Waa kuwaan Soomaalida u sharaxan baarlamaanka Sweden 2014

Doorashada Sweden ee 14 September dhici doonta waxay noqonaysaa mid taariikhi ah, qaasatan Soomaalida ku dhaqan Sweden iyadoo 23 musharax oo Soomaali ah ay doonayaan in ay soo galaan baarlamaanka Sweden. Halkaan waxaan idin kugu soo bandhigayaa magacyada musharaxiinta iyo xisbiyada ay ka tirsan yihiin.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. faarax says:

    Lycka till!

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. saxar says:

    wan so dhaweana qasatn waxan leyah abduqadir wa nin culs wax badan ka qaban kora somalid wax uu qabsha alaha kugu guelyo abduqadri valkomen anigo dagan landskrona

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Mohammed ALI says:

    WAXAAN HALKAN UGA HAMPALYEEYNAYAA XILDHIBAAN CABDULQAADIR.
    WAXAAN LEEYAHAY HAMPALYO KAABO MALABAD IYO MARSADAXAAD HAMPALYO MUDANE XILDHIBAANE. HANA KIBRIN HADAAD KU GUULEYSATO OO IS ILAAALI DADKU WAA MARQAATI
    WEYNA OGYIHIIN TAARIIQDAADA.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Nin Yaaban says:

    waan fahanay lakin qabiila dooda nooma sheegin meeqaa laan dheer meeqaase laan gaab si aan u ogaano

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4