Tuulo cunsuri ah oo magacii laga badalay

Tuulo ku taala koonfurta Sweden ayaa la go’aamiyay in magaca laga badalo ka dib markii ay soo baxday in magaca tuuladaas uu yahay mid cunsuri ah. Tuuladaan oo  hada loo bixiyay Österbo ayaa xiligii hore waxaa lagu magacaabi jiray “Negerby” oo la macno ah “tuulada neegerka” iyado magacaas loo bixiyay 40 sano ka hor.

Erayga “neger” ayaa ah aflagaado lagula kaco dadka madoowga ah oo aniga laftayda dhowr jeer laygu yiri magacaas. Maamulka Tuulada ayaa go’aansaday in magaca ay iska badalaan maadaama uu magacaas wax u dhimi karo dareenka dadka.

Ereyga Neger ayaa ah mid ay dadka madoow qaarkood isugu yeeraan balse ay ka caroodaan haddii qof cadaan ah ugu yeero. Waligaa maluugu yeeray “neger”? Maxaase dareentay haddii sidaa laguugu yeeray? Horta waa maxay neger aratidaada?

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

27 Responses

  1. fatima says:

    oo midabkaada oo lagugu sheegay maxaa ku jaban

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

  2. ramla says:

    mar hadii aad kasoo carartay wadankagii daruufo jira awged waa ku qasban tahay wax wabo inlaguugu tilmaamo qof walbo waxan aminsanahay inuu wadankiisa sharaf ku leyahay somali nabad insha allah

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 2

  3. abooto says:

    neger waxaan u aqaan qof xoogweyn oo foolxun laakiin cadaanku waxay dhahaan wixii madoow oo dhan laakiin caay oo dhan waa sugaa ninkii dhulkiisa ka soo tago oo meel kale yimaado

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  4. aden says:

    Niger waa magac ay labexeen madowga ku nool U S A.lkn waayihii dambe waxay noqotay naynaas guud oo kadhexaysa dadka madow oo dhan.Xumaan waa loo qaadan karaa wanaagna waa loo qaadan karaa aniga qof ahaan hadii laydhoho Niger waxba ma dareemo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. DEE,DARAJO? says:

    Asc/dhaman? Hadan u,gudo.galo mowduca,hadan kajawabo,ereyga,negar,negar waxan u aqana madow wuxuna kayimi itali,ama isbanish, marka hadan kahadlo samenta u igu leyahay magacas,wa 0%0,macnaheyga, wax cules,ah iguma hayo sa wan madowahay wana kelmed run ah ,hadan ugudbo sababta tas,an waxbo ugu arag aya waxey tahay,in an an somali ahay qofwalbo o somali ahna in u wax u arko midas maha ilen tas mid kaxun o an qofka korkisa ku o lin o naxli iyo dulmi iyo cunsuriyad ti ugu weyned ah ayey isticmalan o dowladoda iyo barlamankoda iyo shabkoda ayaba kudhisan midaso ah 4.5/ama adaris marka hadad rux adan midab iyo din iyo heybad iyo waxwalbo adan dhamin hadad tiri waxan wax kuqebsanena 4.5/sow matihit,cunsiri aabihis’ jawabta waxan udayay aqrista yasha sharaftaleh iyo mamulka mahadsanit

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  6. somali says:

    Micnaha erayga neger waa ADOON,
    waa magac aad in looga xanaaqo mudan sababtoo ah Alle mooyaane cid kale adoon looma aha.

    UAS, kacaan kii ugu weynaa ee uu ka dhali yayna wuxuu ahaa markii madowgu soo saareen,
    wareegta oranaysa, QOF CADAANA NEGER NAMA ORAN KARO MARKA LAGA REERBO DUMARKA CAANKA AH MARKAAN U GAL MOONAYNO WAY NADHIHI KARAAN FUCK ME NEGER,
    no one can say Neger accept while girlS only when we are fuking they can say fuck me holder Neger.

    MADOWGA DHEXDIISANA SIDA UU SOO SHEEGAY QORAAGA JIMCAALE CAADI AYAY ISKUGU YIRAAHDAAN MANA ISKU DHIBSADAAN

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. oday somaliyeed says:

    wad salamantihiin kuligiin eryga neger kama xanaqi karno hadan somali nahay sabtoo ah anaga waxnaga cunsurisan aduunka majogaan waayo 4.5 ayaaba kasiixun neger

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  8. Isse Gareed says:

    anigu waxaan qabaa Neger Erayo aad uga liita in somali hadaanahay aan isticmaalno waxbana uma arko eraygaas waayo somalidu waxyabaha foosha xun ee dhex yaala ee hadana lagu qanacsan yahay ama aan laga hortagin ayaa ka badan ray’i ahan waxba uma arko

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  9. Mohamed says:

    Aniga magaca Neger lama yaabani lkn waxaa ka sii xun somalida dhahado qof la siman waxaa tahay others cml 4.5 jaahilnimo iyo dabaalnimo ayaa gaarsiisay waxaan kula talinayaa jiilka cusub ee soo baxaaya in ey ka waantoban dadkii horay ee qabyaalada ama xaasadnimada dilooday.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. dhool says:

    Asc, oo maxaa noo diidey in aan annaguna u bixino magac dadka caddaanka ah aan ugu yeerno marka ey nayiraahdaan Neger.
    Waxaa jira cudur la yiraa Barras oo ku dhaca
    dadka, qofkii uu ku dhaco jikiisu waa cadaadaa.
    F.G. annaguba cunsuriyiin baan nahay, marka
    haddii leygu cunsuriyeeyo Yurub waba uma arko, waan qoslaa markii leygu yiraahdo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. DEEQ,DARAJO says:

    waat kumahat santahay MR,MOHAMED

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. fatima says:

    isma ogidine idinkuba cadaan baad dhahdaan maxaa ku jaban haduu madoow ku dhaho

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Saredo1 says:

    Kkkk neger waxaan u aqaan jareerta melkasta hajoogeene lkn cey uma arko

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  14. Nuurdin says:

    Sxb maxey ku kala duwanyihin africanka iyo cadaanka???

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. carees says:

    aniga erayga neger waxan u arka in uu yahay wax qaldan qasatan somalida in lagu dhaho wayo somalida wa dad asal ahan ka sojeda carab sidas darted lama dhihikaro somalida wana ka qurux badanahay afrikada kale allah ayana kuma hadsan tas

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  16. Saredo1 says:

    Soomalida carab qaar ayaa kasojeeda sida isaaqa iyo daarod ka lkn soomalida odhan neegar laguma tilmaami karo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  17. ilwaad says:

    waligay ma laygu yeerin mana ogolaadeen in laygu yeero neger waaban dagaalimi lahaa hadii xataa somali kale iigu yeedho

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. madiino says:

    ASC SOOMALIDA NEEGAR MA AHA UMANA EKA LAAKIN IYADA AYAA RAAD RAASATA IN AY NEEGARKA ISKU DARTO NEEGARNA MICNIHIISA WAA JAREER QAAR KA MID AH SOOMALIDA AYAA LAGA YAABAA IN AY U EGYIHIIN NEEGAR LAAKIN LAMA WADA DHIHI KARO SOOMALIDA DHAN WAA WADA NEEG WCS

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  19. madiino says:

    ASC WALAAL SAREEDO LABAD AAD TILMAANTAY QOLO WAXAA JIRTA AGA EG MIDAB IYO DHAQANBA LAAKIN MAADNA TILMAAMIN NASIIB WANAAG CARAB NIMADOODAN LAHUB

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. fardowsa xaji xuseen says:

    erayga neger ani waxanba u aqanay fan ama qof laga cabsado oo xoog leh lkn cawo waxan ogaday in ey tahay caay lkn ani fan leba umalenjiray

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. fatima says:

    africa waa qaarad midab ma aha dadkaan intaa waxaan dhahnaa cadaanka marka hadii la yiraah madawga ma ceebaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. carees says:

    somalida kuli wa carab taarikhda halabarto qasatan sareedo .sareedo adiga wax walba wad so dhawesa wan kula yabay runti k.k

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Saredo1 says:

    Kkkkkk taariiqdu ma mid cusubaa mise waa tiihore

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. bishaaro says:

    Waa eray Wadan luuqadiisa ah anagaba Carabta waxan dhahan (dhag cas) wixi cad waxan dhahana (gaalo) xata wadama yurubiyanka waxay leeyihin dad muslimin ah wixii aisyan ahana waxan dhahan (shiines) amam ( indho yar ) marka anagaba magacyo badan ban dadka u bixina .. neger hadii aad diido wuu ku qabanaya haddad yeeshana wax kama qaadayo ,, ani waa la i dhahay waxanaba si dhaha , jå jag är neger … marka madow yahay hadii la i dhanaa waxan dhaha masha alla waa midabkeyga somalida xiligan waxaa mooda in aay wax soo fahamayan masha alla …

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. YAAAP says:

    HAWIYAHAN LEH NIN WADAN KISI KASO CARARAY WADAN WAXA QASAYA SOO IDINKA MAHAN EE MEESHAN NA DHIGAY MAANTA, DIB ISIGU NOQDA DIB

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. abdirahman sh. dahir osman says:

    waa idin salaamay waa inta si wanaagsan u hadashay waxaan la yaabanahay ninkaan la dhahaayo yaap waxaan ku sheegaa meesha ma ahan meel qabiil lagu aflagaadeeyo marka dhor ixtiraamka mesha mida kale waxan u maleynaa waxa tahay dadka la soo cadaadiye dabcan hadii aad thay mahan in aad meelaha qaar aad afka ku furato marka bro anshaxa raiga dhoor hadii aad hawiye wax u qabto rag hawiye wey buuxan hotooda ka dheh sida aan filaayo qabiil waad ka dhalatay marka aan iyo cudurka aad qabto meelaha ey ku wanaagsan tahay keey adiga dhooraayo anshaxa iyo aqlaaqda mar dambe meeshaan ha la soo hor istaagin waxaas iyo wax la mid ah waa iga waani iyo talo hadii kale meesha ey ku geyso ayaan arkeenaaaaaaaaaaaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. Somalijecel says:

    Niger! Dadka ku nool dunida horumartay wax wey diidi karaan waxna wey yeeli karaan maxaa yeelay waxay yaqaanaan xuquuqul insaanka, naxliga iyo dulmigana waa hore ayey ka gudbeen, balse annagoo Somalia waxa aan ku hayno is og maxaan Niger ka diidnaa.
    Somalia wax Niger ka weyn ayaa dadka lagu hayaa sida ay walaalehey kaleba sheegeenna 4.5 qof wax ku qaybsanayo oo dad dhan oo jiro waa bar dhahaayo Niger wax uu ka diidaba ma laha. Wabillahi Towfiiq.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0