Wadankee Yurub ugu fudud in laga qaato dhalashada?

8

Sanadkii 2014 ayaa guud ahaan wadamada midowga yurub (EU) waxay dhalasho siiyeen ajaanib gaaraysa  890,000 qof, iyadoo wadanka Spain uu noqday kan ugu gacanta furan dhinaca dhalasho bixinta. Iyadoo ay soo raacaan Italy, UK iyo Germany. Dadka ugu badan ee baasaboorka ka qaatay EU-da ayaa ka soo jeeda Morocco, Albania iyo Turkey.

Wadanka Spain ayaa baasaboorka siiyay dad gaaraya 205 900 qof, halka Italy oo kaalinta labaad gashay ay siisay dad gaaraya 129 900 qof. Dadka ugu badan ee Spain ay sharciga siisay ayaa ka soo jeeda Morocco. Soomaalida ayaa sharciyada ugu badan ka helay wadamada Sweden, UK iyo Holland.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here