden , halka dadka wadanka u dhashayna ay aad ula dhacsanyihiin nidaamka cadaaladeed ee wadankooda.

Gobolka Skåne oo ku yaala koofurta Sweden ayaa ah gobolka ugu badan ee ajaanibtu amaan xumada ka sheeganayaan.

ikastaba ha ahaatee qaar ka mid ah madaxda booliska ayaa sheegay in ay dadaal u galeen sidii dadku ku dareemi lahaayeen amaan dhab ah, hayeeshee taasi aysan wali ku guuleysan marka la eego sidad dadka ajaanibta ahi u fakarayaan.

Saciid Cabdi Cusman, Uppsala

Faafi mowduucaan

Saciid Cabdi Cusmaan

Asc, ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. abdi nasir says:

    sxboow skåne anaa ku nool oo wax dhib ahna ma qabni wee jirtaa xiliyadii hore sida 1995 kii in tagaro leesku gubi jiray balse hada sxb waxaas wee dhamaadeen amaankeenana wuu sugan yahay mida kale meeshaan ku noolahay african aniga ayaa ka ah sidaas ee tahayna wax cunsuriyad ah ma dareemi lolz any way maanta waxaan amin sanahay skåne in ee tahay meel lagu noolaan karo oo amnigeeduna ka wanaagsan yahay 100% gobolada kale lolz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. maxamad says:

    SOMAALIdahayska DAAYEEN ISMUCAARADKA ADUUNKII AYAA NAGULA YAABAN ISMUcaaradka haduuqaarkeen sheegto dhibka haysta qaarnayiraahdo dhibmajiro waadhib dadka sidadhib uhaysto lamawada ogaankaro soomaalida waxaykumaahmaahdaa balaayo haday adiga kaamaqantahay qayrkaa ayaykumaqantahay wabilaahitowfiiq bahda soomaaliskana waamahadsanyihiin sida aydadkooda ucaawiyaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0