Home Wararka Caalamka Migrationsverket: Tirada Qaxootiga iska dhiibtay Sweden oo hoos u dhacday Mar kale

Migrationsverket: Tirada Qaxootiga iska dhiibtay Sweden oo hoos u dhacday Mar kale

0

Tirada Qaxootiga iska dhiiba Dalka Sweden ee helay sharciga Wadanka ayaa mar kale hoos u dhacday iyadoo gaartay halkii ugu hooseeyay ilaa sanadkii 2000 sida ay sheegtay Dowlada Sweden.

Sanadkii hore tirada Dadka iska dhiibay wadanka ayaa ka hoos martay 8,000 kun oo Qof sida laga soo xigtay warbixinta ay soo saartay dowlada.

tilabadan ayaa lagu sheegtay Hormar ay gaartay dowalda sida ay sheegtay wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard oo ka hadashey warbixinta cusub ee laga soo saartay dhanka Qaxootiga wadanka.

Sweden ayaa soo saartay sharciyo cusub kuwaasi oo sababay in qaxooti badan aysan iska dhiibin wadanka halka kuwa joogay qaarkood ay wadanka iskaga baxaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here