Dowlada Sweden ayaa sheegtay in ay 1.5 milyan oo dollar in ay ku bixineysa horumarinta xaalada bila'aadanimo ee Soomaaliya. Lacagta ayaa waxaa maamulkeeda hayn doona hayda gargaarka u qaabilsan Sweden ee lagu magacaabo SIDA ayadoo lacagta la siin doono hayda kale ee Oxfam si loogu maalgaliyo mashruucyadooda.' Lacagta ayaa ujeedkoodu yahay in lagu hormariyo beeraha ayadoo inta kalena loo isticmaali doono waxbarashada.

Sweden oo caawimaad lacageed siinaysa Soomaaliya

Dowlada Sweden ayaa sheegtay in ay 1.5 milyan oo dollar in ay ku bixineysa horumarinta xaalada bila’aadanimo ee Soomaaliya. Lacagta ayaa waxaa maamulkeeda hayn doona hayda gargaarka u qaabilsan Sweden ee lagu magacaabo SIDA ayadoo lacagta la siin doono hayda kale ee Oxfam si loogu maalgaliyo mashruucyadooda.’

Lacagta ayaa ujeedkoodu yahay in lagu hormariyo beeraha ayadoo inta kalena loo isticmaali doono waxbarashada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...