Video: Sidee dareemaysaa haddii ay qoraxdu madoobaato adiga oo diyaarad saaran

Shalay waxaa qorax-madoobaan laga arkay qeybo badan oo ka mid wadamada Asia iyo Australia, iyadoo muuqaalkii ugu xiisaha badnaa uu soo duubay nin Saynisyahan ah oo diyaarad saarnaa markii uu dayuxu isku gunaanaday iftiinka qoraxda.

Daawo muuqaalka dhamaantiis si aad u aragto quruxda abuurka Allah.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. Farxiyo geedi says:

    Webkaan wuu micna Beeleymawaxaad sooqorta weysay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. Farxiyo geedi says:

    Webkaan wuu micna Beeley mawaxaad sooqorta weysay walaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2