Soomaalida Örebro dagan iyo shaqada

1

Degmada Örebro ayaa waxaa ka socda qorshe lagu magacaabo:

“Lyftkraft ” -Kor u qaadidda awoodda,iyadoo goolka laga leeyahay uu yahay sidii suuqa shaqada loogu soo celin lahaa ama loo soo galin lahaa soomaalida ku dhaqan degmada Örebro ee aaney u suuragalin.

 Ka dhageyso Radio Sweden International (Sveriges Radio)

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here