Video: Wareysi ku saabsan xiritaanka shirkadaha hagayaasha qaxootiga (Etableringslots)

2

Sida aan shalay soo qornay Hay’ada shaqada (Arbetsförmedlingen) ayaa si lama filaan ah u joojisay adeega Shirkadaha Hagayaasha qaxootiga cusub (Etableringslots) oo ay ka macaashi jireen shirkado badan oo Soomaali ah. Sababta loo xiray adeega ayaa lagu sheegay in ay faraha ka badatay cabashada ka imaanaysa isla markaana xitaa shirkadaha qaarkood ay la shaqeeyaan argagixisada.

Hadaba waxaan wareysi la yeeshay agaasimaha shirkada Tensta Lots  oo ka dhisan magaalada Stockholm, kana mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee adeegaan bixin jiray. Abdirizak Noore ayaa iiga waramay aragtidiisa ku aadan xiritaanka barnaamijkaan iyo sida ay u saamaynayso Soomaalida ka shaqayn jidhay. Daawasho wacan!

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here