Video La Yaab Leh: Xagee ka yimid baabuurka?

Dhinac kasta oo aad ka eekto videogaan waa mid la yaab leh. Baabuurka qarsoon ee shilka galay xagee ka yimid? Waa su’aal ay dad badan iswaydiinayaan. Videogaan oo internet si weyn ugu baahay ayaa dadka oo dhani la yaaban yihiin halka uu ka yimid baabuurka. Daawo intaa doonto. Xagee ka soo baxay baabuurka?

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...