Ururka Fatwada Yurub oo shaaciyay bilashada Ramadaanka

Ururka Fatwada iyo Cilmi Baarista ee Yurub kaasoo ay ku midaysan yihiin ururada Muslimiinta ee ka dhisan Midowga Yurub ayaa shalay shaaciyay taariikhda la filayo in ay bilaabato bisha Ramadaanka. Ururka oo warqad dheer soo daabacay ayaa sheegay in bisha Ramadaanka ay bilaaban doonto maalinta khamiista 18 June.

Ururka ayaa warqada ku daabacay in bisha cusub ay dhalan doonto 17 June balse aysan macquul ahayn in isha lagu arko, balse khamiista 18 bisha laga arki doono inta badan wadamada Afrika.

Ururka¬†European Council for Fatwa and Research ayaa xaruntiisa waxay ku taalaa maagaalada Dublin ee wadanka Ireland iyadoo uu madax u yahay Sh.¬†Yusuf al-Qaradawi. Ururka ayaa sanadkasta soo saara go’aamo iyo talooyin ku saabsan Ramadaanka.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. Amal says:

    Ilaah caafimaad hanagu gaarsiiyo Tack walaal wax walbo waad noso gudbisaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  2. ina says:

    asc .wankusalamay wallken jimcaale mahasanid kun iyo kow jeer qer allaha kasiyo waxyabaha aadnoo soo gudbiso markasta allah waxan kabaryeenaa in bisha ramadan cibado suban cimri iyo cafimaad nagu garsiiyo kan iyo kuwa kaleba ee soosocda amiin amiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. asmaa says:

    mahad sanid akhbaarta bisha barakeysan waan u baaneyn WAXAAN SE U BAAHNAA INAAD MARKALE NOOGU SOO CELISO BARNAAMIJ KUSAAB SANAA SAKADA AAD IYO AAD AYAAN UGU BAAHNEYN KHEYR HEL. JIMCAALE 100 KII DOOLAR MEEQAA SAKO KABAXDA 1000 KR, SE IMISAA SAKO KABAXDA? WAANA KUMAHADSAN TAHAY
    HOWLAHA AAD BULSHADAADA U HAYSO JISAA KA LLAAH.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Ahmed siciid says:

    walaalo 100 shiilin yahay waa laba shiilin iyo badh dolar waa laba dolar iyo badh karoon waa laba karoon iyo badh waa dirham waa lamid lacagoo dhan waa sidaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0