Sweden oo markale Soomaali ka soo qaadaysa bariga Afrika

Sweden ayaa sanadkaan waxay xeryaha qaxootiga ee ku yaala Bariga Afrika iyo Masar ka soo qaadi dhadhaabdoontaa dad gaaraya 1 900 qof. Dadkaan la soo qaadayo ayaa ah kuwo ku jira xeryaha qaxootiga ee ay maamusho UNHCR kuwaasoo wadashayn la leh Migrationsverket.

Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in sanadkaan Kenya laga soo qaadi doono 300 qof oo Soomaali ah. Waxay sidoo kale Sweden soo qaadi doontaa qaxooti ka soo jeeda Eritrea, Ethiopia iyo Kongo. Dowlada Sweden ayaa sanadkasta go’aamisa tirada qaxootiga ee laga soo qaadayo xeryaha.

Sanadkii hore ayaa Sweden waxay sidoo kale soo qaaday Soomaali ku jiray xeryaha qaxootiga Jabuuti, Tunisiya iyo Kenya. Sanadkii hore ayaa guud ahaan qaxootiga laga soo qaaday xeryaha ay gaarayeen 1700 qof. Sweden ayaa ah wadanka afaraad ee soo qaada qaxootiga ugu badan. Wadamada Yurub ayaa Sweden ay tahay wadanka soo qaada dadka ugu badan. Qaxootiga la soo qaadayo ayaa waxaa sii dheer kumanaan kale oo iyagu iskood ku soo gala Sweden.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

37 Responses

  1. Magabade says:

    waa runoo hada magaalo yar oo aan daganay oo ku taala värmlanka waxa la keenay 3 somali ah oo laga keenay dhadhaab 2 koongo ah iyo 3 Ruwaando ah isla hal wiig gudihii markaa hada waxay sweden u tafa xaydatay inay dadka ka keento meelaha ay qaxootiga ku yihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  2. sihaam says:

    SWEDEN YAAB AYAY LEEDAHAY QOYSASKI KALA MAQNAA AYAY ISU KEENI LAADA AY MARKAAS AYAY QAXOOTI KALE SOO QAADEYSAA HALAGAA SHEEGO BADANAAA IYO SWEDEN AYAA QAXOOTI QAADATAY . BINI AADANIMO WAXBA KAMA YAQAANAN ILMO IYO WAALIDKII AYAY ISU DIIDAYAAN .

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 9 Thumb down 5

    • Logyahay says:

      familada la isku keeni wayey hadaanu runta kahadalno oo runtaisku sheegno soomaliyeey dadkaasi qaxoonti kuma ahayn wadankooda Sweden iyaga iskood u yimid kan ugu yar ayaa 10kun o dollar ku yimid sweden marka taas micnaheeedu waxa weye qofkaasi qaxoonti ma ahayn dadka ay soo qadanayso Sweden ay kenayso wadankeeda waa qaxoonti dhab ah oo mudo kabadan 20sano ku jirey xeerooyinka qaxoontiyada dhabta ah noloshooduna ay aad u adkeed marka sweden way ogtahay anaguna wa ognahay dadkaas iney yihiiin dadkii xaqa u lahaa iney yimadaan oonoloshaas adag kasoo baxan marka idinku iska dhaafa halaga sheego iyo sheekoyinka raqiiska ah dadka masakinta ah ee u qalma in la keeno wadankaan ayaa xaq u leh marka hore in la keeno markaasaloso jeedsanaya dadka markoodi hore lacagtahaystay nolosha ficna ku noola o wax walba isku saarnayeen marka raali ka ahow jawabteydana hadaad dhib u ragtid balse runta aya sidaas ah

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  3. scadeey says:

    horta kama xumin yanan la dhihin dadskii dadkan inta joka ka maqan aye keeni ladahay ee qof walba calafkiisa dadkaas wala laheena dhibka naka soo waday wadankena ayaaa haayo ha iska ceshaan waxii rabi kuu qoray magafesid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. C/risaaq says:

    Soomaaliya inta aanay si rasmi ah nabad u naqan ayay ka faa`iidaysanaayaan, hagar daamo ayay ula jeedaan, Allaah ayaa iyagana hagar daamaynaayo, danta ay ka leeyihiinna kama gaaraayaan. INSHAA ALLAAH.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. tufax says:

    layab dowlada sweden siday doonto miyay u hadlee? ilaa iyo hada qoysaski iyo ciyaalki ay kala reebeen oo qaangaariyeen siday u sugayeen wali kama aysan hadlin mise way ilaabeen arintas.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. Caasha says:

    Waa arin cajiib ah qaxootiga ee soo qaadaneesa sweden gaar ahaan somalida hadhootina markee reerahooda dalbadaan, waxeey rabtaa in eey ku xujeeeso 2 sano ma wada nooleeyn iyo wax la mid ah. allah ayaa qabnaa . asxaabta yeey maxkamada u soo jawaabtay arintii 2 sano waad maahadsantihiin.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. MUSTAFE says:

    ASC SIHAAM, HANAD, AAMINA, ABDULLAHI, QAMAR IYO QAAR KALOO BADAN WALAAHI ASXAABTA MA YARA KKKKKKKK HAYE MAALMAHAN HADAL MA JIRO MIYAA AFKII BAA JUUQDA GABAY ANAGA MIGRTIONKII WUU NOO AAMUSAY BAL HA LA ISKU DUCEEYO WARKIINA SOO TABIYA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. xaqiiq raadiye says:

    Asc dha asaxaabta in badan waan idin salaamay masha laah sad ukala warqaadanyasaan arinta 2sano ayaan baaritan qoto dheer ku sameeyay waxaana ii soo baxday in ay wax uun ka jiraan in kastoo aan ku wareeray markii hore lkn dadku waa laba nuuc dad markii hore somaliya isku qabay inta markay imadeen is sheegtay uur hajiro ama caruur halaysu haayee iyo dad inta markay muda joogeen isa soo aroosay kabacdiina caruur ayay imaaday lkn IMGRATIONSVERKET horay ayay diidma ka safeen dadka danbe ee isi soo aroosay lkn qaybta kale way kala soo cayaan ayagoo say rabaan ka yeelaya oo ciday rabaan siinaya ogolaansho ciday rabaana diidaya INTAAS OO AKHBAARA AYAA II SOO BAXDAY EE YAA WAR BIXIN KUSOO SIYAADINAYA AKHIYAARTA AKHRISATA WEBKAN SOMALISKA ASC

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. hanad says:

    asc manta wax wacay imgratinoka wax iri waa adigi 2 week iqabtee maxa ihaysa kulahaa ilmahaga kaliya ku kenaya oo adigaba ka war sugayay hoyadeed iyo adi ina ogashihin ana wax iri waxaasi wax dhici kara mahee go,aanka iga gartay iso dir

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. yahye says:

    TO HANAD walal hanad adiga ma waxad ahayd dadka soo guursaday oo kabacdi ilmo loo dhalay mise waad sheegatay markaad imanaysay xaas iyo caruur waa sidee qaabkee . manoo sharxi karaysaa . asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. hanad says:

    waa shegtay ina xaas leyahay waana iskudhibey bro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. Sihaam says:

    HANAD, WALAAL WAAN KA XUMAHAY WLHI, MA KU SOO WACEEN MARKA . ALLA HA KUU FUDUDEEYO OO HANOO WADA FUDUDEEYO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Abdi says:

    TO Hanad: Bro salamullahi alieka waxan ku weydiyay adiga maxkamada maad jawaabka suganeysay mise migrationka.
    Ilaahey ha saqiro umuuraha. Insha Allahu.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. ducaysane says:

    waa yaab sweden dad badan oo jooga ayay sharcigii u diiday kuwo banaanka joogana waysooqaysaa !!!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. hanad says:

    dhamaan asxaabta may wali diidmo ima siin migritionka sugayaa lakin manta wacay wax iri wakhtiga iqabtay waa dhaftay maxaa dhacay wuxu yiri haa waa runtaa waa dhaftay lakin dna waxa dhan waa hayaa adiga iyo ilmahaga waa isledihin lakin wax kugu hestaa kaliya 2sano kayar baaa lanoleed xaskaga marka gabdha kenaya budhahay ana wax iri iyada hoyadeed lama sokala qadayo marka adi jawaab kasugayaa so duceya isha allaah alle ha inoga so sahlo dhamaanteenba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. MUSTAFE says:

    HANAD WALAALKAY ILAAHAY HA KU CAAWIYO SXB LAAKIN HA KA YEELIN SHEEKADA AY KULA YIMAADEEN HADAY DIIDMO KU SOO DIRAANA OO AAD RABTO MAXKMADANA TALO BADAN BAAN KU HAYAA ILA SOO XIDHIIDH SXB ANIGA WALI JAWAAB MA HAYO JIMCAHAN BARI AH AMA JIMCAHA DANBE KOLAY JAWAAB BAAN SUGAYAA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Abdi says:

    Asxaabta dhamaan waxan Ilaahey noogu baryaa inuu umuurahayna noo saqiro oo qeer badan nasiyo. Allahu kariim.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  18. Sihaam says:

    XAQIIQ RAADIYE, WAA SIDA AAD U SHEEGTAY ANA WAAN KULA ARKAY OO ARRINTU WAA QOF WALBA IYO NASIIBKIIS IYO SIDA GACAN YARIHIISU U GO AAMIYO. MARKAAN WAX BADAN RAADIYAY OO AAN WARAYSTAY SIDAAS AYAA II SOO BAXDEY.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Sihaam says:

    MUSTAFE WALAAL HALKEEN KAALA SOO XIRIIRAAA HADDII AAD MAXKAMADA WAR KA HAYSO IYO QAABKA APPEALKA LOO XAREEYO.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. RUNSHEEG says:

    ASC DHAMAAN AKHYAARTA ALLAH WAXA UU IDIIN QORAY WAAYI MAYSAAN,RUN AHAANTII HADAAAAD IMIGARATIONKA DIIDMO KA HESHO WAXAAD HAYSATAA 21 BARI INAAD APPEAL KU QAADATID MACNAHA 21 BARI AYAAD FURSAD HAYSATAAA INAAAD KU XARAYSID APPEALKA. RACFAANKAA AAD QAADATAY WAXAAD KU XARAYNAYSAAA MIDA KUUGU DHAW MAXAKAMADAHA LAANTA SOCDAALKA EE KALA AH MIGRATION COURT IN STOCKHOLM,MALMO IYO GOTEBORG.ARINTA JIRTA AYAA AH IN MAXAKAMADA MAALMO KIISAS DHAWR AH AY DEG DEG UGA JAWAABTAY .WALOW LABADA MAXAKAMADOOD EE KALE AYNA KIISASKA WAXSAAAS AH KA BEDELIN QAARKOODNA AY ISKAGA GUDBIYAAN MAXAKAMADA UGUWAYN EE ISKA LEH GOAANKA UGU DANBEEYA. INTAA KA BACDI TALO GAABAN DHAMAANTIIN MARKA AAAD XARAYNAYSAAN CODSIGIINU HA NOQDO CODSI MACQUULA TUSAALE SIDA DHIBAATADA KALA MAQNAASHAHA REERKA ,XAALAD AAFIMAAD IYO WIXII LAMIDA. INTAA KABACDI XIDHIIDH LA SAMEE CASE OFFICER KAAGA HALKA AY WAXMARAYAAAN.HADII KIISKAAGA WAXBA AYNA KA BEDELIN MAXKAMADAHAN LAANTA SOCDAALKU WAXAY UGUDBINAYAAN MAXAKAMADA UGU WAN EE ISKA LEH GOONKA UGU DANBEEYA.AAD AYAAD U MAHADSANTIHIIN WALAALAYAAL DHAMAANTIIN ALLAH HA IDIN SAHLO UMUURIHIINA ALLAHNA HA IDINLA MIDEEYO REERIHIINA SAMIRKANA BADIYA WIXIII TALO AAN IDINKU KORDHINKARAA WAA INTAAA ASC WR WB.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  21. Iniin says:

    Asc asaxaabeey waxaan rabaa in xariirku bato saan isaga warqadano aan isa siino ciwaanadeena anaa bilaabaya facebook maxamed iniin .mustafa bro si qaasa ayaan rabaa in aan u wada xariirno xariir wanaagsan bro by

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. MUSTAFE says:

    SIHAAM .INIIN IYO HANAD WALAAL INSHA ALAAH WAAN WADA XIDHIIDHAYNAA ANIGA BARIGII HORE ARINTAN 2SANO JAAHIL BAAN KA AHAAA LAAKIIN MARKAAN ARKAY DAD BADAN OO LAGU HAYSTO DAREENKAYGA WAA IS BADALAY MAALIN WALBA WAR BAAN RAADIYAA MARKAA HORTA MIGRATIONKU WAA SIDAAD SHEEGTEEN OO WAA NASIIB IYO QOFKA KIISKAAGA HAYA LAAKIIN MAXKAMADA MARKAAD APEALKA KA XARAYNAYSAAN WAXA JIRA IN KIISASKA MUHIIM LA KALA SIIYO QAAR WAXAAD ARKAYSAA 2WEEK JAWAAB LAGUGU SIINAYO WALIBA WAXAN KA HADLAYAA MAXKAMADA SOCDAALKA EE GOTENBORG AYAA OGAHAY TAAS MARKAAN BAADHAY WAXA JIRA MARKAAD APEALKA XARAYNAYSAAN WAXAAD KU DARAYSAAN WARAAQOO CODSI IYO IN AANU ILMAHAN LABADIISA WAALID KA MAARMARYN AMA WAALIDKA LOO DACWIYAYA HADII LA DIIDO INUU WARAAQ XANUUN AH SOO SAMAYSTO IYO INAAD LA XIDHIIDHAN REDCROSSTA IYAGUNA WARAAQ BAY IDIN SIINAYAAN MARKAAD APEALKA XARAYNAYSAAN MARKAA WAXA JIRA GROUP FACEBOOK AH (YAAA U MAQAN XUQUUQDA FAMILKA SOOMAALIYEED EE SWEDEN DAGAN) KAAS KU SOO DARSADA ANIGA FACEBOOKGAYNA WAA MUSTAFE NASIIB QOFKII RABA WALAAHI ARINTAN CULAYS WEYN BAA YAALA LAAKIIN INSHA ALAAH WAAN GUULAYSANAYNAA AAN ISKA WARHAYNO

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  23. sucaad naasir says:

    asc walaalayaal waad mahadsan tihiin waxaa ii sheegtaan wiil iga qaangaarey oo maxkamada malmö ey diidmo isoo tuurtey rödakarset wax ma igu caawinkaraan waxaan laraa inaa celiyo racfaanka weegaan taas hadaa wax igu dhaantaan ii sheega idinkoo raali ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. Caasha says:

    Haa Sucaad walaal si dhaqsa ah uugu tag red karooska iyaga ayaa kaa caawaniya racfaanka . waqtiga waa muhiim si dhaqso ah uugu taag iyaga.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. hassan says:

    allah amuuraha hasaqiro nin iyo naag isqaba waa isku diidayaan lakin dadna waa soo qadayaan waa arin layaba leh dadkaan meel looraaco malaha QOFKII WAX KA OG HA IISHEEGO QARAABO DADKA AAN WAXBA ISKU DHALIN WAX RAJA AH
    thnks all

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. layla says:

    Walaal hanad aadban uga xumahay laakinse waxkasta way iska imaanayaan insha allah anigs xataa waxay idhahen bil kadib ban jawab kusiineynaa insha allaah illaah warkhayr qaba hakasoo yersiyo amin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  27. Sihaam says:

    RUNSHEEG , WALAAL AAD BAAD U MAHAD SAN TAHAY EE XAGEEN KAALA SOO XIRIIRAA SI AAN TALO KUU WEYDIIYO.

    MAHAD SANID

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. runsheeg says:

    sihaam igala soo xiriir nambarkaan 0734856491 waadna mahasantahy

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. runshee´ge says:

    way fcntahay in inta laxariiro wax lagala faaiidaysto lakala qorto nambarada sidoo kale la sameeyo groups oo facebook ad & aad bay u wacanthay kolay waa kaa nambarkayga aan kor ku soo qoray mahadsanidiin dhaman

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. bashiir says:

    sxb ani waxan jooga jimcaale swden waxana ku imi 18sano xas ayan laha markan imi waxa ii dhashay ilme marka sxb mana wana shegay wa la iga diiday sxb marka ma waxan sameyey guur cusub sanadka danbe gabadhayda waxay haysta basabor itopian ah marka ilahna maxan dhaha sxb ila tali

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. amina ladan 2 SANO says:

    Asc wr wb walal yaal maxkamadii maalmoo wexeey ii soo tuurtay diidmo mana aqano waxaan sameeyo laakiin talada Allaah ayaan talas aaranay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. hilal says:

    asc amina ladan abaayo horta arinta labo2 sano waan ku wareernay ee alle hano sahlo inta kadib abaayo aniga hada maxakamada ayaan ka war sugayaa marka waxaa iiga warantaa maxakamad wali ma labo2sano ayay kugu hastaan mise wax cusub ayeey soo sheegen meeqa biloodse sugaysay markii hore se guurkiina ma intaadan wadan ka imaan ayuu ahaa mise kadib abaayo iisoo jawaab adoo raaliya allena hakuu fuduudeyo insha allaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. amina ladan 2 SANO says:

    wixii faah faahin dheeri ah cidi iga rabta igala soo xidhiidha telka 0764207136

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. TO, AMINO LADAN says:

    asc walaaal amina suura gal matahay inaaaad nooogu yara sharaxdo halkan sababta maxakamada ay diiidmada kuuu siiiyeeeeen adooo aaaad u mahadsan walaashayda muslinka ah asc?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. amina ladan 2 SANO says:

    wexeey sawab ah iigu siisay ayaa wexeey tahay in baasaboorka cusub uu keeno ama cadeeeyn uu keeno baasaboor soomaali nimadiisa cadeeynaayo keen ayeey maxakamdu igu dhaday anigana baasa boorka waaa hore aan geeyay mana aqoon sani ayeey igu dheheen hadana wexeey igu xujeeyeen cadeeyn soonmaali nimadiisa maxakamada saas eyeey igu heeysataa magareeshan kana 2 sano ma dhamo inta aat soomaali isku qabteen eey igu dheheeen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. akram says:

    asc asxaabta suaal asxaabeey rajo malaha miyaa dadka isqaba oo aan wali wax iskudhalin jeb wanaag edinkoo magadsan asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0