Sweden oo adkaysay sharci bixinta

Laanta Socdaalka Sweden ayaa adkeysay bixinta sharciga, qaasatan dadka isdhiibay ee horey diidmada loo siiyay. Warbixin ay soo qortay idaacada Sweden (SR) ayaa lagu sheegay in dadka halka diidmo horey loo siiyay ay hada ku adkaatay in sharciga la siiyo ka dib marka ay racfaan xareystaan.

Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii Maxkamada Socdaalka ay dhamaadkii sanadkii 2009 soo saartay sharci faraya dadka magangalyo doonka ah in ay la shaqeeyaan Laanta Socdaalka. Maxkamada ayaa diiday in sharciga la siiyo dadka dhuumaalaysiga ku jooga Sweden.

Go’aankaas ayaa ka dambeeyay in Laanta Socdaalku ay dadka diidmada la siiyay ku adkeyso sharciga. Ka hor go’aanka ayaa inta badan dadka hal mar diidmo la siiyay, marka labaad sharciga la siin jiray. ilaa 85% dadka diidmada qaba ayaa sharciga helay sanadkii 2009 ka hor balse tiradaas ayaa hada hoos ugu dhacday 60%. Sanadkasta ayaa Laanta Socdaalku waxay diidmo siisaa dad gaaraya 20,000 qof. Iyadoo in ka badan 15,000 ay dib ugu laabtaan wadankooda. ilaa 500 qof ayaa dib u xareysta racfaan.

Qaar ka mid ah dadka diidmada la siiyay ee dhuumaalaysiga galay, ayaa ka rajo qabay in markii ay wadanak mudo ku noolaadaan in sharciga la siin doono balse arintaas ayaan waxba tareyn haddii uusan qofku caruur ku lahayn Sweden. Dadka caruurtu u joogta ayaa ka fursad fiican kuwa kale.

Tusaale ahaan Laanta Socdaalka ayaa bilihii u dambeeyay waxay sharciga siisay Soomaali ka timid Talyaaniga oo horay diidmo loo siiyay. Inta badan dadkaan sharciga la siiyay ayaa waxaa loo tixgaliyay in caruur iyo xaas ay u joogaan Sweden.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

19 Responses

  1. Igwe cade says:

    asc dhamaan asxabta qolaka kujirta rag dumar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Igwe cade says:

    wcs shukri sindiko vilcommen min sester

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Igwe cade says:

    hi

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. axmed says:

    walaal jimcaale adoomahadsan waxaan rabay inaad su,aashan iigajawaabtto insha allah hadaad wax ka,oktahay.
    walaal aniga waxaan jiraa 25 sano malaga yaabaa hooyadey wadankaan hadey iskadhiibto eey dhahdo wilkeyga ayaa joogo iney sharci iguhesho malagaayaa walaal adoo mahadsan insha allah arinkaas ayaan kawalwalsanahaye

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  5. sahro says:

    maya malaga yaabo in aay sharci ku siiyaay adoo 25 jir ah wad ka weyn tahay 18 hadi aad 18 ka hoseyda waa macqul buga naxarista ayana ku firin dona lakin 25 jiro mesha jogta ha soo dhafin cml kkkkkkkkkkkkkk

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 5

  6. jamac nuur maxamed says:

    maya hada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. inader says:

    salan sare walal jimcale.

    det är helt enkelt somaliska eller om det finns andra länder som kommer att ta flygplanet.
    vad de säger efter Migrationsverket.
    det är mycket svårt för mig att skriva på somaliska.
    Jag tror att ni kommer att förstå mig

    tack jimcale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  8. faduma says:

    s.c dhaman walal jimcale waxan raba inan ku weydiyo qof oo 18 jir ka weyn miyu u so dacwon kara walalihis oo da yar iyo hoyadis iyo walashis oo xanuunsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. luqmaan says:

    asc wwrb dhaman wan idin salamy asxabta xaarankan maqal,,sida uu rabo ayuu warka u dhigta war dadka laga hadalyo wa dadka lo celiniayo dalkoda kumana jiran arinta dablin ee ha walin umada,,suuxe malin waliba somalida ayaad sixun wax ugu sheegtaye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. astaahil says:

    asc walaal jimcaale awaalow su aal ayaan ku waydiinaa
    waxaa maqlay ianay swedan hada safaaradihii ku tiri lafah hala baaro
    marka walaal ma dadka hada xaraysanaya kaliyaa mise macaa kuwa dhiiga maray oo jawaabta sugaya bis aad baad u mahadsan tahy insha allaah qayr

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  11. DEEQ,DARAJO says:

    waxa wanaagsan horta mawduuca ujedadisa iyo kajeedadisa; in,aad, ogatan maha hadii lagahad lo arimaha socdalka in aad iska hadashan ee wax walbo waxbey kuqotoman;waxey ilatahay mawduuca in uu kahadlayo ruuxa,sweden iska dhiibay ha,ahaado ruuxoo doono amaba hajiro da,duu doono ee aan laga aqbalin codsigiisa magangalyo; oo laga diiday haduu marlabaad codsado ayadoo lagasoowareegay waqti 4 sano ah codsigiisa hore ayeey laanta s

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. sumaya says:

    asc dhaamaan waad salaaman tihiin bahda somaliska.com bacdal salaan walaalayeel waxbaan rabaa in aan ogaado hadii aad i gu dhaantaan waxaan bishii mars 7aad ayeey familkeyga mareen intarfuyuugii walina waxba ka ma soo bixin halkaana loo ma soo gudbin waxaan na ahay dad kii hore oo mar labaad dalbaday waan waa banahay marmar ayaan ku fikiraa waxbaa qaldan ee ha dii eyey jiraan dad i la mida ii sheega

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. daahir says:

    asc walalo waxan ku su alaya hal su alaal jimcaale ee iiga soo jawab walaalo waxan waxad sheegtay in dadka caruur ku dhalaydalkan sweden ee maxa ka jira walaalo xaaskayg ayey u diideen shaciga dalkan wxan ku dhashay
    caruur

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. cadnaan says:

    asc waan idin wada salmaya dhamaantii asxaabay walaal jimcaale su aal ayaan ku waydiinaya walaal walaal waxaad kawarantaa waxaan ka imi malata waxaan jooga halkan labo sano malaga yaba inay isiiyaan sharci kuwan swedan arinkaas ayaa iga yaabiyaya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. abdi salaan says:

    jimcaale sxb adiga maxaa soomaalida u waashaa ooo waxaa doonto ugu sheegtaa hadalkaan xagoo ka soo baxay wax xaqiiq ah dadka u sheeg wax waalan ayaa tahee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • naciimo says:

      walaal suaal baan idin weydinaya aniga wadankan swedan waxaan joogaaa 3sano sharcigina waalee diiday marka malaga yaabo miyaa inaan helo hadaan wax caruur ah dhalin plzz jimcaale iyo asxaabta kale iiga jawaaba arintaas ayaa imurug galisay

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. ansal says:

    asc wallal waxan ku waydin raba inad isheegto dadka hada sharci la anta ku sugan swedan dhaxdeda rajo daw miyey jirta mise inta dadka xasaska lokenayo aya ka horeysa wad mahadsantay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  17. daahir says:

    asc dhaman suaashaan dadka ka jawabay ma afahmin ayana moodaa aniga axmed oo ah 25 jir jooga wadanka ahadi aya timado hooyadii aay sheegato axmed ma ku qaadan kartaa sharciga saas ayaan u grty su aash marka waxan ka codsanaa qayaarta in aan lagu fudu daan suaalaha oo loo daayo masuulka meeysha ………….. ok aniga wax aay ila tahay in aay ku heli karto mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. faiza says:

    ASC DHAMAN SUAAL .JIMACALE WALALKEY WAXAN RABAA INAA WAX KA OGAADO HOYADEY AYAA U DACWOONESEY WALALAHAY MUDO AYADOO DACWADII U SOCOTO OO WALIBA UU QALDEY NINKII U TOLKEYNAYEY AYAA DIIDMO LA SIIYEY ILA HADA WAXBA UMA HAGAAGIN ILMIHINA AYADOO DACWADII SOCOTO AYAY QAAN GAAREYN WAX RAJO AH MA YEELAN KARAN HADII DACWADII LA SOO FURO ?WAA MAHADSAN TAHAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0