Swedish badan oo taageersan qaabilaada qaxootiga

Aqlabiyada shacabka Sweden ayaa taageersan in wadanka uu qaabilo qaxooti badan sida lagu soo bandhigay afti ururin ay samaysay shirkada Novus. Wareysi laga qaaday dad gaaray 1000 qof ayaa lagu muujiyay in 3 meelood 2 meel ay shacabka Sweden taageersanyihiin qaabilaada qaxooti badan.

26% dadka la wareystay ayaa ku jawaabay in ay fiicantahay in Sweden ay qaabisho qaxooti ka badan inta hada ay qaabisho, halka 36% ay ku jawaabeen in tirada hada Sweden ay qaabisho ay tahay mid wanaagsan. 32% ayaa doonaya in la yareeyo tirada qaxootiga.

Dhinaca kale, Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ayaa kor u qaaday saadaayeesha ku aadan tirada qaxootiga ee sanadkaan la filayo in ay iska dhiibaan Sweden. Saadaasha cusub ayaa lagu qiyaasayaa 100.000 qof taasoo ka dhigaysa tiradii ugu badnayd ee abid iska dhiibka Sweden .

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

15 Responses

  1. jaabiri says:

    Waar fadhiga halaga koco Somalida bilaa sharciga ah iyo kuwa la reerahoodii diidmada lagu taagow. xaqiina dhacsada oo xisbiyada shuruudo LA gala hadii ay helaan oo yaga la taageero waxay u qabanayaan somalida dhibana kala xaajooda’ halkan uun haiska hadlina uune xaqiina LA duudsiyay u dooda dadbaa sanaawaad kala maqan oo meelo kala fog Ku kala nool

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  2. Elman says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 11

  3. sahra says:

    Sweden haqabilaan dad badan ee muhiimada wa dadka aay qaabileen in aay sharciga siiyaan ma ahan dadka diidmo in laku daldalo wan ka xumahay inta sharcika heesato in aay kajiiftaan ooba loo doodin yaab waaye taaas hala helo dad udoooda inta sharcika loo diiday arinba arin ayaa kadaranee mida reeraha kamaqane wee ku soo xiksanesaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  4. faarax says:

    Sweden sharciga wey bixisaa laakin somalida wey ku adkeysay.. taasna anagaa u sabab ah o bilaa mudaaharaad. Soomali badan o bilaa sharci la’aan ah iyo qaar badan o qooysas kooda kamaqan ayaa kabuuxaan sweden. Hadeertan doorashada sweden hal bil wax kayar ayaa kadhiman, wexeyna ku habooneed mudaaharaad xoogan in soomalida usoo baxaan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. SOMALIDU WAA DAD AAN AQOON GANACSIGA says:

    CARABTII SHALAY SOO GASHAY AYAA WADANKA QABSATAY OO GANACSIYO, IYO BUSINESSKA AY KA FURTEEN AAD YAABAYSAA INAGOO 20 SANO JOOGNAY, VI TA FÖRSÄKRINGSTÖD DÄRFÖR ATT SVERIGE DEMOKRAT PARTI KRITISERAR SOMALISKA FOLKET, WAXA KASII DARAN NIYOW SOMALIDU MAR YAHAN BADAN EE AY SIDA KHALDAN U AMINEEN SIDE LAGA YIDHAAHDA, AMABA WAA MAXAY XIJAABKU? XIJAABKA DHABTI WAXA WEEYI KA ILAA INDHAHA ILAA CIDHBAHA AAN CIDI CARADEED KAA MUUQAN, WAXAAD ARKAYSAA MAGAALOYINKA QAAR DAD SOMALIYEED OO WAXAY KU SHEEGEEN JALABIB, AMA DALAD XIDHAN QAB DARAN OO AAD U FOOL XUN, MARKASAN IS IDHAA NIYOW DADKAN OO MIIDHAN AYAA DADKA BAHDILAYA, AMA SI FIICAN U WADA XIJAABTA AMA WAXAN QAABKA DARAN EE AAD XIDHAN TIHIIN EE WALIBA AD MOODO IN COLOUR KALIYATA LOO WADA TILMAAMAY OO AH PINK AMA CASAAN WAAR WAXA ISKA DAAYA

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 5

  6. aad iyo aad ayan uga xumahay lanta socdalka waayo aniga waa i cunsureyeen waxey i dideden xaski iyo carurti ka dib marki dhigi la nalanka qaday on isyelanay tusuna waa cunsuriyad kaligey leygu sameyey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. radiya says:

    ASC waan idinsalaamay asxaabta websidkan ku xiran iyo jimcaale oo asagu wixii sookordha nala soosocodsiiyo waxaan leeyahay qeer alaha kusiiyo kadib walaalayaal anigu waxaan kamid ahay dadka labadasano odaygii ayaa igamaqan 7sano marka waxaan idin leeyahay sabarka badiya iyo dulqaadka kuwa ayagu sharciyada lagahaysto iyo kuwa singelka ah oo dhanka ubadka laguhaystoow dhamaan aan dadaalno oo aan imaano banaanka si aanu ubanaan baxno ileen hadaan meeshaan calaacal la,yuurarno waxsookordhi maayaan waad ujeedaan dadkii ilmahoodu uyimaadeen in ay naga jiifteen sidaan ulahalgameynay markii dhashii lookeenay iyo odayadii iyo dumarkiiba muraayadihii ayaa nalaga dalacday war aan dadaalno oon isbahaysano inteena aan korkusoo xusayoow aan waqti qabsano aan tuulooyinka isaga imaano oon xitaa siiwar galino policeka si loo ogaado xilagaas in banaan bax bilaa rabshaah aan wadano waxa maqan waa xaqeeyna aan kubanaanbaxno migrationsverketka hortiisa waxaan lahadlayaa waxaa ugu horeeya waa gabdhaha soomaliyeed waad ujeedaan rag mahayno oo dhinacaas waa naga banaanyahaye aan iskaashano oon ilmahayna qaadano si naloo eego waxaana anigu balan qaadayaa qof sharci yaqaan ah oo waliba luuqada sifiican uyaqaano in uu hadlo oo waliba hadal waxgal ah una wacano joornalistayaasha iyo idaacadaha sweden asc

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  8. samira says:

    asc dhamantiin axmed walal meqo biilod ka amuusanyen intey san goan ku siin lanta socdalka mida kale ma uu tagtay familka oo dhcwoday wax badan ma uu tag tagi jirtay??

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Aasiya says:

    asc radiya walaal waan kusalaamay marka koowaad, walaal anigana waxaan kamid ahay dadka labada sano odaygi ayaa iga maqan inbadan ayaan isku dayay inaan arintaan ka mudaaharaadno dadka gobalka aan daganahay jooga oo nala midka ah laakin cid iga hoosqaaday ayaan waayay oo hablaha waxeeyba kuleeyihin jaanis umahayno oo caruurti ayaan kabadin la,ahay kuwi rag ahaana weeyba kadaranyihiin, marka ilaahaybaa inoo wada maqan. telkaga iisoo qor walaal.asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  10. OMG says:

    Somali ayaga is neceb wayo shalay waxa jogay kommunka siyasiyaal nogu yimid localka oo rabay iin ay ka hadlaan markaa ayey kaa wada carareen , qoof su al waydiyo waa lawayey kkkkkk iga walahi ah laba qoof ayaa laa hadlay kuwasina dad wakhtigi ay codayn lahayen maa ay gadhiin
    Somali oo dhaan waay iin laga qoro persun numberka oo kommun kommun dad lo xiil saro kadibna dalaad kudaa ahaan oo xafis leh iyo meel logu hagago waa iin la helaa , ninki wax bartay waa iin u cawiyaa hanoqdo lowyer , dhaqtaar , xafiska socdalka , xafiska shaqada , ingenör iyo mell walba oo aan yelanaa channel somalia ah oo dadkaas lagu marti qado oo laso waci karo , cml horta haa lafuro dhexdenaa waar is gaadh siin iyo dalaad danaysa arimaha somalida ku nool dalkaan kadib aan egno

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. Afrax says:

    Mabruuk asxaabta waxaan sugnaba allah mahadiis sharcigii cusbaa wuu soo baxay. wanaa la tuuray shuruudi 2 sano. Alxamdulilaahi.
    Halkaan ka aqrista.

    http://www.mynewsdesk.com/se/rodakorset/pressreleases/barnfamiljer-beroers-av-migrationsoeverdomstolens-beslut-1041607

    Waxii ku saabsan faahfahinta sharcigaan waxaan rajeeyna walaalkeen jimcaale in soo faahfahiya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Afrax says:

    Halkaasna ka sii aqriso hadana .
    I soo duceeya asxaabta maadama aan idinka farxiyay.

    http://louisedane.wordpress.com/

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. oday hore says:

    maxaa waye sharciga hore ama sharciga soo baxay afrax

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. hanad axmed says:

    haye ifraax goor mee la tuuray arinta laba da sano sharcigaan cusub goor mee soo baxay asaga na walaaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. radiya says:

    ASC dhamaantii waan idinsalaamay waa farxad in latuuray go,aankii nolosheeyna hakadka galiyay alxamdulilaah ilaah ayaa mahad dhamaanteed iska leh waxaan ilaahay kabaryaa in dadka ilmaha lagu xirayna lafuro iyo kuwa bilaasharciga ahna sharci qeerqabo lasiiyo oo waliba dagdag ah walaahi bilaahi aniga niyadiibaaba iga jabtay markaan sanad iyo labo bil dhiig sugaayay xitaa alaabtii waan iska xaraashay si aan isaga laabto laakiin hada rajaan yeeshay abaayo aasiya waakan tellkeyga iga soo wac 0727829711

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0