Video: Daawo xaalaada tahriibka badda

Vidowgaan waa mid la soo galiyay bogga Facebook oo muujinaya doon ay ka buuxaan Soomaali oo dhex socota badweynta. Vidowga ayaa waxaa ka muuqda Soomaali qaar badan ay gabadho yihiin oo ka sheekaysanaya safarkooda iyo xaalada ay ku suganyihiin. Daawo!!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

14 Responses

  1. Hargeysaawi says:

    Inaa Lilaah, walhy waan naxay, waligey nafteyda bartaa kumaan soo amineen

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 2

  2. fahad says:

    Amuuraha allow sahal allow somali iimanka gali rabiyoow …yurup matacab ayaa yaala ..

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  3. Elman says:

    Reer waqooyi ma naxaan weyba heesayaan, Yaa u sheega in yurub sharci laga siinaynin Lugu celinaayo somaliland,

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 4

  4. hamse says:

    kkkkkkkk Elman kan la baxay sxb adiga miyaa sharciga qaybinayana, xaasidnimadu waata dalkaagii intaad soo gubtay halkaas ku dhigtay ee hadalkaaaga ka fiirso dhataqle yahow

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. Elman says:

    Somaliland dowlad isku sheegtayee maxaa soo tahriibiyey, Weliba Doonta korkeeda ay Ku heesayaan meesha ay allah ka baryi lahayeen, sharci koleey ma jiree marfashkiina Ku noqda, Ama luuqada reer Xamarka soo barta, si sharci u heshaan Kkkk

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 2

  6. hamse says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  7. Abdinasir says:

    War midka hamse la baxay miyuu waalan yahay maantee ma waxuu xaasidiin ku tilmaamaayaa reer koonfureed kkkkkkkkkk teeda kale waxa doonida wada saaran waa wada beesha dhexe oo gaajada kasoo cararaaya war heedhe maxaad qurbaha kasoo doontay wa shaqo sax ileyn amaan waad heesataa adeer anagu kheyradka aanu leenahay aawgiis dadkeena badigooda amsoo barakicin bal u fiirso qurbaha marka aad timaado waxaad arkesaa in ee qawdhaniinta ku badan yihiin maxaa coz gareeyay ? waa su’aal amskaxda daalineysa balse jawaabteedu ee cadahay waa shaqo la’aan iyo nolal xumo si aad nool aad ku noolaato u heshaad dontaas usoo raaceysaan maxaa doontaas looga waayay 1 reer koonfureed waa su’aal mise cuqdad baa ka qabtaan oo reer koonfureedka inta bada idinku ridaan ayaad ka baqeysaan sidaasad isu aruursateen war ileyn tanoo kale xitaa marka ee tahriibaayaan qabiil bee ku tahriibaan alow kuwaan sida aad qawmu luud u halaagtay dhulka ula gooy ileyn waa cawaaniin aan damiir laheyn xaasid nimo iyo cuqdad baa intaas idin geesay subxaanalah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  8. balqiisa says:

    War abdinasir habarka ka dhaaf dadku waaa muslime siii kale almiino ula hadal no habaar

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  9. ilyas says:

    Kkkkkk balqiisa daa ha habaar tamee ciduu wax kaga qaadayo losserka. wax ma tare noociisaasa ayaa dalkiisa soo walaaqay maasuu qurbo nacas ka NAC NAC leeyahay akhas runta haka guban akhasyay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. ilyas says:

    Habaarkaan Ku qoslay’ kkkkk teeda kale ma jareerbaa qabyaalad cid kale Ku caayaysa weger’ dhulka aad Ku sheegayso barwaaqada maxaadse u joogi wayday oo aad uga soo cararteen sowmaydaan bahaloobin oo aydaan mooryaan noqon.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. mr bean says:

    Ha ha ha ha Jimcale WAAd ka gubatay hadalka Hamse deetana hiden ayaad saaratay ama hadh ninka kale ee sidii islaamaha habaartamayana ma aadan saarin halkaas ayay jidh xun nimadiinu ka muuqanaysaa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. sabuura says:

    Asc somali weyn marka hore aan duceysano qaxootinimo maaha wax lagu faano ha la dreemo dhulkeena qiimihiisa ninka leh reer xamar hadalkood soo baro waxaan leeyahay ceebtaada kun ogtahay kow looguma daro somaliland adiga sharci uma haysid geed walbaa intii gubtaa garab taal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. mr bean says:

    Sabuura Rag waxaa jira sidii Caruurta u hadaaqaya oo xaarkooda walaaqanaya fadhi Ku dirirna ah’ meel ay kasoo jeedana aan aqoon malaha baaruudii xabada ayaa wax u dhintay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. Nasri ahmed kaahin says:

    Asc elman hno anoon ku caayin kuna canaan mid aan kuu sheego somalia haduu dagaal ka dhacay xamar kaliya dhibaato kama jirto talabaad haday reer somaliland ay isku dhiibaan reer somalia maad cuni diinta ay haysato ayay haystaan dhaqanka aadbhaysato ayay haystaan isku luuqadna waad tihiin lkn mid aan kuugu daro anoon qolodaas iyo qolodaas aan odhan somalidu ma inta xamar unbaa somaliland xaq ayay u leedahay inay naga goosato waayo iyagoo frihet u haysta inay dawlad gaar ah noqdaan ayay idhaahdeen wllahayaga somalida ayaan isku wax yeelanaynaa balse waxaan noqonay doqon bower yeelatay oo intaan cabudhinay ayaaan dadkaagii xitaa iska dhaaf xoolohoogii rushaynay midna aan kuugu daro ee calanka buluuga ah waxaan keenay somaliland kaana hor qaatay xornimada markii way awoodeen inay dawlad noqdaan balse somalida kale maad wax ku darsatiin ayay idhaahdeen anoon kugu habsaamin waxaan kuu sheegayaa calanka buluuga kaligaa ma lihid ee sidaas ula soco afka aad tiri soo bartana ma aha af oromo ee waa somali uun reer xamarku kuma hadlaan af ka duwan ka somalida waxay ku hadlaani waa somali uun hno untaa canaanta ahna iga raali noqo cuqdada caloosha kuugu jirtana ilaahay danbi dhaaf weydiiso waayo dad kula diin ah ayaad iska waynaysiisay ilaahayna intii muslim ah dhexdooda calool fiicni ha iskugu beero wasalaamu calaykum waanad salaaman tahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0