Soomaalida Borlänge oo aduunka caan ka noqday

Tan iyo markii ay soo baxday in magaalada Borlänge laga aasaasay koox Soomaaliyeed oo ciyaaraha barafka ku matali doonta Somaliya ayaa saxaafada caalamka xiiso gooni ah ku abuurtay arintaas. Iyadoo bisha soo socota ciyaaraha aduunka ay ka bilaan doonaan magaalada Sochi ee wadanka Ruushka ayaa Somalia waxay noqonaysaa wadanka keliya ee Africa ah ee lagu matali doono ciyaarta Bandy.

Telefishinada waaweyn sida BBC iyo Channel 4 ayaa warbixino dheer ka diyaariyay dhalinyarada reer Borlänge ee Somalia uga qeyb gali doonta ciyaaraha aduunka. Halkaan ka daawo warbixinta Channel 4 iyo BBC. GUUL SOMALIA!

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. seytuni says:

    asc run ahaantii waa horumar ay ku tallaabsadeen ayaan dhihi karnaa somalida gaar ahaan reer börlange guul ayaan idiin rajeynayaa somaliya ha noolaato

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  2. mohamed says:

    guul guul ha samaato viva somalia

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  3. Gabadh Sool says:

    waan jidhidhicooday runtii waa wax lagu farxo guul guul yaa rabbi

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  4. Hani says:

    wwwwwwwwwwwww viva Somalida Sweden bra jobbat wlh 🙂

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. hassan osman says:

    waxaan ka mid ahay masuuliyiinta Wada kooxda ee somali oo dhan waxaan Lee Yahay waad mahadsan tihiin na garab joodsada wax sadex usbuuc ka yar Ayaa ka haray 25 waan baxaynaa soo duceeya guuuuuuul guuul Somalia Yes We CAN

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  6. C/caziiz Baliile says:

    Maasha Allaah (meel ka muuqo ama ka maqnaaw) tani waxay aduunka tusaysaa in aynan ahayn dad dagaal, waa guul u soo hoyotay magaca SOOMAALI

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. avicii says:

    wlhi jäg hoppas gud luck gys shaqo wacan halagu daydo wax hindisa mas kaxdana halaga shaqaysiiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  8. Geesiga says:

    Asolom dhamaan !war Somalidu war la. War kommun Borlänge aya filmikan kadanbeeya ujeedada uu rabayna ay tahay in u dunida Can kanoqdo wa ayna ugashay ,takale laga laha waxa Weyi in Somalida laga shacatiraysto Sweden dhexdeeda ,,shacatiradasna waxa ay bilabmaysa kadib marka ciyarta laga soo noqdo ayay ceebi ino bilamaysaa Hadaan nahay Somali .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1