Home Wararka Caalamka Koobka Aduunka oo Kanalada Sweden u Baahinayaan Qaab Lacag La’aan Ah (Magacyada...

Koobka Aduunka oo Kanalada Sweden u Baahinayaan Qaab Lacag La’aan Ah (Magacyada Talafashinada)

0

Maalinta Axada ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20-ka November waxaa bilaabanaya ciyaaraha koobka aduunka ee ka dhici doona dalka Qatar. 

Tartanka soo socda ayaa socon doona ilaa 18-ka December. Ciyaaraha horyaalka waxaa lagu soo bandhigaa dhowr kanaal oo ku yaala Iswiidhan, sida SVT1, SVT2, SVT Play iyo TV4 oo bilaash ah, marka lagu daro kanaalada lacag bixinta.

Kulamada heerka guruubyada waxa ay socon doonaan ilaa 2 December 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here