Sweden oo ka laabatay xiritaankii safaarada Uganda

Sidii aaan soo warinay bishii Janaayo ee Sanadkaan Sweden ayaa qorsheyneysay in ay xirto 5 safaaradood oo ay ku jirto safaarada Uganda ka dib markii hoos loo dhigay miisaaniyada wasaarada Arimaha dibada.

Hadaba go’aankaas ayaa laga noqday ka dib markii ay heshiis gaareen Xulufada dowlada iyo xisbiga Social Demokraterna oo lagu heshiiyay in miisaaniyada la siyaadiyo oo aan safaaradaha la xirin.

Sweden ayaa mar hore waxay irdaha isugu dhufatay safaaradaha Malaysia iyo Angola balse hada ayaa dib loo furi doonaa safaaradahaas maadaama heshiis laga gaaray arintii miisaaniyada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. Gaaldile says:

    waar xira hadaad rabtaan ma albaabkii janadaa oo aad furihiiisa haysaaan , dowladaha dhaqaalaha lehi waxaay ku ciyaaraaan islaamka hoos yaaaal sida somalia , afghanistan , Ciraq , Iyo wixii la mid ah marka haysta wadamadiiina dadkaasna Duruuf baa idiin keentay oo waay idinku soo khaldameeen gaaalooooy

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  2. abdirisaaq says:

    waa wax lagu farxo in safardaha aay sii furnadaan dad baa jaanis utahay oo wax kusoo marayaa intervew lakiin hadii laxiro waa wareer marka waa ok talada sweden ee ah in safardaha sii furnadan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. caaqil says:

    Aad ayey u wanaagsantahay talada lagaaray oo ah in ay siifuraato Safaarada maxaa yeelay Uganda waxaa jooga Somalia badan oo dacwo ay uga xareysantahay oo aan aniga aan ka mid ahay ilmaheyga ayaa jooga halkaas rinkaas aaad ayuu u wanaagsanyahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Mahad Gidaar says:

    safaaradaha sweden hadeey furnaadaan macnaha maahan somalida jaanis ka lumay u soo noqday waayo somalida waa loo diidan yahay in la siiyo sharci aay ku so baxaan balse arin wanaagsan furnaanshaha safaaradaha.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. timajilac says:

    yaab somalida waxweyn ayaaba ka qalday war safarada hadii xirtaan maxaa idinka galay dadki waba niila diidee. xitaa hadii ee furaan safaradaha kenya iyo itobiya maad aadan war somaliyeey wax dantiina ma taqaniin dadkan dantooda ayee ka hormariyaan dan islameed ogaada wax ee idin hayso iswidhan malahan xitaa dad aad kentan iskaba dhafee kuwii jogo ayaba qaatir laka takan yahay, ilmaha yurub uma fiicno ee dalkiina ku haysto waa ika talo intad shaqeyn laheyn ilmahada ulaban laheyd ayaba familka dhan ayaba rabta meshan in aad kensatan anagaa ku qaldanay meshan qatir ka takan, teda kale sweden stopp ayeba tiri somalida ogaw,, ISRAEL manta safarada ugandha ayaa xiranay hadii ee tirahdo qof somali ah ayaa ka xumanayo dhahayo maxe u xireen yaab ma bariis bee na siiyaan,?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. craxaman rooble says:

    waxan ahah abe heysto 2 cunug xaskine swedan ayeey jogtaa waana maray intarfayugi mana ahaayo rajo muqato marka waxan ka codsanaya inana iiga hadasho rajada mideynta rereraha rajo intee la dhihi kara mideeynta rereraha mahadsanid jimcaale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. caaqil says:

    asc waa kusaxanyihiin marka hore in ay fiiriyaan dantooda marka xiga ayaan leenahay in ay fiiriyaan danteyna sidaa ayaaba ah xaqa sxb wadan islaameed ayaa imaaday waxaad rabtaa in laguu hormariyo dantaada xagee aad ka keentay caqligaas mideda kale Safaarada hadii la xiro mala socotaa in ay ubahantahay qarasha u wareeg KEYNA AMA ETHOPIA sidaa kuma derin ayaan filaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0