Wareysi: Dooda baarlamaanka, mudaharaadka & rajada [Video]

Waxaan Stockholm kula kulmay Abdikani Mohamed oo ka tirsan gudiga Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden (Somaliska Riksförbund i Sverige) isagoo iiga waramay arimo badan oo ay ku jiraan qorsheynta mudaharaadka ka dhici lahaa 4 May baarlamaanka Sweden iyo arimo sida shirkii uu ka qeyb galay ee ay la yeesheen xubno ka mid ah baarlamaanka Sweden.

Hadaba wareysigeena sidaan ayuu u dhacay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

20 Responses

  1. ibrahim says:

    asc waad salaamantihiin dhamaan waxa loo diyaar garoobayaa mudaharaad kii ugu weynaa ee ka dhaca barlamnka sweden bisha afteeeda waxaan mar labaad ka codasnayaa in dadka soamliyed ay soo ban dhigaan saweiro muujinaya walid swedhish ah oo caruutiisu hor daadsan tahay gidaarada safaaradaha sweden ee adisababa ama nairobi isna leeyahay intey yidhaadaan sweden waa dal sharci iyo cadaalad leh ayey hadana maskaxda dagaal qabow nooga dilyaan ,iyo sawirka maxkamda oo sheegaya laba kafadood oo siman ,taas oo sawir cusub laga dhigayo iyadoo kafadii dheeliday uuna saaran yahay ilma yar oo dhagaha laga fureystay waa inta aan ku darsaday fikirkeyga intaas iyo nabad galyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. saciid cali says:

    Asc/ aniga nafteyda waan kasoo qeybgalaa waayoo walaalaheyga dhibaateysan oo ubadkooda kamaqanyihiin ayaan codkeyga iyo waqtigeyga ugu deeqaa intii walaalaha oo ila mid ah waqtigooda ha,usoo huraan walaalahooda kale ee kamaqan ubadkooda maalintaas waa balan waa inoo wacdaro hadii allah yiraahdo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Xasan Cagaar says:

    ASALAAMU CALEYKUM

    WALAALAYAAL MA FIICNO BEENTA WAANA XAARAAM MARKA QOLODAN SOMALISKA.COM WAXAA FIICAN IN AY UMADDA BEENTA KA DAAYAAN. WALAALAYAAL BAARLAMAANKA AGENDAYAASHIISHA 4 MAY KUMA JIRO ARIMO QAXOOTI MARKA XAGEEY KA KEENEEN ARIMA QAXOOTI BAA BAARLAMAANKA KA HADLAYAA BALKA FIIRIYA http://www.riksdagen.se/templates/R_HtmlCallPage____24101.aspx KUMA JIRO IN ARIMAHA QAXOOTIGA LAGA HADLAA WAXAA LAGA HADLAYAA ARIMO KALE SIDDA ARIMO QUSEEYO IRAN IYO EU.

    WALALAYAAL SOMALISKA UMMADDA BEENTA KA DAAYA. ALLANA KA BAQA.

    XASAN CAGAAR

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Xasan waxaa u maleysaa in aad ku degdegtay fikradaan, markaad furto linkiga aad kor ku qortay hoos u soco oo waxaad fiirisaa qeybta ay ku qorantahay Migration och asylpolitik ka dibna ka dooro Läs mer om ärendet. halkaas ayay ku jiraan mooshinada looga hadlayo arimaha Soomaalida.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Magacaaga...safiya ali says:

    Asc ani wan kaso qayb galaya insha ansha allah wayo waxa iga maqan carurtayda

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. asc says:

    asc jimcaale adiga iyo asxaabta kula wado waana ku mahadsan tihiina dadaalka ku jirtina allene ha idiin garaab qabto aamiin waxaan kalo ku dari lahay ina dadka is qabo ona caruurta lehey ey dadaalan sidey uu dadaalayaan walidiinta ee wax badana wax soo qoraya oo waa dadka walidiinta ah .ee hurdada ka kaca inta hadhow gadal ka shaleyn laheyden ile fursadaan waa in laga wada fa ideysto .ile waa ina aad dadashiin ma ahaan ina dad rabaan in wax kaasta helaan iyagona far taganin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. amiino says:

    asc wan ku farxay markan maqlay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. saciid cali says:

    waaku salaamay salaan kadib su,aal jimcaale waxaa ku weydii haa dooda baarlamaanka ja iyo nej maalaga sugaa labadaas midkood miyaa laga sugaa mooshinka yaalo sxb taas iiga soo jawaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Fardowsa says:

    Asc walaalayaal waxaan u mahadcelinayaa marka hore bahda webka iyo Cqani oo warbixin wanaagsan ka bixiyey arimaha kulanki iyo banaanbaxa aan isku diyaarinayno jimacle tack wareysiga aad sameysey dhanka kale waxaan isku diyaarineynaa banaanbaxa maalintaas ree stockholm waxaan filayaa ineysan u kala hari doonin gobolada waxaan ka codsanayaa ineey isi soo abaabulaan Anaga ree Gävle waan is diyaariney waxaana ku soo baxeynaa dad aad u badan iinsha alaah walaalayaal yaan loo kala harin dhamaan gobolada soo kireysta buses waa inaan muujinaa shucuurteena Ilaahey ha noo soo fududeeyo warqadii ogolaanshaha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. xaliimo says:

    asc walaalayaal aniga waan soosocdaa banaanbaxa wacdaroyarna waan wadaa waayo waxan heestaa caruur aan iswiidhankudhalay 3jir ah aabihiisna loodiiday waagii baryaa warkiisana yahay aabo aaway imaanaayo inta.waxankudhahaa jawaabteyda waa beri ayoow imaanaa
    sidaas daraadeed waxaan kacodsanaa qawa´n qaawiyayaasha mudaharadka in ey waxyar ooruwaayad ah soodiyaariyaan jilaayayaasha aniga xitaa hala igudaro
    dhibanayaasha waabadan yihiin ee alow muraadkeena noosahal aamiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. ifraax says:

    walalayal waad salamatiihiin dhaman ninka lagumagacaboo xasan jimcale xuuxuu kufali beenta marka anigu waxan ku shegaya wax isku fal oo ka xishoo dadka wax adiga kuqabanayo jimcale gacag kuma qato ee somalida uunbuu wax u qabtaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. amal ahmad says:

    asc waxaan rabaa in an ogeysiiyo dadka caytamayo somaliska .com anaga ay nosha qaysaa aflagada da hala dhafo siiba raga jimcaale waxan karaba jawaaaaaaaaaaab tii warqada boliska malahelay wasalaman tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Jimcale says:

    ilaa hada ma maqal war sheegaya in ogolaanshaha soo baxay balse waan ku daba jiraa. Wixii soo kordha waan soo qori doonaa insha Allah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Cabdiraxman says:

    Salan sare all muradkeyna allaa noosahlo maamulka waxan kacodsanayaa iney kabixiyaan commentiyada aflagaadada ah ee dadka qaar sooqarayan xumaanta waxaa wanaagsan in labaabi’iyo kudadaal jimcale inaad bixisid hadalada aflagaadada ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. jamal adan says:

    waxaan aad u salaamayaa jimcaale iyo asxaabtiisa somaliska.com waxan ahay aabe jooga adis ababa oo ciyaala ku haya xaaskaygii iyo caruurtii qaarna ay joogaan sweden waxaan taageeraynaa reer adisababa ahaan dadalka aad wadaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. ABDULAHI says:

    WAN idin salamay dhaman bahda somaliska ugu horeyn aniga sweden majogo waxan joga dalkii hoyo ee somalia gar aah muqdisho

    runtii somaldias wedenwaxan dhihi karaa waa somalida aan isleyahay wali kudanbeysa somalinimadii iyo iswalashigii ay caanka ku aheyd umada somaliyeed
    runtii wand areemi karaa dhibta heysta walidka caruurtooda aney lajoogin ilah ayaan uga bar yayaa in ay si fudud oo degd eg uu umideeeyo isha alh
    waxaan aale karajeynayaa in kulnka barlamanka ee baari uu noqon doono kii somalaid aay guul kala kulanato rajaoodadan ilah u hirgaliso

    wadkumahadsantihiin Asxabta somalsika sida howl karnimada leh ee aalaba xogta somalida qurba joogta ah inoola socosiisaaan

    barri isha alah waan wada farxi doonaaaa
    waaan idin salamay dhaman somaldai sweden kunool PLZ
    MIDEEYA CODKIINA TAFARAARUQA ISAKA DAAAYA OO DANTA GUUD EEGA DANEYSIGA GAR KA AH ISAK DAAAYO WAA IGA TALO MAR KALE ASALAMU CALAYKUM WARXMATULAAAAAAAAAAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. abdurahman ahmed hassan says:

    anigoo ah abdurahman ahmed waxaan ka codsanayaa dhamaan inta joogto dalka swedan ee somalida ah in eey ka qeyb galaan mudaaharaadka waayo isbadal ayow keenayaa waxaana ka mid ahay dadka xaasaskooda ma maqan yihiin ee joogo afrika qasatan Kenya Nairobi waxaan leeyahay soomaaliyey dalka waad ujeedaan ee hurdada ka kaco oo hanala arko inaan nahay umad shaqo iyo nolol diyaar u ah waxyaabaha xun xun ee nagula nacayna aad iska deyno waad mahad san tihiin bahda SOMALISKA dhamaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. in somalida lokeno dadkoda says:

    aad iyo aad ayaa ugu farax sanahay banabaxa aay subiyen somalida waxaa ilahay noga baryaa intowfida ala wafajiyo dadkana codsigoda latixgaliyo madama aan so adin banaxaba lakin intaa katagera samaliska ridyowga waxaan sweden kacodsanena ineey caruurtena iyo ninmankena nola keno aa somaliya noga dhibatesa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. nolashu wada nolasheey kuficantahay says:

    waan salamaya somalida oo dhan asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  19. in somalida lokeno dadkoda says:

    asc
    waad ku farax sanahay somalida banan baxoda

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1