Wareysi: Abdinoor oo ku dhawaaqay in uu yahay musharaxa doorashada madaxweynaha Somalia

Abdinoor Haji Mohamed oo ah aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu ka midyahay musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha Somalia ee dalka ka dhici doonta sanadka soo socda ee 2016. Hadaba wareysi aan la yeeshay ayuu Abdinoor iiga waramay sababta uu u go’aansaday in uu musharax noqdo iyo waxyaabaha uu doonayo in uu ku soo kordhiyo siyaasada Somalia. Dhagaysi wacan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. mustafa says:

    runtii waan taageersanahay cabdi noor inuu noqdo madaxweynaha somalia sanka soo socdo 2016 maxaa yeelay waa nin muwaadin oo aqoonyahan simaliyeed waana nin garan karo dhibaatada hadii aanahay somali waa inaa taa geernaa aqoonyahenka somaliyeed oo wax qadka leh guuleyso sxb cabdi noor waan ku taagrysanahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. mandeeq says:

    wlh nin walbaba bariskisa haka dhacsado ahaa Somaliya Alle ayaa umaqan ee Alle dowlad cadil ah ha udhaliyo waayo nin walba marka u isisharaxayo wuxu ku hadlaa in u kaficnanaayo kuwi kahoreyay jaga yar maku helana wuxu lasobaxa waji cuusb marka ha les hasiloyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Kalid muumin says:

    Somaliya markeey taladeede xur unoqoto oo wadamada danske iyo aduunkaba eey faragilinta qarsoon iyo tan muuqata markaas Allaah nagaarsiiyo si aan udooranno qofkii uwanaagsan inuu noqdo madaxweyne… anigu walaalkeey Abdinuur waxba kama sheegaayi ee waxaan kahadlaayo xaalada guud ee soomaaliya

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Rashka says:

    Cabdinuur miyaa maanta isku soo sharaxay madaxtinmada Soomaaliya. Ninkaan aqoon ayaan u leeyahay ilaa hadda hal eray oo Swedish muusan baran 5 sano kabadan ayuuna wadanka joogaa. Dadka dagan magaalooyinka waqooyiga Sweden ayaa yaqaano gaar ahaan Alvsto iyo Växjo waloow aan aniga ku bartay magaalo kale .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. ka says:

    kkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0