Su’aal ma qabtaa? Waydii Maria Ferm

Dhowr maalmood ka hor waxaan la xiriiray Maria Ferm oo socod ku maraysa qeybo ka mid ah Sweden si ay ula kulanto Soomaalida. Maadaama ay Maria safarkeeda ku maraysay dhowr  magaalo oo waaweyn ayaan u sheegay in ay jiraan Soomaali badan oo aysan la kulmi karin balse akhrisata Somaliska.com.

Sidaa darteedna in ay fursad u siiso akhristayaasheena in ay ka jawaabto 10 su’aalood oo iyaga ay soo qoraan. Hadaba Maria wey akhbashay codsigeena. Si aad su’aal u waydiiso fadlan qeybta fikraha ku qor magacaaga, magaalada aad ku nooshahay iyo su’aashaada oo la fahmi karo. Waxaan u gudbin doonaa 10-ka su’aalood ee ugu macquulsan ka dibna waxaan soo daabici doonaa jawaabaha ay bixiso maalmaha nagu soo aadan.

Su’aalaha waxaa la xiri doonaa 10 January 2012.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa’idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su’aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa’ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

73 Responses

  1. abdinasir borle says:

    ani waxan ahay nin jooga magalada umeå waxan raba inan weeeydiiyo qarabo qaxootiga dadaab dagan in an kenno ma, is uura galeeeee waligena dood, ma furan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

    • abdullahi says:

      asc dhamaantiin walaahayga soomaaliyeed. intaas kadib

      waxaan iyana umahad celinayaa gabadha ladhaho Maria sida ay isigu hawshay wakhtigeedana ugu hurtay inay wax laqabato famliyada soomaliyeed ee kala maqan
      intaa kadib magacaygu waa Abdulahi waxaan joogaa magaalada Linköping
      waxaan ahay aabe kamida waalidiinta soomaaliyeed ee ilmohoodii iyo famligoodii ay kala maqan yihiin waxaan waydiin lahaa Maria
      muxuu samayn karaa qofka keenay wax kasta oo uu awoodo inuu isku cadeeyo soomalinimadiisa oo xitaa codsaday in laga qaado DNA hadana ay diideen Migrationsverket iyo maxkamada ugu saraysa iyo maxkamada racfaanka intuba iyaka oo leh wax aanu kugu aqoonsano mahayno inuu dadkan aad sheegaysaa in uu dadkagii yahay iyo inaad soomali tihiin midna

      Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. Aragtideyda says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 15

  3. xaaskega oo iga maqan says:

    magaceygu waa shiine waxaan daganahay borås waxaana ahay kaligeey waxaa iga maqan xaaskega mudana waakala maqneen waxna iskaan sharciga cusub maxuu iiqabankaraa madama laleeyahay DNA ayaalaqadayaa oo aysan caruur iijogin mana kala maarano

    Fikrad lala dhacay Thumb up 14 Thumb down 3

    • ilove somalia says:

      asc magacayga waa hawo sead waxaan daganahay oroburu su aashan qabo waxaa waaye hooyaday oo xanun san laguna daawayn karin dalka somalia makeeni karaa yacni dacwad ma ufurikaraa waxana ahay qangar 23 jir ah mahad sani

      Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  4. mohamed says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 9

    • khadar says:

      asc magacaygu waa khadar ahmed waxaan daganahay katrineholm waxaan sual karabaa aniga ahaan maria reer keyga waxaa la iiga diiday ilaa 4 jeer hada hadii july sankaan la furo dac wada ma waxaan soo xaraynaa new form mase waxaa hal keygii kasii wadanaa tiihore waa sual tan xigta hubaal ma tahay in aan aniga la midoobi doono ilmahayga sanad kaan damaad kiis mase waa iska hadal intaas ayaan kaga baxay tack och hej tack för hjälpa
      lycka till

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. abdir rahman sh. dahir osman says:

    asc waxaan salamayaa bahada somaliska marka xigta neh su aasha aan qabo wax ey tahay reeraha somalida ee lamideen doono bisha july dhamaantoda miyaa la mideen doonaa mise in macquul aha ayaa la mideendoonaa su aasha labaad wax ey tahay xiliga DNA laga qaadaayo caruurta jooga meelaha ey dacwada ugu socoto

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

    • abdir rahman sh. dahir osman says:

      asc waxaa daganahay magalada stockhlom waxaan salamayaa bahada somaliska marka xigta neh su aasha aan qabo wax ey tahay reeraha somalida ee lamideen doono bisha july dhamaantoda miyaa la mideen doonaa mise in macquul aha ayaa la mideendoonaa su aasha labaad wax ey tahay xiliga DNA laga qaadaayo caruurta jooga meelaha ey dacwada ugu socoto

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • abdir rahman sh. dahir osman says:

      asc waxaan jogaa magaalada borame ee gobelka owdel waxaan salamayaa bahada somaliska marka xigta neh su aasha aan qabo wax ey tahay reeraha somalida ee lamideen doono bisha july dhamaantoda miyaa la mideen doonaa mise in macquul aha ayaa la mideendoonaa su aasha labaad wax ey tahay xiliga DNA laga qaadaayo caruurta jooga meelaha ey dacwada ugu socoto calashaan bisha ugu dambeyso ee la qaadayo DNA

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  6. mohamed says:

    abdinasir
    sxb ninkan asagaa wadanka iska soo dhiibay waa adoo kale marka suashaas wax o kaga qaban karo malahan e meel kale u raadso information

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 6

  7. Ahmed husen says:

    waxaan daganahay Ludvika marka hore wansalaamayaa maria marka xigta waxaan wediinayaa waxaan leyahay xaas & caruur waana kala maqanahay in muda ah kamunka aan daganahay kalin makaqadankaraa kenida dadka kala maqa mana diidikaraa waayoo waxaan arkay magalada aandagaahay magaalo udhaw oo ladhaho borlänge dhamaan dadka ay eheladoda kamaqanyihiin waxuu lasameyay balan oo waraqo oo usooturya aan arkay oo uu dhahaayo inaan arimahaas kala hadalnaarabnaa 2 aniga waxaan didimo isiyay magareshinka waxuna idhahay 21 malmood gudahood wa inaad maxkamada ugu gudbisaa codsigaada taana masamenin wayoo xafadkale ayey igasodhacday waraaqda oo waxaan arkay ayadoo bil kasoo aregtay waan iska dhaafay hada dacwo cusub mafurikaraa waxaana lagajogaa magareshinka markuu waraaqda isoodiray ilaa hada bil

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. xamse says:

    scw walaal waxan daganahay swedan 4sano laba caruurana wan kudhalay sharciga ayaa la iidiiday wax faro malihi sideen kula midoobayaa reerkayga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Ahmed husen says:

    waxan daganahay LUDVIKA waxaan wediinayaa meelkasto ha ahaato magareshinka ama maxkamada ama xafiiswalbo oo quseeya arintaan mideenta reraha ah miyesan ogeen ayaga ookale inaan nahay makujiryaa qof u adkesan kara adigana wadan kuolow ilmahada & xaaskadana ama walidintada haku nolaadaano wadan dagaalo cabsi & abaarba kajirto hakunolaadaano waa maxaay sababta kadanbeso insidaan oodhan nolaciqaabo anaga waanala sodhaweyay nolalficana wan hesanaa lkn jirkena qebkamida ayaa dabnogajirto waliba waxaa dabka kusiicelinaayo isla dadki migingalyada nasiiyay aaway isxaanki shalay aynofaleen mey odhamestiraan waa mahadsantahay adiga sida aad isuguxilsaartay maria thnks

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  10. disowboy says:

    jag heter Mustafa, från Sundsvall! jag har en fråga. och det är. min mamma och mina syskon bor i kenia, de gick till Svenska ambassador i Nairobi, de har gjord allt (betalad för pass, intervju osv) pch sen migration sv har skickat till mej ett besvärlig svar ( avslag på min mammas begäran, jag anklagad igen och det var nestan ett år senare till nu fick jag ingen svar, har jag berättigad att få advokat, eftersom jag kan inte göra mycket, jag är 16 år och längter efter min mamma och mina syskon så hemsk mycket. har jag möjlighet att få dem innan juli alltså den här tiden so ni har nämnat!? tack förskott Mvh Mustafa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  11. abdisalaana ahmed says:

    waxaan la yidhaa abdisalaan waxaan deganahay magaalada nässjö su,aasha aan qabaa waxay tahay kuwa arbets ee hada la wareegay maxay lacagta dad u siin laayihiin 1 bisha maadaama ay guryaha iyo waxkasta lagaa rabo kowda bisha arintaasi ma waxaa weeyan wadan ayay dadka soo galootiga la nacsiinayaa iyo fasax la,aanta waa maxay sosobta ah qofkasta shaqo iyo wax kasta haya s wuxuu rabaa fasax si uun maskaxdiisa u nasiyo markaas waxaan kusoo gababaynayaa ma waxaa la gaadhay xiligii swedan ayay dadka la nacsiiyay wsc

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  12. Awes mohamad adow says:

    Waad ku mahadsan tahay walaal jimcaale inaad noo soo bandhigto ineynu su,aalo weydiino Maria ferm,
    Marka hore waan salamaya Maria ferm, iyo adiga oo Jimcaale ah.
    Salaan kadib.
    waxaan rabaa inaan weydiiyo gabadhan Maria ferm ?
    Waxaan deganahay LINKÖPING .
    1)= mideynta reeraha Somalida,gaar ahaa qoyska kala maqan .
    ilaa mudo intee la,eg ayey qaadan kartaa ?
    waxeynu maqalnay in bisha todobaad ugu danbeyn la furi doono ?
    ma runbaa !!!!!,MISE?
    Hadeynu nahay soomalida degan Linköpin waxeynu fileynaa ineysan noo imaaneyn . waayo inta badan uma baran iney noo yimaadaan?
    2)= Waxaa jiro ilmo intii uu socdey qorshaha reeraha Qaangaaray kuwaasi ma la aqbalayaa mise waa loo diidayaaa?
    3)= dhamaan qoysaskii soomalida waxaa lasiiyay diidmo qayaxan oon geedna loogu soo gamban, marka miyeysan u muuqan ineysan dan ka lahayn somalida?
    Hadey Jawaabtu tahay ,HAAAAAAAAAAAA, Hanoo cadeyso ,!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    Hadii kale haynoo sheegto bayaan cad eynu ku qanci karno?????
    Waad mahadsantihiin .
    waan ku salaamayaa Walaal.Jimcaale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. Lil messi. says:

    Magacayga wa ayuub joogo stockhom. Waxan raba in an halkan kawaydiyo maria ferm 2 su,aalod o kala ah 1.xage bay maraysa ama maxa lagu xaliyay dadka isqabo e an carurta isku dhalin arintoda.2.gorme mooshinka midaynta reraha somaalida la hor kenayaa barlamanka. Mahdsanid jimcale waxan jeclan laha in an jawaab u helo labadas su,aalod.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  14. dhool says:

    asc salaan kadib suasheydu waa sida tan,waxaa iga maqan wiil yar oon dhalay waliba xanuunsan oo aan ilaa iyo labo sano iyo seddex bilood kasoo baqnaa ,hadana wakuwaa swedan sidaan noola dhaqbay waliba iyogoo shrciya na siyaya sikastaba ,bisha hada nala balabiyay ee wada garaneyno ,wax la hubo matahay mise warbaa ka imaan doono? kalmar

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  15. umu kheyr says:

    Sc magaceyga waa umu kheyr waxan joga Nairobi waxa jira sweden wiil yar aan dhalay markan marnay interview, safarada waxay na dhahdey jawabta waa 6 bilood kadib wiilkeyga aya waxa layiri hoyada ha keento aqonsi aan ahayn basborta somali, waxan direy document cadema ah in aan ahay somali, hadana 6 bil kadib waxa layiri wilkeyga caruurta kale oo hoyada lajooga hala soo cadeeyo inay kula dhasheen , sidoo kale document cadeymo ah ayan direy caruurtaas inaan dhalay waana u sheegay inaan diyaar u ahay DNA.marka intee igu qaadan doontaa in la ila mideyo wiilkegya yar anigo hada sugayey sanad iyo bar ,wiilkeygana uu aad u yaryahay oo aad aan isugu baahanahay.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  16. amal ahmad says:

    asc magayga wa amal ahmad waxaan daganahay köping1. waxaa rabaa in aa ogaado guurta la so bandhigaayo mishinka reeraha la mideynaayo
    2.ilmaha qaan kaarka noqtay aydoo dacwada u socto by thxz all

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. yaasmiin says:

    wad salaaman tahay maria een waxaa rabaa inaa ii sharaxdo waxa keena in dadka ajnabiga kale ee svenska medborgare ay 5 sano wax lamid ah ku qaatan lkn anaga somali ahan aan 8sano iyo wax ka badan ku qaadano adoo mahadsan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Abdirahman says:

      ASC jimcaale magaceygu waa Abdirahman waxan ku noolahay magalada nässjö su aasheydu waxey tahay waxan dhalay sedex caruur ah waxa iila jira wiil yar oo ila dhashay oo 10 jir ah oo aniga soo korsaday ilmaheyga ayuu ka mid yahay malagayaaba wiilka yar oo walaalkey ah in caruurteyda leela keeno ileen aniga ayaa soo korsaday? mahadsanid jimcaale

      mvh Abdirahman

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. qunbe says:

    anigu waxaan daganahay magaalada linköping magacayguna waa said waxaan doonayaa inaan waydiiyo maria waxaa la i siiyey diidmo sadex jeer ilaa maxakamada sare markaa waxaan doonayaa inay ii sheegto waxaan samaynayo maadama ay dacwadi xidhantay maxaan xala jimcaale walaal inataa ii waydii aniga qarasha hore ayaa iga baxay markii aan xaraynayey oo safaaradu iga qaaday ma marlabaad ayaan qarash kale galayaa markaa hadii aynoqoto inaan marlabaad bilaabo ma lacag ayaa la iga doonaya

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  19. bahal hoose says:

    asc waa idin salaamay kuli bahda somaliska iyo soomaalida dhamaan degan sweden iyo daafaheeda marka xigta waxaan suaal weydiinaya maria vem suaashaas oo ah waxaan joogaa sweden 3sano waxaana igamaqan xaas iyo 2caruur marka waxaana leysiiyay 3 diidmo marka hada hadii barnaamijkaan uu furmo ma waxaan soobilaabayaa dacwo cusub mise kiiskii hore un baa dacwadu kasoconeysaa .mahadsanid jimcaale by bahal hoose

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  20. ali says:

    maxaaa laga samaynayaa caruurta qaangaartay inta uu xidhnaa midaynta qoyska ? halkaa sa,aal ayaan qabaa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. ahmed j says:

    asc dhaman akhristayasha somaliska salan kadib magaceyga waa ahmed waxan jooga vimmerby su,ashayda waxa weye maxa xal ah oo loo haya dadka an caruurta isu dhalin oo kaa maqa. gorma se lafilaya in u soo baxa xalka dadka an wax isku dhalin weli
    wad mahadsantihin dhamantin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. cabduqaadir axmed says:

    marka hore waxaan salaamayaa bahda somaliska marka xikta waxaan daganahay magaalada nässjö. su aasha aan qabo waxa eeytahay aniga xaaskeyga wax iimadhalin marka maadaama eeysan wax isudhalin malagayaabaa in DNA lanaga qaado aniga iyo xaaskeyga ama waxaa waajib ah labada qof ee isqaba ineey wax isudhalaan siloo aqbalo cudsigooda. waadna mahadsantihin bahda somaliska

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. said says:

    waan idin salaamayaa dhamaan shaqaalaha uu ugu horeeyo jimcaale intaa kabacdi anigu waxaan waydiinayaa su aal maria vem su aashu waxay tahay sadex jeer ayaa la i siiyey diidmo maxaan samayaa dacwadu ma halkii hore ayey iga soconaysaa hadii lafuro mise mid kale ayaan soo bilaabaya oo cusub

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  24. maryan trollheettan says:

    A S C WAXAN qaba su,aal ah ilmoayan waxaan keenay 2009-04-02 ilamarkiee xirantay waxay jogaan itobia hadana waxaa leeygu dhahay dacwadii weeykaxirantay hadana waxa wajib kugu tahay in aad dacwo soo bilawdo wayna adagtahay in aan markale dacwad soo dalbado maxan sameeykarna koleey waa aay jiraan dad badan oo ila mid ah.
    Su,aal kale waxa jirto hooyadeey oo aanheeysaan qofkale oo cawiyo iyo gabar walasheey dhashay weyna dhimaday walasheey abeeheedna sidookale wuu dhintay will yar oo ila dhashay oo aanqangarin wili ayagana maxay noqondoonta ariintooda dadkas.Wadna mahadsantahay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. kimbo says:

    asc dhaman akhristayasha somaliska iyo qorayashaba salan kadib magaceyga waa ahmed j waxan daganahay vimmerby , su,ashayda waxa weye maxa xal ah oo loo haya dadka an caruurta isku dhalin ,gorma se xal laga garaya dadkas,
    wad mahadsantihin dhamantinba.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  26. Daahir Omar Dhiblaawe says:

    ASC jimcale walal wat ku mahatsantahay su ashadahorta aniga waxaan deganahay magalada la yiraado Vänersborg anigu waxaan qabaa ? een waxaa leydiiday wiil hoyadii dhimatay kuwa kale oo hoyadod lasocotana maxkamada waxey dhaday wan kuu ogolnahay ee sababta kentay ma ii shegí kartaa eebow adoo raliya ok by

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  27. Maxamed Cabdulaahi Cabdi says:

    Nässjö.
    isku xirnaasho La’an.
    Walaalaha Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inta aysan su’aasha soo qorin
    su’aalaha kaa horeeyay akhri Su’asha aad qabtay mid lamid ah hadii ad aragto
    u codee (Suulk Cagaaran) intee 5 su’al isku mid ah meesha ku soo qori lahayn.
    Mahadsanidiin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 1

  28. anisa says:

    ascw waxan salamaya qorayasha somaliska oo jimcale ugu horayo sallan kadib anigu waxan deganahay Eskalistuna waxan qaba su asha kowad aniga sadex jeer aya didmo haysta marka ma max kamada aya jowab isineysa mase hada iyo kow ayan soxeraya su asha 2 waxan ahay gabar nin kedu sadex sano ka maqan yahay marka hadana wax xoga lasara dad ka caruurta leh aniga wax iga maqan nin kagi bes marka dadka hal xaq bey leyehen famaligu mase labo xaq ikala sara

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  29. naasir bashir says:

    Marka hore waan salamin dhamaan akhristayaaasha SOMALISKA.COM gaar ahaan walalkeen JIMCAALE. intaas kadib walal waxan qabaa labo suaal:
    1. aniga waxaa iga maqan Xaaskayga walina wax caruur ah iima dhalin, 2 bilood ka hor ayaa Diidmadii kowaad la i siiyay, kadib Kamunka aya warqad ii qoray ay leeyihiin MAGARAYSHANka waxan ka codsaneenaa in kiiskayga lala sugo inta wakhtiga loo qabtay midaynta reeraha somalida ee ah 1 july. walina markas jawab kale kama helin magarayshanka. aniga xaaskayga waa ardayad waxayna joogtaa wadan yurubta Bari ah isla markaas passporkeeda waxa u saaran labo caqaamadood oo labo wadan oo kala duwan ah oo wada aqoonsan Passportga SOMALIga ah. dhowr jeer ayayna soo qaadatay Visada yurub ka dhexaysa ee looyaqaan VISA SHANGEY oo ay ku timaadaa yurubtka kagana laabataa, marka suashu waxa waye SWEDEN hadii ay iigu timaado oo visada kusoo gasho gudaha maka dacwoon karaa iyada oo Visada SHANGEY ku jogta SWEDEN ,maxayse talo iga siin kartaa iyada oo xaaskayga ay haysato jaaniskaas ay ku soo geli karto kagana bixi karto si sharci ah SWEDEN . mase si walba ay tahay waxay la mid tahay SOMALIDA KENYA IYO ETHOPIA qaxootiga.
    2- suasha labaad waa sual dad badan aniga hortayda ay ku waydiiyeen oo ah DIIMADA dadka la siiyay ee lacagtu ka baxday ma lacag kale ayay bixinayaan marka la gaaro 1july sida lacagta PASSPORTka iyo tan codsiga kiiska mase tii hore ay u bixiyeen ayaa loogu shaqayn oo lacag kale ma jirto.
    mahadsanid sxb jicmaale janiskaan aad na siisay in aan kula xiriiro MARIA

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  30. naasir bashir says:

    sory waxan ilaaway in aan qoro magaalada aan joogo.
    magacayga waa Naasir Bashir, waxan deganahay GÖTEBORG.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  31. baqaadi says:

    jimcaale waad salaamantahay, salaan ka dib anigu waxaan weydiinayaa lix su,aalood:
    1. . DNA qaadistiisu goormuu bilaamyaa ma kowda bisha 7aad miyaa?
    2. dadka kiisaskoodka laxiray ama maxkamada kujiraan ama laanta
    socdaalka MA DACWADOODII HORE BAA LOO TIX GELINAYAA MISE
    DACWAD CUSUB BAY FURANAYAAN OO WAQTIGA LAGU
    DHEERAYNAYAA?
    3. caruurta qaan gaartay intii loo dacwoonaayey sidaa laga yeelayaa?.
    4. caruurta la korsaday ee aan cid kale lahayn sidaa loogelayaa?.
    5. dadka is guursaday intii ka dambeysey waqtigii la xiray isu keenka
    reeraha ee aan caruur isu lahayn sidee loogelayaa?.
    6. hadii la ogolaado in caruurta laysu keeno tigidhada yaa bixinaaya,
    WAANA ADAG TAHAY IN QOFKA WAX DALBANAYAA BIXIYO?
    *JIMCAALE WALAAL SU,ALAHA AAN WEYDIINAYAA WAA INTAA EE ARINTA MINDAYNTA HOR MA LOOSOO DHIGI KARAA?

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

    • Mustafa says:

      asc walalayal salan kadib waxan si qas ah u salamaya bahda somaliska oo dadal an laa kobi karin ugu jiraa walaloda somaliyed waxan idin leyahay wad mahadsantihin jaza kumu’ allah kheer walalayal
      kadib su’alo inti an rabey walalkey baqaadi aya idin weydiyey markas isagaa ayan ku dhafaay, jawabna idinka ayan idin kaa sugeyna incha allah
      salam alaykum

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  32. mahamed hassan says:

    asc dhaman aqyarata somalika waan idin salamay salan kadib waxan qabaa labo sual 1 midenta rer raha kala maqan intee dhanyihin mida 2 waxay tahay dadaka mara dhaw shaciga qatay oo maradhaw furaya dacawada iyo kuwa horaya ufuraya ma iskumidbaa mise kumii hore ayaa maraka hore la kee nayaa aniga waxa iga maqan 3 carura ah iyo hooyadod magacayaga waa mahamed hassan waxan daganahay trollhättan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  33. jeki says:

    salaan sare dhaman bahda somaliska waxan daganahay muqdisho waxad naagta ii weydiisa ma helikara sharcii aan ku tago gobalka kiismaayo caruur taydii aya iga joogta kiismaayo mahadsanid jimcale walaal dhaqso jawab wacan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 5

  34. Ali Dheere, says:

    Salaam ka dib waxan joogaa neyroobi kenya, Carruurteyda iyo xaaskeyga waxa ay joogaan Sweden. haddaan u imaaddo Qoyskeeyga aniga oo aan dacwo xereysan Maxaa la iiga baahan yahay si aan qoyskeeyga ula noolaado. mahadsanid.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. Ahmed stockholm says:

    salan sare bahda wabkaan, gabadha waxan weey diin lahaa,waxan maqalnay waxa la mideeyn doonaa reeraha kala maqan 1 juli waana waqti dhow lkin ilaa hada muushinki xataa baarlamaanka lama hor geeyn waxana og nahay wadankaan marki sharci labadalayo waqti ayay qaadataa ,waxan doonayaa inaan ogaado waqtiga saxda ah oo la ansixinayo sharciga?.Su,aasha 2aad somalida marki aqoonsiga lagu xiray kadib swedan waxay soo qaadatay soomali badan oo xeryaha qaxootiga ku jiray oo waxba aqonsi haysan ehelna ujoogin swedan dadki ehelkooda joogay swedan asiga oo waliba daganaasho heesta waxa lagu yiraahday aqoonsigiina lama cadeeyn karosidee ayay cadaalad ku tahay taas? mahadsaniddin.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  36. khayre1 says:

    salaan sare dhaman mamulka iyo somaliweyn waxan jogaaVäxjö magacgu waa khayre waxan waydinaya mariy ferm su.aal waxaa i dhashay dacawadii ka dib canug maana ku jiro dacawdii hore maxan samya ma diwangalinkara hadii ladiwangalinayana xagee laga diwangalinaya mahadsanid JIMCALE

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  37. iki says:

    asc walal waxan salamay somaliska qasatan jimacale hada intas ugu gudbo magaceyga waa iki oo dagan magalada ludvika waxan raba inaa waxa ka ogado arinteyda dacwada wadanka waxan joga 4 sano marka imanayay wadanka waxan ka yaray 18 sano waxan dacwo uu furay walitkeyga iyo walalaheyga dacwadi anigo uu wado aya waxa igu dhacay go,aanki hada wadanka ka jiro marka hada mudo 6 bil ah waxan ahay qaan kar ama 18 jir ayan ahay marka malaga yaba in ley keno walitkeyga hadi dib loo furo ama loo ogolado somalida ehelkeda in loo keno malaga yaba in lee keno hooyaday iyo walalahaygaa mise waa sidi go,aanka igu dhacay taas ayan raba ina ogaado wana mahdsaantahay walalkeen asc.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. Xaaji says:

    magaca waa Ahmde husen waxaa daganahey Laholm

    1waan adin salamay dhamaan bahda somaliska iyo gabadha u dooda saomalida kale maqan waxaa leeyahey tusen tack. walaal su.aal 1waaxaa iga maqan caruur iyo xaaskeegi waxaana la isiiyey diidmadii uga danbeesay marka sxb maxaa sameen kara hada xageesa ka bilaabaa arinta,mahadsanid dhamaantiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  39. mandeq says:

    asc magacaygu waa mandeq waxan dagnahay ludvika su aasha an waydinayo waxay tahay waxan udacwonayay ninkayga waxana layga siyaya didmo warqadi didmada ayaa xafad kale iga dhacayday oo waxan kadibdhacay waqtigii laga rabay in ay garto magareshinka markale ayaa dacwo cusub dib uxareyaya kadib markii uinterviyuugi somaray ninkayga aniga wax aqbaar ah imasoo turin magareshinka waxana kasoo waregtay 6 bil marki anwacayna magareshinka waxay igu dheheen waxad naga warsugaysaa ilaa iyo 9 bil wax caruura ah na iskuma dhalin marka dadka lamidaynayo julay maku jiraan dadka an wax isku dhalin walal intas iwaydii jasakalaha qayr

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • aabesomaliyed says:

      Hidden due to low comment rating. Click here to see.

      Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 12

      • baariyoow says:

        scw ninkaan wata (aabo somaliyeed)halka su,aal macquul ah oo maria la weydiiyo ku soo qor baa lagu yiri waxaaguna su,aal ma aha
        waxaad qortay fikrad qaldan oo xaasidnimo
        ku jirto ee waxaad qortay adigu un ha kugu koobnaato,ee soomaalida inteena kale inashalaah DNA baa nalaga qaadi ilmuhuna haduu ilaah yiraahdo wey noo iman ,waxaa ilaah mahadii ah in qof adiga oo kale aanu gacanta ku hayn arrimaheena waayo cunsuri xaasid ah baad u eg tahay,

        U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  40. raaxeye says:

    asc dhaman walaa laha somaliyeet marka hore mahad ilah baa leh marka 2 waad mariya ferm wax ey noqaban karto malaha alle waxoow noqawan waxan kusoo gaba gabeynaa ilaa hoow muraat keena oo jano ey uwen tahay nooyeeel wana idiin wada salaami walalaha qaaliga ahoow

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  41. cilmi says:

    walal jimcaale iyo maria ferm waan salaamayaa bacdal salaan waxaan ku noolnahay (Halmstad) aniga iyo asxaab kale oo somalia ah oo dhamaantaya waxaa naga maqan ilmahii iyo hoyooyinkood waxanuna haysana diidmooyin marka waxan weydiin lahayn waqtiga baarlamaanka Sweden ay ansixinayaan rajadaan la leeyahay dadka familka ah waa la isu keenayaa,iyo Go,aanka ay isla gaareen xisbiga miljö-ga oo ay iyadu ka tirsan tahay iyo migrationka, iyo sida dhiiga la isaga qaadayo, (waad mahadsan tahay jimcale) adiga iyo maria ferm. Qore cilmi Rer Halmsatd—Halland.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  42. saciid cali says:

    magaca waa saciid cali dagan jönköping waa idiin salaamay bahda somaliska.com martisharafka iyo maria fem salaan kadib hadii aan su,aal weydiiyo baryahaan waxaan maqlay war hoose oo sheegaya in sharciga la sii adkeen doono idinkana waxbaa fureysaan ayaan maqalnaa dhanka kale waxaan maqalnaa in la,sii adkeyndoono bal arintaas ka jawaab maria

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  43. Warsame says:

    Asc , Marka hore waxaan halkaan ka salaamayaa bahda somaliska oo inoo fududeeyay fursadan.
    Magaceygu waa Warsame oo ku nool magaalada Katrineholm. Su’aasheydu waa ( madeynta reeraha lamideynayo hooyo iyo aabo kaa maqan miyaa laguu keenayaa mise waxaa leesku keenayaa oo kaliya xaas iyo caruur. Waad mahadsantihiin bahda Somaliska.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  44. Aadan deeq says:

    Marka hore waxaan salaan iyo mahad celin hawada u so marinayaa qoraaga somaliska.com mr jimcale oo isku xilqaamay dadka aan codkodu gaari karin maria ferm inuu surta gal uga dhigo ineey suaalahoda ka jawabto haweneydan oo run ahanti ah qof si wanagsan ugu ololeysa arimahan somalida ayadana waan uga mahad celinaya dadaalkeda markan uso labto qodobka magaceyga oo buxa waa Aadan macalin maxamed aniga iyo qoyskeyga waxaan ku jirna dadka xanibada kula dhacday magalada addisababa oo hada wali aan ku noolnahay waxaa inoo dacwonaya abahey oo ku xanuun sanaya stockhlom kaligiisna ku cidlonaya meshaas tankale aniga waxaan buxiyay dadka qaangarka bishi lixaad 2010 waxaa laygu yiri waa lagu diday halka qoyskeygi intoda kalana hal bil ka dib lasiiyay ambiil marka maxey la egtahay rajada aan kala haankaro iney surtogal noqoto in aniga iyo qoyskeyga intisa kale iyo aabahen si farxad leh halmeel inaan ugu wada noolano?tan xigta waxa jira wiil dacwada nagu lajiray nala sokoray ooy eedo dhashay mana noolo labadisi waalid wana qangaray waxana la siyay diidmo marka asna rajada uu ka lahan karo inaan mid sii ahano intee la’egtahay?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  45. ALI says:

    WAXAAN DEGANAHAY STOCKHOLM WAXAANA LAY SIIYAY SEDEX APEEL DACWADANA WAY KA XIRANTAHAY AYAA LA I YIRI MARKA HADII AY WAX FURMAAN OO BARLAMANKA UU OGOLADO IN DADKA LAYSKU KEENO MA DACWADA KOW KASOO BILAAWO OO FAMILKII HADA IYO KOW HASOO XAREEYAA MISE WADA KA DUWAN AYAA JIRTA OO FURMAYSA MARKA SU’AASHAA AAD AYAY DADKA INTIISA BADAN MUHIIM UGU TAHAY JIMCAALE INADA INOO WAYDIISO

    Fikrad lala dhacay Thumb up 14 Thumb down 0

  46. Saacid says:

    Waxaan u banahay inaan hal suaal weydiiyo, aniga waxaan joogaa Kenya, waxaan labo mar xareeyey dacwadeydii, labada marba waxaan heley reject hadaba hadii wax furmaan ma mar sadexaad baan xareynayaa mise waxaa la ii tixgalinayaa codsayadii hore. coz sababta markii horeba wax la iigu diidey ayaa aheed arimaha cadeeynta hadii la fududeeyo so maaha in la ii tixgeliyo codsigii hore oo aan markale la igu qasbin inaan soo bilaabo procoess cusub, fadlan sxb waa muhiim suaashaan dad badan ayaana ila qabi kara …

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  47. kimbo says:

    magaceyga waa ahmed waxan jooga vimmerby xagu maraya xalka dadka an waxba isku dhalin maxa se laga filaya in u xalkooda ku dhamado

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  48. Sharmarke Gnosjö says:

    Waxaan Weydin Mario waxaa hada ka hor jirtey talo soo jeedin ah in qofka degenansho wadanka haysta uu maqnaan karo Muddo sanado ah oo meelo kale ka soo shaqaysan karo hadana aan waqtiga loo xisaabin maqnasho marka dhalashada la qadaan arintaas dad badan bey anfici lahayd oo Afrika ama yurubta kale ka shaqaysan kara fikirkaas xagee ku danbeeyey ?

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  49. Abdirashid says:

    Asc Jimaale. waxaan daganahay kampala-UGANDA mario waxaan waydiin lahaa waxaa iladhalatay 9 walaalo ah 5isku bah ayaynu nahay Hooyadeena waynala socotaa 4na waa bahkale hooyadod lama socoto. 3 aniga aan ku jiro qaangaar ayaa noqonay intii aan sugaynay Process ka. marka maxaa nagalayeelaa kuwa qaan gaarka? sidoo kale ilmaha aan hooyadood lasocon maxaa laga yeeli doonaa? waxaan jeclaan lahaa hadii aanan nasiib u yeelan inaad gudbiso su’aashayda.inaad adiga wixii fikrad ah oo arintaas ka ogtahay inaad ii soo gudbiso. Qofka noo soo dacwoonaya waa Aabahayn oo waayeel ah. aad ayaan u mahadsantahay sida quruxda badan oo aad noogu soo gudbiso arimaha SOCDAALAKA.. HAPPY NEW YEAR..

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  50. hodan says:

    waan ku salamay maria iyo jimcaale waxan weydiinayaa maria waxan jogaa malmo waxa iga maqan 2 caruur ah aan dhalay iyo seygeeyga carurta aniga bis ayaa dhalay labadeenu waxba iskuma dhalin waan iskugu dacwooday sadaxdooda diidmo ayaa la siiyay marka madama aay carurteydi yihiin isagane aan waxba isku dhalin maxa nalaga yeelayaaa waad mahadsantihiin all bye

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  51. ahlaam haji says:

    asc wr wbr bahda somaliska bacdan salaan waxan ahay hooyo dhiban caruruteyda iyo abahoodna waxan uxareyay dacwo mudada dacwada gudahed ban kala tagnay abahii wana qeramasuul aan daryelin ubadkisa madama an isfurnay kala tagnay masisocon karto waxuna sharud igadhigay xujo in hadii asaga usan baxeen uu awladisana u ogaleen bixid asagana wa qof an hada ku aminen ubad oo asagi baba dayacan naftisa ilmahi aniga ima jiraan asagana majiraan waxa hayaan qarabo danbe oo an kubilaa madama arinteydu sida tahay maxa xal kasamen karaa ama ilmahas kenistoda kuhelikaraa abahina lama nolo iskuwadane majogaan oo wukadhaqajiyay asaga in uu hayano wuu igadiday aniga in aan korsado ilahey ilagarabgalana wu igadiday marka sharci ahaan maxan kasamenkara ilmahana wa wax kayar 8sano siden sweden kukensankaraa bal suashas iweydi plz

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  52. Abubakr says:

    Asc wr dhamaan somalida ku nool Sweden, ka dib waxan dhihi rabaa ugu horeyn Somaliyeey Ilaahay tala saarta ee isaga isu dhiiba, hadii aadan saa yeelin waxbadan ayaa kaa maqanaan doona, sida :- Kalsoonida, dhaqanka, Asluuta hadalka, ixtiram la’aan iyo IWM. Ilaahay maku waafujinaayo intaas, markaan aqriyay dadka qaar su’aalaha ay soo qoreen iyo waxa la rabo in laga hadlo oo is qaadan karin waayo taas waxay ka mid tahay Ilaahay oo aan qofkii waafujinin Towfiiqda uusan hadalkii asiibin meeshiisa laga rabay. marka waxaan idin leeyahay Ilahay halaga baqo ugu horeyn. ka dib weydiiso ilaahay inuu ku wafujiyo Towfiiqda. waxa la rabaahii waa in laydinka helo fikrad u qalanta dooda iyo waxjira sida laga yeeli lahaa , madama nahay Somali aan ku ciyaarnay , qaribnay keensanay waxwalbo oo nagu dhacay. shukran

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  53. kiin says:

    asc bahda somaliska salaan ka dib waxaan daganahay magaalada norrkoping sanadki aan soo dhaafnay dhexdiisa ayaan guursaday nin kaasoo markiisi hore faraha talyaaniga lahaa oo hadana iska dhiibay magaalada aan daganahay kadib markii laga helay farihii talyaaniga imagreshinka go,aanki uu ka gaaray waxay noqotay in la celiyo aniga hada maxaa ila gudboon si aan aniga iyo ninkeyga meel isugala noolaano. waadna ku mahadsan tihiin chanska aad na siiseen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  54. feysal says:

    sxb jimcaale shalay waxaa tiri su aalihina kuwa ugu macqulsanaa laga soo jawabi doona ilaa iyo hadaa waxaa shegtayna majiraan maxaa dhacay awoowe mase dadka soo boqdo webkaa ogaanesay kkkkkkkkkkk sheka faceboog ma bilabatay hahahahahahaha dadka si daacada ayeey kugula adigana bashaala kawadaa faceboog iyo commenti sawiro soogali aan u codeene cml ama heeso kkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  55. feysal says:

    sxb jimcaale shalay waxaa tiri su aalihina kuwa ugu macqulsanaa laga soo jawabi doona ilaa iyo hadaa waxaa shegtayna majiraan maxaa dhacay awoowe mase dadka soo boqdo webkaa ogaanesay kkkkkkkkkkk sheka faceboog ma bilabatay hahahahahahaha dadka si daacada ayeey kugula adigana bashaala kawadaa faceboog iyo commenti sawiro soogali aan u codeene cml ama heeso kkkkkkkkkkkk Maria Ferm lee mawadeena iyo bashaal kkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

    • Weenka says:

      lOl Maalin Walbo Maria Fen Aan Wacay Wa Iga Qabatay Khadka Ayey ku Jirta! Igu Soo Celi Ayey Dhahday Iyo Sheekoyin Raqiis Ah! Maa Wadeena Hee Ebow!
      JImcaale Cayaarta Naga Dhaaf

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 5

  56. Abdi-Noor Mohamed says:

    Jimcaale waxaad tahay shaqsi ay Somalidu tabeysay muddo dheer si mujtamaca Somaida iyo Sweden la isu fahamsiin lahaa, waayo is maandhaaf badan baa inaga dhaxeeya taasoo ay u sababtahay Mediaha ama warbaahinta caalamka oo sawir aan fiicnayn ka bixisa Somalida. Haddaba Somaliska.com waxaan oran karaa waa waa macllinki Swedishka bari lahaa waxa ay Somalidu dad ahaan tahay, madaxoodana ka tir-tiri lahaa waxa hore loogu shubay. Thanks.
    Abdi-Noor, Braås oo ku dhow Vaxjo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  57. ibrahim says:

    waxa aan ahay nin qaatay dhalashada sweden 1997 waxa iigu dhalatay somalia afar caruur ah aniga oo ah sweidhish ,waxa aan daganahay london ,safarada addisababa ayaan tagey sadex sano ka hor waxaan idhi caruutan waxaan doonayaa in la ii rajistar gareeyo iyagoo waqtigan aan u socon sweden si la iigu diiwaan galiyo iyagoo halkooda jooga u qaataan basaboorkooda iygoo tagin sweden ,safaradu warqadihii waxa u gudbisay sweden ,waxa la iigu soo jawaabay warqadaha ay wataan ciyaalku waa kuwa laga keenay wadan aan wixiisa la aamini karin,hadaba waxaan weydiinaya 1.si shaki bax u yimaado maxay markiiba la ii weydiin waayey DNA si shaki bax u yimaado,2.hadii ay ku sheegeen somalia meel aan waxba ka jirin oo khatar ah maxay ilmahaas swedhishku dhalay sida ugu dhaqsaha badan ugu u cadeyn waayeen uguna gurman waayeen iyadoo loogu gurmanayo sidii loogu gurman lahaa kan ku dhashay sweden .maxay uga fikiri weydey dawlada sweden ilmahaas sadexda sano ku silicsan ethopia ,aniguse meel kasta aan joogee xaq ma u leeyahay hadii aan ilmo ku dhalo meel caalamka ka mid ah inaan xaq u leeyahay inaan rajiistar ama la ii diiwaan galiyo,3 maxay masuuliyiinta laanta socdaalka sweden marnaba u soo hadal qaadi waayeen shaki baxu waa DNA taas oo mushkilada maanta taagan aysan iman lahayn

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  58. su.aal says:

    waxaan salamayaa dhamaan bahda Somaliska Asc wr wb

    1 Su,al: dadka wadankaan dagan 4 sano oo sharci la,aan ku ah maxay xaquuq ah oo leeyihiin?
    2 S:qof ka aan haysan cadayn uu isku cadeeyo qofka uu yahay diidmana la siiyeey hadii uu wadankale tagana lasoo celinayo oo uu haysto sharciga dublin. aana laahyn looyar u dooda iyo ururo caalami ah oo caawiya ama kadooda maxaa idinka qorshaysan ka xisbi ahaan ?
    3: hishiiskii aad kal hore lagasheen dawlada ma ku jiraan dadka wadanka jooga gudihiisa oo utvisa ku ah?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  59. Cabdi says:

    Waan idin salaamay waxaa horey la iigu diiday xaaskeyga iyo laba caruur ah iyo afar caruur ah oo xaas kale ii dhashay waxay ii direen hogaanka socdaalku maxkamada socdaalka ee Stockholm, afartii caruurta aheyd ee xaaskeygii hore ii dhashay wey ii diideen xataa maxkamadda racfaanku ama kamaraten wey diiday oo wey xiran tahay dacwadaas macaa anigoo ka codsaday DNA, xaaska danbe iyo labadii caruurta aheyd ee ay dhashay waxaa lagu soo celiyey hogaanka socdaal migratoinsverket waxaana lagu yiri sambo ahaan waad u siin kartaan, waxay heysteen bilooyin badan xaaskaaga cadee ayey soo yiraahdeen iyo labadaan caruurtaa inaad mas,uul ka tahay, waxba ma hayo ayaan iri DNAna waan ka dalbaday,ka dibna waxay ii direen intay diidmo sidii tii hore ah ii soo tuureen maxkamad hor leh oo Malmö ah taas xaq ma u lee yahay in maxkamad kale oo hor leh la ii diro oo aan maxkamdii hore warkeeda la raacin codsigeygii DNA gana aan la ii tix galin maadaama wax dukument ah aan laga aqoonsaneyn Somalia.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  60. aamino says:

    magacayga waxaa layiraahdaa caasho cabdiraxmaan waxan deganahay kristaad waxaan ku waydiinayaa laacag aan ilmaha ku soo booqano managu caawinaysaa mise nadayminaysaa maria

    Fikrad lala dhacay Thumb up 12 Thumb down 6

  61. abdullahi says:

    asc dhamaantiin walaahayga soomaaliyeed oo dhan gaar ahaana jimcaale oo soomalida shaqo fiican u haya. intaas kadib
    waxaan iyana umahad celinayaa salaana u soo gudbinayaa gabadha ladhaho Maria sida ay isigu hawshay wakhtigeedana ugu hurtay inay wax laqabato famliyada soomaliyeed ee kala maqan
    intaa kadib magacaygu waa Abdulahi waxaan joogaa magaalada Linköping
    waxaan ahay aabe kamida waalidiinta soomaaliyeed ee ilmohoodii iyo famligoodii ay kala maqan yihiin waxaan waydiin lahaa Maria
    muxuu samayn karaa qofka keenay wax kasta oo uu awoodo inuu isku cadeeyo soomalinimadiisa oo xitaa codsaday in laga qaado DNA hadana ay diideen Migrationsverket iyo maxkamada ugu saraysa iyo maxkamada racfaanka intuba iyaka oo leh wax aanu kugu aqoonsano mahayno inuu dadkan aad sheegaysaa in uu dadkagii yahay iyo inaad soomali tihiin midna

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  62. ali yusuf says:

    asc dhamaantiin asxaabta ee waxaan qabaa hal su’aal oo ah basaborka qaadashada somalida waxay ka duwan yihiin qowmiyadaha kale, waxaana lagu saleeyey aqoonsi la’aanta dukumiintiga somalida, kaa soo ilmaha naloogu diidey isagana malaga yaabaa in laga qaado xayiraada saaran sida mideynta qoyska oo kale bacdamaa ay isku sharci ahaayeen,

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 5

  63. Moh'd says:

    Asc waan idin salamay dhamaantiina
    Su’aasha aan qabo waxa waaye Systemkan cusub Arbetsförmedlingen wax malaga badalayaaa, waa lawada ogsoonyahay qaabka wax uwadaan ,

    WB

    Fikrad lala dhacay Thumb up 14 Thumb down 8