Wadankee ugu saacadaha dheer xiliga Ramadaanka 2016?

10

Iyadoo aan ku jirno Ramadaanka oo Sweden ay ku soo aaday bisha Juun taasoo ay aad u dheeryihiin saacadaha soonka, ayaa haddana waxaa jira dhowr wadan oo kale oo ka sii liita Sweden. Waa kuwaan 10-ka wadan ee aduunka ugu saacadaha dheer xiligaan:

10 – USA 16 saac io 22 daqiiqo.

09 – France  18 saac iyo 5 daqiiqo

08 – Belgium  18 saac iyo 31 daqiiqo

07 – UK  18 saac iyo 44 daqiiqo

06 – Canada 19 saac iyo 15 daqiiqo

05 – Sweden   20 saac iyo 03 daqiiqo

04 – Norway 20 saac iyo 07 daqiiqo

03 – Germany 20 saac iyo 11 daqiiqo

02 – Russia 20 saac iyo 23 daqiiqo

01 – Iceland  21 saac iyo 03 daqiiqo

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here