Waa imisa tirada Soomaalida iska dhiibtay Sweden sanadkaan?

Iyadoo tiradii ugu badneyd ee qaxooti ah ay taariikhda Sweden soo galeen bilihii ugu dambeeyay, ayaysan sidaasi u kordhin tirada Soomaalida iska dhiibtay wadankaan. Guud ahaan tirada qaxootiga Soomaalida ayaa hoos u dhacay sanadihii la soo dhaafay ka dib markii ay Sweden adkaysay bixinta sharciyada.

Hadaba waa imisa tirada Soomaalida soo gashay Sweden sanadkaan? Soomalida ayaa kaalinta tirada qaxootiga wadanka soo galay sanadkaan waxay kaga jiraan nambarka 6-aad iyadoo ay iska dhiibeen wadanka dad gaaraya 4 567 qof kuwaasoo 29% la siiyay sharciga halka 12% diidmo la siiyay. 59% ayaa waxay faro ku lahaayeen wadamo kale kuwaasoo iyaga uu qabtay sharciga Dublin.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Abdirizak_27 says:

    waxa dhan markii lasku cel celiyo kun aa la qaabilay aa u fahmay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Liban says:

    Aniga waxan aminsanahay horta waxa yareyay somalida waa in eey jawiga lasocdaan oo waa lakala warqaada rag meshan kujabay aya uwaramay si eey ugalexdaan meshan leesku adkenayo,teda kale waxan aminsanahay 2014 till 2015 somalida sharciga lasiyay iyo kuwa loodiiday waxa badan kuwa loo diiday sharciga waxa dhihi kara wakulaba hibaarman kuwa lasiayay sharciga ama xeeer haqabto ama mar marsiya kalaba halo so maree,inta kaheshay sharciga allaha ubarakeeyo inta loodina hasabraaan waa helayan insha allah oo ha ku samran qadarata ebbe hana ogaadan maalin uun hadey noolyihin in lasiin doono waa mahadsantihin,

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 0

  3. Nashad says:

    Waxaan Amin sanahay wadankaga wax kudhamo inadan helidonin. Dadki badana. Aqli ayeey yeshten

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. yaaban says:

    Asalaamu calaykum dhamaantiin walaala yaaloow dadkan ay keny uga dhegantahay ma ila fahanteen ma waxay ka tahay wadaniyad oo dhulka iyo dadka ayey u turayaan mise waa arintii xaamiyada iyo qabiilka oo nalaku yiri 2006 .maxkamaduhu diin bay difaacayaan hala dagaal galo imis qof baa ku dhimatay xagee arinkii ku dan beeyey itopia sowtan walaaleheena oo galgaduud.baladweynie .garbahaarey lagu wareejiyey oo weliba gabdhaha guursadey meeyey cadowgii shalay aad noo sheekteen mise arintu waa shalay cabdulaahi ..maantana axmed madoobe ayaa cadoowa bala warka ha noo dhilaan dadkan kenya ay kaga dhegan tahay dalkan la sheegayo sow kaynu nabadba udiidanahay ma aha dadkuse sow kaynu guryaha ku gubayney ma aha mise hada waa miyirsaney oo kabcadii baan ku soo xajiney xamar laga dhisay hadaad kenya necebtahay dalkiisa xaa ku dhoobay nayroobi waxa dhooban waa soomaali dalkiisa mawdeysidoo haduu darbi dhistayse dhurwaa isba is cunaya ariigaaga maka oodateen miyaa aryaa soomaali miyirso mukhdaa la dee

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 4

  5. qadan says:

    somali rabbi haa uugar garo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Sucaad nasir says:

    Asc walaalayaalow sharciga diidmo ayaa la isiiyey markii horana hooyadaa ayaa ii dacwootey oo waan ka qaangaarey waa iska soo baxey italia ayaa faro iga qaadey bishii 4aad sanadkaan bishii shanaadna intaa iska dhiibey hooyadey iyo walaalahey ayaan la noolahey lkn waa ku celineynaa ayeey idheheen booliska ayaa arinteyda lagu wareejiyey lacagtana waa lagoostey ee bal fikrad isiiya hadaa wax igu dhaantaan xagee ka bilaabaa arin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. ciilow says:

    Dadka sharciga Dublinka qawan raway ayaan ka mid ahay lkn sverige furaha nolosheda ayey noqotay ma ilaawi dooni

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0