Vilks oo wali cabsi ku nool

Ninka nabi maxamed (nnkh) aflagaadeeyay dhowr jeer ee lagu magacaabo Lars Vilks ayaa xalay saqdii dhexe booliska u wacay ka dib markii uu sheegay in gurigiisa daydka uu yaalo bambaano. Booliska ayaa durbadiisa goobta xiray oo aan wax faahfaahin ah ka bixin sheyga guriga laga helay. iyagoo sheegay in aysan cidna joogin guriga.

Vilks ayaa ilaa iyo maalintii uu sawiray kortoomo uu ku aflagaadeynayo nabiga waxa uu ku noolaa cabsi iyo dhuumaalaysiga, isagoo dhowr jeer laysku dayay in la dilo. Dowlada Sweden ayaa waxaa uga baxda lacag badan oo lagu sugayo amaankiisa.

 

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Umu Sundus says:

    illahey hakaso in loo dilo si,aa naxariis leheen insha allah wuu marayaa ciqaabteeda

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  2. two cmment says:

    ilahay nacalada ifka ha ugu keeno yahuudka insha allah wuu mari aflagaadada NABI MUUXAME {NNKH} IQAABTEEDA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Hamdi says:

    Nacala tullaahi caleyk .aduunka ciriiri ayuu ku nololan aakhirana cadaabkii rabi

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. nabi maxamed NNKH says:

    WAXAAN NABI MAXAMED NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKIISA HA AHAATO, ANUU ODAYGAAS WAXAAN KA CODSAN LAHAA HAL WAXAAN ODHAN LAHAA WAXAAD CAAYI KARTAA HOOYADAY, ABAHAY, WALAALAHAY, GABADHAYDA IYO ANIGA NAFTAYDA LAKIIN KA DHEEROW NABI MAXAMED NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKIISA HA AHAATE.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. umu mascuud says:

    asc waxaan ku sarsanlahaa arintaan ninkaan cabsida kunool wuxuu shaqaystay buu helay inta uu noolyahayna sidaa buu ku nolayaa insha alaah nebi mohamed naxariis iyo nabdgelyo korkiisa ha ahaatee waa ka weynyahay gaal futo cad kartoon uu sawiro isgaa aduun iyo aakhiro isku imtaxaanay waxaan lehaya dulinimo kunooloow intaa nooshahay aduunka aakhirona cadaabul jahanama

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. mohamed says:

    waa nin fulay ah aduunka hadii laguugu waar diyeeyo yaa aaqiro kugu waardiyeeynaaya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Maymuna Sheikh says:

    Nibi Maxamed csws elle ayaa kadortay qalqigiisa kartoon kofaar xon sameeyayna waxkaqadimaa
    asna cabsidaas ayuu kujiri insh allaah aduunyo aqirana cadaabta jahanamo ayuu kuwaari bi idnilaa
    waxaana rejeyhaa in uu udhinto silac iyo saxariir insha allaah dowlada Swedan wax eykacelinkarto majiro hadii
    tisu dhamaato ama hailaaliyaan ama haiskadaayan waxaba umaterikaraan asna naftisa ayuu benushegay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Cirro says:

    Gaalkan nabiga caayay waligii cabsidaa ayuu ku jirayaa aakhirana cadaabta oo uu ku waaro ayaan u rajaynaynaa haduu ka toobad keeni waayo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0