Tirada ardada dhigata SFI oo siyaaday

sfi-somaliska

Tirada ardada dhigata koorsada luuqada Swedishka ee loogu talagalay soo galootiga (Svenska för invandrare) ayaa kor u kacday sanadkii la soo dhaafay sida ay soo tabisay wakaaladada wararka TT. 96000 oo arday ayaa qaadatay koorsada SFIga sanadkii la soo dhaafay taasoo ka dhigaysa 5% kor u kac.

Ardadii bilowday koorsada sanadkii 2008 ayaa waxaa dhameeyay 60%. Ardada luuqadooda hooyo ay tahay ruushka ayaa ugu badnaa tirada dhameysay koorsada halka ardada luuqadooda ay tahay Englishka iyo Polishka ay ugu liiteen.

Waloow aan warbixinta lagu soo bandhigin tirada ardada Soomaalida ah ee dhameysay ama dhigata SFIga ayaa codbixin aan sameynay dhowr bilood ka hor waxay soo bandhigtay in qayaastii 50% ardada Soomaalida ee akhrisata Somaliska.com ay dhameeyeen koorsada SFIga.

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

13 Responses

  1. Muqdishaawi says:

    Sanadkii 2008 kalbadhkiisii ayaan billaabay isla sanadkaa dabayaaqadiisiina waan dhameeyay.

    Ardayda Soomaalida magaalo aan hadda degana ilaa 15 Arday ayaa dhamaysay imtixaankaan, waa hal iskool kaliya kuwa kale ma ogi xaalkooda kolba wax waa ka dhameeyeen.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Norrköping says:

    Magaaladaan aan degenahay ee Norrköping gobolka ösrtrgötland aad ayaa loo dhameeyey loona dhigtaa Sfiga.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. Mahad_örebro.sweden says:

    Asc

    waa wax muhiim ah in la bartaa afka wadan lagu nool yahay

    waxaa arkee magaalda örebro dad jooga 20 sanno hadana loo turjumaayo

    subxanalaah ilahey ayaa ka magan galney.

    Aniga muddo yar ayaa ku dhameeyey hadana sanadka soo socdo jaamacad

    ayaa insha alaah diyaarinayaa waana shaqeystaa masha alaah

    dadaalaa xaaji cabaas wuu gaaraa. marka magalada örebro somalida

    joogta waxbarasho iyo shaqo waa laga fiican yahay ee u soo duceeyey

    ilaahey ha soo hadeeyo aamiin aamiin aamiin

    ceeyrtana ilaahey ha ka madoobeeyo aamiin aamiin aamiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Muqdishaawi says:

    Waxaan ku Noolahay , Magaalada Dawladu ay u Qirtay in SFI ga Dhabta ah laga Dhigto . Waa Magaalo , SFI ga sidii loogo tala galay dadku u bartaan. Borlänge

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Galdile says:

    asc dhaman , salaan kadib nin baan maqlayey leh sfi ayaan dhameyey sanadka danbana jaamacad ayan galaya . se macquul ku tahay qofkoo aan ka bixid high school se jamacad u galaya . luuqadaan ad baranaysan wa local sax

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Massago says:

    Asc
    SFG-GA WAA WAXA NAGA REEBAY FACAANYA ANIGA WAABA II DHAMAA WAAYAY SAAN U DHAX JOOGAY OON U DHAXJOOGAY ASAANAHAA MACALINKI pensionär IGA NAQDAY ISLAAN KALE OO 61 JIRTO AA LEY KEENAY HADANA OO MARIE LADHAHO ASEEY MUGAAS KADIB HADANA pensionär IGA AADAY ASAAN MAHA ISKA QOTOMAA. NINKA YIRI SFI AN INA DHAMEEYAY AAN JAMACAD AADAA WAXEEY MACQUUL KU TAHAY GRUNDSK SAMT GIMNS GASS AA LII SIINAAA CML HADHOW MUGI LA DHAMEEYO JAMACADA AA LASOO QILENAA WAXAAN KU SOO GABAN GABEEYNAA HALKOO SHIRIB
    FARAJACEEY FADHIISATIII FÖRSENT YEGA FUJIHAA

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. DABKA says:

    masagaa waa jawaabtaadi shiribka

    Försent anaa kaa fujihaa ee fiidki seexo ina faaraxoow

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Bashiir Macalin { Abuxudayfah } says:

    Dabka :: aadbaa ugu jawaabtay walaal Massago.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  9. DAAHIR says:

    dadaala cabaasuu gaadha

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. DABKA says:

    waa mahadsan tahay abuxudayfah bro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Sak says:

    Mashallah mashallah..dumarku ha bartaan afka oo ha is dabaraan oo caruurahoda ha caawiyane.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. romeo says:

    asc waa mihiim in arintaas laga hadlo xaga wax barasho horta aniga sfi waxaan bilaabay 2009 waana ku dhameeyay isla sanadkiiba lkn dadaalkeena ma badna waa yar yarahay hadii aan soomaali nahay ee dadaala kolley raga iyo gabdhaha gabdhaha ayaa dadaa badan ee hadii aan nahay soomali wsc wwb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. unrees says:

    waa been iyo quraafaad waxaad tihiin daminin been sheegaya waan idin garaneynaa in weli aad dhigataan iskoolka oo aad waxba ka kororsanina ee dadka beenta ha u dhiibina,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1