Soomaalida oo loo tababarayo jarida dhirka [Video]

Soo galootiga waxbarashadooda ay hooseyso qaasatan Soomaalida ayaa la sheegay in xal loo helay sidii ay u shaqeysan lahaayeen iyaga oo la barayo jarida dhirta.

Arintaan oo bilowgeedii hore aan wax ka qornay ayaa ku saabsan kamuunka Borlänge oo bilaabay mashruuc Soomaalida lagu barayo sidii ay u noqon lahaayeen shaqaalaha duurka oo sanadihii dambe ay ka jirtay dad la’aan. Mashruucaan ayaa qaasatan u wanaagsan Soomaalida oo qaar badan aysan luuqada ku wanaagsaneyn isla markaana aysan wadan waxbarasho aasaasi ah.

Maadaama aysan jirin wax shuruud luuqadood ama waxbarasho oo lagu xirayo shaqaalaha duurka ayaa kamuunka Borlänge waxaa soo gaaray codsiyo aad u badan oo ka imaanaya Soomaalida. Mid ka mid ah gacanyaraasha Borlänge ayaa sheegtay in Soomaalida telefoonka ka soo wacda aysan aqoon Swedish ka badan “Skogen” oo ah duurka.

Soomaalida laga shaqaalaysiiyay jarida dhirta ayaa muujiyay karti iyo rabitaan shaqo. Guud ahaan inta shaqada bilowday ayaa Swedishka u cadeeyay in ay yihiin dad wadanka u yimid in ay shaqeystaan balse aysan ceyr soo doonan.

Arinta shaqo la’aanta soo galootiga ayaa waxaa si wanaagsan ugu baraarugsan dowlada qaasatan raysal wasaaraha isaga oo ka hadlay arintaas qudbadiisii ugu dambeysay. Muhiimada ayaa ah in soo galootigu aan waxbarashada lahayn ay ka shaqeystaan shaqooyinka uu tartanku ku yaryahay ee aysan dooneyn Swedishka sida duurka iwm.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

21 Responses

  1. zaki says:

    sln dhaman waa qorsha u fiican uu lagu farxo laakin su,aal yar Somalida yaa ku qancinaya shaqadaan nin walba oo somali ah wax uu ku fakirayaa in uu SUUD gashto uu loogo macag daro Dr ama Prof yaa ku qancinaya in hadii Swdan la jooga shaqada sharaf tahay eenaan wax farqi u dhaxeynin Dr iyo kan xoogiisa malanaya ee sanaanta heerkaas mareysa . laakin mid ayaaa cadi inoo ah in ceerta lagu faano dadkana hadal qabsi ka dhigtaan hadii HADII AAD SHAQRYSA IN LAGU SIIYA KA BADAN MA HALEYSID

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  2. Yusuf yare says:

    Somaliyey shaqo aya sharaf leh inta ad iska fadhin lahayd oad cayr sugi lahayd waxa ka sharaf badan in ad shaqaysato

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  3. sofia says:

    waxaan ahay gabar somaaliyeed kunool magaalada fagersta mashruucan ka hirgalay gobolka dalarna gaar ahaan borlanga waxaan jeclaan lahaa mashruucas inuu sidoo kale ka hirgalo magaalada fagersta waxan u arka inuu fursad qaali ah inu noqon karo walalahayga soomaaliyeed e magalada fagersta igula nool iyo dhamaantayaba mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. Abdullahi says:

    a.s.m. masha Allah shaqo waa muhiimad aad iyo aad u fiican anigu waxaan jaclahay in aan muraqayga cuno eee cayr majacle C/laahi dagan gobalka Fagersta mahadsanid Jimcaale w.w.w.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. kuk says:

    waxaaaase waa been yaan liden sheegin waa beentooda nacala dhashee ayaga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  6. Run Sheeg says:

    waa salaamantihiin dhamaan bahda somaliska ,waa ku mahad santahay Jimcaale warkaan aad soo qortay walaahi waxaa fiican in ey fahmaan datka micnaha shaqada waxey tahay iyo sida sharaf ey u leedahay jimcaale waxaa kaa codsaneynaa inaad ku waaniso somalida shaqada , oo aad mar weliba soo qorto muwduucaan shaqada sida loo fahmo shaqada sharafta ey leedahay sida uu sheegay zaki waxaa caadi noqotay in ceyrta loo arkay wax iska caadi ah .oo hadana la dhoho maxaan ka shaqeynaa inta aan qaadanaayo waxaa ka badan inta ceyrta iga soo gasho ,taasna waa wax laga naxo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Abdirahman says:

    Shaqadaa waxaaan la dhihi karaa waa shaqo aad u fiican laguna farxi karo qof kaste ee somaali ah .Markaan dhageystay ninka wariyaha hadalkiisa waxa kamid ahaay qofka shaqada dhir jararowga waa inuu ka so baxaa gymnasium .Waxaa meyshaan taalo wax qabsho isku kalsooni ah .Waxaana la dhihi karaa kan ka soo baxay gymnasium iyo kan shaqadan horay usoo qabtay inee kaba jecel yihiin ka shaqada horay uso qabtay waana mida ku cad meyshaan .Halaga faaidysto shaqadahan nuucan oo kale iyo fursadaha qofka haka fakaro faaido shaqad iyo sharafta ee leydahay .Xili kaste ku fakar habka ugu fican aad shaqo ku heli lahed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Haji says:

    Kan inte säga mer än skogen,det bra att kunna det också :

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. abdullaahi says:

    wwwwwwwwwwwwwwwwww waxaa wax lagu farxo ah in ay been noqotay somalida dad shaqeysta ma ahan ee waa dad ceyr oo kaliya sugaayo guys aad ayaat u mahad santihiin sharafta aad noosohoyseen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Saredo says:

    Asc horta waa wax wanaagsan hadii soomalida shaqadaan loohelay balse mala iswaydiiyay meesha amaan keeda iyo danta lagaleeyahay dowlada waa uga mahad celineyna shaqadaas lakiin hanoogu darto hub kkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. abdullaahi says:

    kkkkkkkkkkkkk
    saredo hub waa waxaan kasoo cararnay.
    see yeelee hubka walaal aan kaashaqaysano hub marabno iyo rasaas

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. kuuku says:

    asc bahda somaliska wan idin salamay salan kadib shaqada waa sharaf waana wax lagu farxo waana wax noo xalaal ah 100%100 lkn sverige dad baa waxey qaban shaqo malahan lkn adiga da daalkaaga aniga aad ii jedan sverige waxan joga 3 in ka yar masha allah waxan shaqo kahelay shirkad ett år aan praktik
    ugu shaqeynayay första waxa la igu xujeeyay shahaado sfi iyo mid shaqada ah ba sidoo kale körkort med behörigad B intadaba axan isku dayay in aan soo qaato weyna ii sorto gashay jag jobbar som svetsare

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. wadani boy says:

    kkkkkkkkkkkkkkkk sareedo adiga bax xamar aaso sxb xabad miyaba xiiso kuu heysaa sxb midakale waxan waa been lakin in lahelo ayey ubadan dahay maxayelay tad ayey rabaan sxb adiga hadana rabin sxb iska daa qaska aad soomalida ku heyso sxb sxb annigaan kula hadlayo sxb ayaaa ka shaqeeyo geeda jaris sxb waxana kula joga sxb iswedhan sxb marka välkommen sxb ama xamar bax aaaso sxb xabad waad heleysa sxb marka soomaliyey aan wadanka laqabsano indaas ayaan dhihi laha wa jaanis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Saredo says:

    Ilma adeerayalow hadal keyga ha u arkinina xumaan lakin meesha wakacabsi qabaa induurka nalaga helo sida bahalka madax kutiga iyo dilaagi norwy iwm xabadana xiiso umaqabo waayo wa aragnay xanunkeda shaqaduna wamuhiim waana rabnaa ceyrna marabno

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. dhaleecayn necebe says:

    ju de kan inte säger mer än skogen, är det fel vivan, när du kommer sverige du , är samma med dem, varför du forvånad om de kan inte prata svenska, jävligt nyfiken.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. MASSAGO says:

    SHAQADA MAXUMO WAANA WAQX SIYAADSI WAXA LOO SHAQEEYNAA LKN SOMALIDA WAXAA LAGU XANTAA INAY YIHIIN DAD JECEL INAY ILMO LEE ISKA DHALAAN OO B,BIDRAG KU ARUURSADAAN LKN TAASI WAXAA DALIIL KA,AH INAAN SHAQA DIYAAR U NAHAY DHIRTA AN GUREEYNO IYO DHULKA AAN XAAQEEYNO YADULL CULYAA AA KHEYRUN MIN YADIL SUFLAAAA ASC

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Lukhwinder says:

      Hi Greg,Thanks and Thanks and .. Thanks again. :-)I think it is absolutely wodnurfel to see you guys do the same and I wish more people had the nerve to do so! Cheers.Dennis

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Saredo says:

    To@ dhaleeco jecle… Jisaakalaah waxaan kuleyahay iska ilaali erayada xunxun kuumarone akhiro iyo aduunba mise luqada micnahedaa aadan fahan sanayn? Mise xiiso ayay katahay ceeb caleg. soobar baar hooyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. qalanjo says:

    asc walalayal anigaa waxaan ahaay gabar somliyed waxanaa jogaa sweden 2 sano umanan imaan in an ceeyr qatoooo eee wallkenaaa shaqadaaa shegayoow kammunka LINKÖPING waxaas kumanan arkinee wanbaa rabii lahaaay skogen ka xiitaaaaa shaqaanaa shaarf leeeh ceeyr silecedaa wan arkaay oo bishaan ayanbaa lugahaa laa galaay wallah somliyednaa waxan kulaa talin lahaay ceeyr in aynaa faidoo laheen anigeey igaa ooysiisaaay sacadaan laa jogoo ayan kaa imadaay ee wallayal shaqeeystaa ankaa baladakan imanaay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  19. abdullaahi says:

    jimcaale waxat sheeganeesaa nin saxafi in aatahay hadana web kaan waxaat w ku qoreesaa hadalo barabagaando ah oo sal iyo raad laheen hadalka beenta ah oo aad ka qortay dhalinta somalida oo duurka ka xoogsaneeso waa in aad sawiradooda ka saarto meesha ama hadalka aad wax kabadashaa wax adiga ka aqoon liita majiraan baqtiyahooooooooooow nacalaana ku dhlaya waxaa ka faaidana waad arki doontaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Saredo says:

    Subxaanalaah war dadkii waxay noqdeen bahalo war bal arka axadkan wuxuu sooqorayo war jimcale aaman halasiiyo waxaa layiri dabagaale qoorihiisa loomaquuro war ilaahay halaga boqo war erayada xunxun micnahoda halasobarto war mucjiso badanaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0