Warbixin ku saabsan shaqada safaarada Sweden ee Addis Ababa

Wakiilka Somaliska.com ee magaalada Addis Ababa ayaa booqasha uu ku tagay safaarada Sweden ee ku taala Addis Ababa waxa uu u kuurgalay shaqada Safaarada isaga oo nooga soo diyaariyay warbixintaan.

Safarada Sweden ee ku taala dalkan ethiopia caasimadiisa addis ababa, ayaa so bandhigtay shuruudo muhiim u ah midnimada reeraha somaliyed taasoo ku wajahan qaababka ay u xaraynayaan foomamka iyo shuruudaha looga baahan yahay.

Qof walba oo xaraynaya form cusub ha ahaado qof horay u xaraystay ama mid hada dacwadisa bilabaya, waxaa loga bahan yahay shurudahan,

1: Caruurta an qaangaarin waxay isticmalayan formka nambarkisu yahay (163011)

dadka kawayn 18 sano waxay istimalayan formka nambarkisu yahay (161011)

waxa ay kasiman yihin labaduba formka ah ( Family details appendix to your application nambarkisuna yahay ‘ 239011 )

2: Foormka lagu dalbanayo passaporka loyaqan alien passport, waxa uu noqonaya mid ay kasiman yihin dhaman codsadayaasha qadanaya formka,

dhamaan formankan waa inay ahaadaan kuwo loobuxiyay si saxa mid kastana laga soo kiciyo hal koobi,

3: Caruurta aan qaangaarka ahayn ee maraya tijabada dhecanka DNA haddii aysan lajoogin labada walid mid kamida waxa u qadan dona waraaq ay soo saxiixi doonto cida ay doonayaan inay lamidobaan, kadibna way so celinayan.

4: Dhamaan dadka ay u dacwonayan dadka haysta sharciyada leh calamadahan so socda ma bixin doonaan wax lacagah kadib xaraynta formka,
( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA P5, )

Ayadoo lagu jiro xili ay dadku aad u xaraynayan dacwadahooda ayaa hadana waxa jira in safaaradu aysan haleelin inay qaabisho dhamaan dadkas balse malinkasta ayaa waxa xareeynaya formka 20 qof ama 5 Qoys.

Ahmed Dhicis Swedish Embassy, Addis Ababa, Ethiopia.

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

43 Responses

  1. cashira says:

    walala axmed anigu waxan haysta sharciga AT marka ma lacag aya lagu so ragay walal anigu wali ma xeerayn fomka sababto ah waxan ahay dadka lamanaha ah ee wali dacwadoda goan aya ka gadhin dawladu marka hadad garanaysid wa imisa lacagtu qofka kaliyah oo adeegsanaya sharciga AT walal mahad sanid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

    • cadefidow says:

      maba lagaarabee waa imisa maxeey tahay abaayo tankale inta lamaanaha guaan lagagaaraa waad saxantahee iska sug waxba ha xareen

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

    • Said says:

      Walaal aniga familkaygii wuxuu joogaa Nairobi kenya waxaana maqlay sifaaradii wayxirantahay goorma ayaa lafuridoonaa dibse ma loo bilabi doonaa howlihii xaraynta dacwooyinka midaynta qawsaska soomaaliyeed Mahadsanid:

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Cadan says:

    Asc walaal waxan kuweydina dadka heysta calamadaahas shegtay lacagta lagama raba miya mise wa laga dhiman xooga. Formka hadi ay xareeyan kadib maxad ulajeeda mar hadi ay formka xareeyan ay bixiyan waxna maba looga bahna.qodobkas i sharax ado mahadsan. Asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. abdirashid says:

    asc.sharaxadii oo dhan halkas ayay ku qoran tahay ,waxii ka baxsan sharaxadas ayaa u bahan in wax layska waydiiyo.lakin waxii halkas ku qoraa ayaad hadana wax kasii waydiinaysaan see wax u fahantaan cajiib,,,,,,,cashira sharciga AT hadad haysato lacag lagama rabi aya lagu yidhi ,maxay tahay su,aasha aad qabto?si fiican u akhri waxa mesha ku qoran walaal

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  4. bravom says:

    yes !!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. Sakilove says:

    Asc dhaman bahda somaliska runti waxaa ka jiro dhib weyn safarada maxa yelay mudo 9 cisho ah ayan taga illa iyo hadane wax isura galay majiro markaste waxan taga habenki waqti danbo marka wlh xitaa waxey indhaheyga qabten quf weyn oo maama ah markasta weyna timada saki wey ilmeysay maxaa yelay malinkasto tagsi ayee waqti danbo so kireysaneysa managasho gudaha marka koley sa’id aye dhib ugu qawan bulshada ka xareyso hada dacwada illaa iyo hadane wax laga qabtay majiran asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Bashir abas says:

    Makujiran dadka aan wax iskudhalin jimcale?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  7. Nimco yasin says:

    As,walal jimcaale dadka ilmaha aan dhalin maxa war lagahayaa? Jwb cidkasto oo iiga shaafiso su,ashayda waan umahadanaqi laha?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. Janagale says:

    As,dhamantin wan fahanay shaqada kasocoto adis blse kenya way xirantahay kampala macaga badno marka umuraha Allah sahlo kuwa aan carurta dhalin maxa lo malayn kara?mala ilobay malahadal haya o raja may leyihin,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Su,aal qabe says:

    Walaal warka Axmed dhicis warkiisa waan fahmay laakiin waxaa ilaa hada aan kala cadeen warka qeyb ka mid ah oo sidan u dhacay(Qof walba oo xaraynaya form cusub ha ahaado qof horay u xaraystay ama mid hada dacwadisa bilabaya, waxaa loga bahan yahay shurudahan)?????
    Dadkii hore oo jawaabaha sugayay oo foomka horey u xareeyay ma dib ayay markale u xareenayaan warkaas kala cadee walaal mise waxay sugayaan jawaabtooda????? foomka laguu dalbanayo baasaboorka ma waxaa laga rabaa ruuxa laga qaaday D.N.A? mise marka hore ayaaba la xareenaya walaaloow meeshaas bal kala saar ? waxaa jira dad horey u xareeyay oo jawaab sugayaal ah dadkaas ma waxbey sameenayaan?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. duqaa says:

    asc walaal wali wey dhiman tahay dadka aan wax isku dhalin waxana kala socota wabsetka er.se svarige radio faa faahin fican meshaas ayaad kaheli dontaa walaal asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. ugaaska says:

    wallaal waad sln marka hore adiga iyo inta kula shaqeeso sln kadib waxaan rabaa inaad ii kala cadeeso warkaan cidii jawaab suge ah oo ma waxaa laga rabaa iney form cusub xareesato mise waa iney iska sugto ilaa loga soo jawaabaayo walla ii kal cadee midaas mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. abdi says:

    as

    duqaa xagay uga jirtaa warbixinta aad sheegayso svarige radio

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Abubakr says:

    Asc wr
    Alaahow wax kheyrka na waafuji Islaamkana quluubtooda isku soo dum. Aamiin.
    teeda kale waxaa cajiib ah in dadka qaar ay weydiinaayaan warbixinta meesha ku qoran, Ilaahay ha idin siiyo caqli aad wax ku kala garataan ayaan leeyahay dadkaas. Tan kale waxay tahay maxaa laga yiri arinta dadka aan wax su dhalin mideyntooda maxaa laga soo saaray ama maxaa shuruud ayagana hortaala, taas ayaan rabaa inaan ogaado aniga. waa mahadsan tihiin bahda Somaliska. (Jimcaale)

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. abdi says:

    waa kaas moshinka
    Betänkande 2011/12:SfU12 DNA och anhöriginvandring

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  15. abdi says:

    waa kaas moshinka
    Betänkande 2011/12:SfU12 DNA och anhöriginvandring waxaa galisaa cinwaankaa qaybta searching ka ee webside ka baarlamaanka
    riksdagen.se

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. dhanka saxda ah says:

    DADKA JAWAAB SUGAYAASHA AH YANAY FOOM CUSUB XARAYNIN WAA IGA TALO EE HA SUGAAN JAWAABTOODA, KUWA AAN XARAYNIN HA XARAYSTAAN, HADA, DADKA AAN WAXBA ISKU DHALIN MEESHA KUMA JIRAAN ARINTOODUNA MA CADA EE YANAY IS LUGOYNIN, WAAYO KUWA XATAA CARUURTA ISKU DHALAY KUMA AYAAN RASMII AHAYN ILA HADA DADKU WAXAY LEEYIHIIN HALK REER AYAA LA SIIYEY KUWAAS OO KU QORAN BISHA 15 CID KALE OO LA SIIYEYNA MA JIRTO, MARKAA HALA SAMRO, HANA LA BILAABO DADAAL ILAYN FADHI WAXBA KUMA YIMADEE MUDAHRADYO BALADHAN HALA SAMEEYO OO KU DOODA WAXAN XAQ AYAAD U LEEDIHIINE.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. saacid says:

    akhyaarta waxaan idiin hayaa war cusub, saaka oo isniin ah waxaa safaaradda kampala ee sweden ay siisey pasaporkii qoyskii ugu horeeyey oo ka kooban hooyo iyo labo gabdhood ay dhashay dadkan oo u horey looga qaadey DNA 2011 hadda ayey heleen ogolaanshihii, waxeyna noqon doonaan inta la ogyahay qoyska ugu horeeya ee a baxa uganda, hambalyo walasheey shariifo abtidoon iyo caruurteeda.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. Daadaa says:

    Asc all walalayal aniga aya ka xarestay adis ababa 28/02/02 sharciga (ac) ayana ka mid ahay xareynta wax lacak ah ma la iga qadin lakin (form visa) aya kulifaqan xarenta oo la iga qaday lacak dhan 1950 birta ethiopia qof yar iyo qof weynba wa laga qadaya lacaktas qofka leh ethiopia wax malaga xareyo ya u shegay hadu adis jogin dadka jogo hala xiriro asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. deeqo says:

    asc walaal warqad ma ciyaalka laga rabaah mise walidka in uu soo sixiixo ii jawaab dag dag mahada senid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

    • Ahmed dhicis says:

      Walaal warqada waxa sosaxixaya walidka ilmaha dhalay,

      Thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. C/k says:

    Buufiska ha la iska yareeyo asxaabeey,qeyrkana Alle Subxaanahu Watacaalaa ha na waafajiyo Aamiin.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  21. hooyo says:

    asc walalalaha musliminta ah
    walalayalow waxaan idin suaalaya hadad wax igu dhantin caruurteyda iyo odaygeyga ayaan ugu xareyay dalka saudi arabia wadankasna lagama so bixi karo oo shrci maheystan marka interfayuga wey maren jawab ayan sugaya hada waxan raba inan keeno ithopia lacagna waliga qaday hadey ithopia yimadan fom cusub maleyga raba mise kii ayan si wadanaya please qofki wax igu dhamo ha iso jawawo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. shukri ugaas says:

    ASC, bacdal salaan Jimcaale walal mcn waxan ku weydiinayaa Reer Itobia waxay sheegeen in sharciga (AC) oo keliya aan lacagta laga qaadayn marka maxaad igu dhaantaa oo aad ii sheegaysaa. Anigu waxaan haystaa sharciga (AT) marka adinkuna waxaad soo qorteen sharciyo badan oo aan wax lacag ah laga qaadaneyn marka maxaad iiga sheegi kartaa? Raalina iga ahaw waadna mahadsan tahay jimcaale ilaahay khayr haku siiyee. tack sxb.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. adna says:

    asc wakas inta an lacagta lagarabin si fiican u firsha plz waxa ad u jedan aa dadka su,alesan( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  24. beelo says:

    waxay ila tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. kayse says:

    ASC

    Waad mahadsantahay jimcaale iyo bahda somaliska. su,aal malaha waxkasta waad cadaysay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. cadefidow says:

    asc waxaa meeshaan kucad marka foomka laxareeyo kadib in aan lacag lagaqaadeen ok sual kahorna kkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. Magaca...somali says:

    Asc.dhaman shaqalaha wbsetka gar ahan jimcal ok ilahey wuxunoqor masegeyne iska ayara bifis walala yal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. Ali adis ababa says:

    Waa salamantihiin waxan ku dhihi lahaa axmed dhicis markad leedahay waykujiran xareenta dadkii hore form xareenta makuwa lasoo amraa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. Aqoonyahan Somaliyeed says:

    Salama dhamantii, waxaan raba in aan idiin sheeko in aysan jirin wax lacag la,aan ah, application fee, waa la iska rabaa addunka oo dhana waye meel kasta waa laga qadaa dadka, tanakle dadka beenta ha laga daayo, cid wali visa la siiyeye majirto, ha la samro, wax walba waa imanayaan, tankale Somalida uu sheega, hal mar hawada tagiina safarada, maliinba xooga qoys ha tagaan, saas sameeya walalayaal waan idin jeclahay, tankale sharciyada meesha ku qoran waxaa la bixinjiray waagi hore, lakin waxaa hada ka cusub AC, iyo AF, oo kaliya, AF waa Geneva Convetion 1952 jul 28, marka qofkas waa la ixtiramayaa ila xaad sida uu sharciga qabo, waa qaxooti calami ah, xataa hadii laga bixiyo lacagta waxa laga jaraya mustaqbalka marka uu wadanka ka shaqeeyo, AC waa iska caadi wax laga bixinayo malahan asaga, marka AF ayaa laga yaba waliba ma huubo, marka dadka masakiinta ah wareerka ha laga daayo hee,
    Aqoonyahan Somaliyeed

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  30. hodan says:

    walalayaal ilaa hada wax inta dhiig laga qaaday la ogolaya miyaa jira waxan aay shegayaan waa boolo xuufto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. osmaan says:

    asc walaa layaal waa lugu dhiban yahay safarada is wedhan ee dlaka adis ababa manta ayaaba in dha heega waxaa ku arkay igu filan islaan wayeel owadato caruur gareeso 9gaan cunug marka saan halaga badalo
    walayaal sacaan lajoog dad ayaaba baxeen oqadeen bustahooda waalayaab by deeq cade

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. Deq darajo says:

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Wiliga tanokale ma araktay somali xalkeda waye? Waxan kuqoslayaa, kominitiga o dhan wan wada aqriyay waxat kumashqushen lacakta safarada rux waxkale kahadlayo kumajiro war xage ku arakten ablikeshin bilaa fii,ah waxwalbo wa lacak e an kahadalno arimaha muhimka,ah an kagudubno lacak iyo wax lacibsaqir ah horta isweydi hadad xata dhibto fiiga malagu ogolandona mase tas iyo IWM ankahadalno?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. cayni shiiq says:

    asc dhamaan inta umada wax fahamsiisay & dhamaan shacabka.aniga waxaan qabaa 1 su.aal.o ah …Goorme ayey is qaadida bilaa bane? July mase ka hor plz jwb dadka dhan ku qancaan ayaan idinka sugeynaa by

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. xaliimo says:

    walalayaal aniga xalima ah ayaa maanta oo taladaa waxa la ii siiyay ogolaasho ninkeeyga iyo caruurteydaba markii horane waa i diideen marka ka soo qaadka alah ayaa leh alah hanoo soo qasbo galadaan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • baariyow says:

      xaliimo war farxad leh ayaad sheegtay ee walaal xoogaa noo gfaahfaahi
      1-meeqo diidmo ayaad qabtay?.2-dhiig malagaa qaaday?3-maxkamadda
      miyaa ku siisay mise immigrationka?iwm.
      adigoo mahad san ilaaheyna nabad qab hakuugu keeno reerkaaga.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. faisal best says:

    asc dhaman waa idin slmy walal yaal wax walbo waxee u baahan yihiin sawar aniga waxaa nahay qoos oo ka koowan 5 ruux marka waxaa xareenay 20/12/2011 ilaa hada wax aqbaar ah kama helin safaarada sweden oo ku taal dalka ethiopia caasimada adis ababa lkn wee bilaawen DNA dad laga qaaday ani ayaa arkay marka shaqada wee bilaawatay hala sabro qofkee u qoran tahay inee tagto sweden wee tageysaa gaaladaan wax madiidi karaan waxne dad masiin karaan wax walbo xag alle ayee ka qoran yihiin inta muslim ah oo wax sugayaan allah u fududeeyo anne alla ii fududeeyo aamiin aamiin faisal best ethiopia adis ababa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  36. nyheter says:

    asc jwb walalayal aniga waxa reerkayga laga qaday DNA isninti aan so dhaafnay lkin dacwadaan hadan furay bishi labaad tii hore wa iga xirmatay oo 4diidmo ayana haystay marka waxan ku jiray dadki la dhahay dib uma so xarayn kartiin marka wa tii danbe waxa hada DNA GA la iiga qaday insha allah ilahay ayaan ka sugayna waxi khyr ah wa bilaahi tawfiiq asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  37. Abdirahman sheik dahir osman maxamud cade (wasiirka) says:

    Aniga waxaan joogaa magaalada adis ababa waxan i xareysan leen qasatan sweden hada waxan suga in aan maro DNA iyo INTER VIWE marka qofki rabo in aan wax ka fahan siyo ha so ban dhigo kadib insha allah waxi karaankega waan fahan sidoonaa hada safarada waxa ey bilwda shaqadeeda ugu badneyd marka aad tagto ilinka hore albaabka waxey indhahaga qabanayan dad badan oo fomka xarenayo waxa kale aad arkeysaa dad DNA laga qaadayo marka shaqada wey socotaa allaah noo fududeyo dhamantena iyo ita ilamida ah oo wax sugeyso waxan u maha celina sxbkega jhmcaale oo mar waliba u tagan in uu caawiyo umada an wax la socon thanks mr jimcale wana ku mahad santihin wabka somaliska oo aad u howl kilisen intas ayan ugu baxaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  38. Asc magacega wa asiyo says:

    Asc wala wan idin slmy dhamnti waxan ahay gabar kunol kenya waxn xarestay safarad nrbi 2011 bishi 1 aniga iyo carur iga yaryar markas wax lacaga ma laiweydi an marayay interfiyuga marka wali laimaso jawabin marka ma inan lacag geya mise wan iska suga mahadsanidn all

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1