Home News in English Maxkamadii Labaad oo Mahad Abiib ka gaartay go.an diidmo ah iyo in...

Maxkamadii Labaad oo Mahad Abiib ka gaartay go.an diidmo ah iyo in uu bixiyo Lacago dheeraad ah.

0

Maxkamad ku taalla Dalka Norway ayaa markale go.an ka gaartay Mahad Abiib oo ahaa dhibane laga ceshtay Sharciga Dalka norway oo uu heestay.

Maxkamada Labaad ee Dalka Norway ee D.2 ayaa diiday Racfaanka uu Mahad Abiib ka qaaday Kiiskisa iyadoo raacday go.anka ay horay u gaartay Maxkamada 1 aad.

Dhanka kale Maxkamada ayaa Mahad Abiib ku amartay bixinta Lacag gaareysa 137,810 kun oo kr oo ah Lacagta Dalka Norway waxana lagu sheegay in ay tahay qarashka ku baxay dhageysiga dacwadiisa.

Maahan Markii ugu horeesay ee Mahad Abiib loo diido Racfaan uu ka gudbistay Dacwad la xiriirta Sharciga laga ceshtay isagoo dhoor jeer ku celiyay in uu ku laabanayo Dalka Somaliya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here