Home Wararka Caalamka Xaalada Qaxootiga Ireland oo Noqotay Dhibka ugu Weyn ee Wadankaasi

Xaalada Qaxootiga Ireland oo Noqotay Dhibka ugu Weyn ee Wadankaasi

0

Qaxooti badan ayaa iska dhiibay isla markana gaaray Dalka Ireland Sanadihii ugu danbeeyay taasi oo noqotay heerka ugu badnaa ee Qaxooti ee gaara Dal Yurub.

iyadoo taasi ay jirta Dhibaatada ugu weyn ee Ireland ayaa hada noqotay Qaxootigaasi tirada badan ee gaaray wadanka iyadoo Xisbiyada ugu badan ee Wadanka ay balan-qaadeen adkeenta Qaxootiga hadii la doorto.

Francesco oo kamid ah Dadka ku nool Dalka Ireland ayaa warbaahinta u sheegay in Ireland ay noqotay Dal Cunsuri ah tan iyo Sanadkii 1999 markaasi oo Cunsurunimo adag ka jirtay.

Tirada Qaxootiga oo badan Awgeed Dad badan ayaa la dajiyay Hoteelada iyo Goobaha Waxbarashada taasi oo keentay in Muwaadiniinta wadanka ka Caroodeen.

Doorashada Cusub ee Ireland ayaa la filayaa 7 June ee Sanadkan taasi oo isbadal cusub laga filayo wadanka madama ay Shacabka badankooda ka simanyihiin Adkeyn Sharciyada Socdaalka

somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here