Wasiirka isdhexgalka oo booqasho ku tagay Katrineholm [Video]

Dhowr jeer ayaan wax ka qornay magaalada Katrineholm iyo gudoomiyaha degmadaas oo ku celceliyay in uusan dooneyn Soomaalidu in ay u soo badato magaaladiisa.

Gudoomiyaha Katrineholm ayaa waxa uu horey warqad ugu qoray dowlada, isagoo doonayay in uu kala hadlo arinta isdhexgalka iyo bixinta qarashka ku bixi doona Soomaalida cusub ee imaanaysa magaaladaasi.

Hadaba wasiirka Isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa booqasho ku yimid magaalada Katrineholm oo la kulmay duqa magaalada iyo Soomaalida ku dhaqan halkaasi si looga wada hadlo sidii dadka cusub oo la filayo in ay gaaraan 400 oo qof loogu caawin lahaa arimaha isdhexgalka.

Dowlada ayaa ka bilaabata sanadkii 2010 dhamaadkiisii waxay arinta soo dhaweynta u xilsaartay xafiiska shaqada (Arbetsförmedlingen) taasoo keentay in kamuunadu ay ku waayeen lacag badan oo halkaasi ka soo gali jirtay. Kulanka wasiirka iyo duqa magalaada ayaa la sheegay in aysan ka soo bixin wax la taaban karo oo go’aamo ah.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

18 Responses

  1. raaxo says:

    A S C walaal aniga waxaa iga maqan odageyga wuxuna jogaa Kenya ee maxaad war ka heysaan safarada ku talo kenya waxaad igu dhantaan bal igu caiya mida kalo waxaan la shegayo oo la leyahay safarada addis wey shaqeyneysaa ma saxbaa tankalo walaalyaal qof kasto oo somali ah waa in uu mujiyaa dhiranaan waa in aan banaan baxa wad naa mar kasto ilaa aan ka helno dad kena

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Nasteexo says:

    JIMCAALE sxb warka soobaxay migrationsverketka maad noo soo gudbisidne sxb aqbaartaasi

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

    • cadefidow says:

      asc xagee kuqoran yahay waan fiiriyee mise adigu irak miyaad tahay

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Massago says:

    RAAXOY MALAGI IIGU WARDAMBEESAY SAFAARADA SWEDEN EE KENYO DHACANAA SAARNEED MA,AQAAN WAX CUSUB HADII AY JIRAAN WAXAADSA WARSA KARTAA NINKAAGA ASAA KAAGA WAR ROON OO XAGA JOOGEE. MUSTAF BEEN KUMA SHEEGIN JÄTTEBESVÄRLIG ATT MAN VARA ENSAMSTÅENDE när man med familjen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. Maxamuud .n says:

    Sxb jamcale waxaad iisheegtaa sababta loo xiray safaaradii kenya iyo xiliga la furin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. Yusra luza says:

    Walalayal safarada kenya waxa lo xiray cabdi darted waxay ka baqen in la qarxiyo waxayna samaysanayan dhisme cusub warar an la hubin aya shegaya in la furi dono bisha 6aad

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. c/qani shariif says:

    ASC, soomaaliyeey ilaahay waxaan ka rajeynaynaa inuu inoo fududeyo amuuraheena aduun iyo aakhiraba, waxa laga yaabaa (Sweden) inaaney kheyr inooku jirin imaanshaheeda marka ilaahay meeshii khayr ku jiro oo inaga iyo ilmaheenaba inoo wanaagsan ha inoo fududeeyo. mida kale waxaa jira dad badan oo intay safaarado tageen oo weji cusub soo bilaabay oo lacag laga qaatay misana diidmooyi laga bilaabay,waxa kale oo jira dad DNA inta lagu yiri isu diyaariya ama lagaba qaaday DNA hadana diidmo la siiyey marka SWEDEN dad ma aysan u baahna ee ilaahay inoo barya inuu wadankeenii inoo hagaajiyo,

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  7. ciise says:

    walal waan ognahay in dadkii bishii 1aad iyo 2aad soo xareeystay dacwada cusub oo u badnaa reer (itobia) in diidmooyin lagu bilaabay oo uu (migrationsverketku) soo yaacinaayo, dadkana waxaa lagu leeyahay wax aqoonsi ah mahaysataan ee Somaliyey isa soo caddeeya. markii la weydiiyey (Migrationka) oo la dhahay sow maxkamada Sweden ugu weyn dadkii ilmaha isu hayey ma aysaan fasixin waxuu leeyahay anaga go,ankasi weli nama soo gaarin. marka sverige waa hawlo badan tahay ee yaan la isku mashquulin, waxaa kaloo jira dad wacay Migrationka oo weydiiyey lacagta safaarada itobia dadka ka qaadeyso marka waxuu ku jawaabey anagu ma garaneyno ee markii sharciga la idiin ogolado lacagta bixiya.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. joorje aaaaa afrax George x says:

    “WAA LA TIRAY” MAAMULKA SOMALISKA.COM

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  9. Janagale says:

    Ina lilah war joj afraxow meshan wa web islam loogamana bahno nin dintisa nacay marka hadu Allah hanun kuladoni dinta ha kugu soceliyo hadi kale sidu kuyeli asaga ayay utala subxanahu watacal,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. Bashir abass says:

    Waxa libaanay adun iyo akhirabo ninki ilahay hal yiri nabigisina uyahay nbi muxamed scw dintisana islamtahay waxa uray o uf ah o bananay in wax lalacuno kuwa dinta kabaxay sida afrax o kale ma aqano lkin hadalkisa ah (ilahay ma dadka socodkoda mise shar iyo khayr ayu controla)yaa cad inu murtad yahay, o yakale o khayr keni karo yase shar kugurido karo? qadaralahu wa masha,a facal,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  11. DIGNIIN says:

    jimcaale waxan kaa codsaneynaa in aadan u ogolaan qof ku xadgudbaya diinta islaamka mise adiga ayaa laqaba in webka aad u furtey in diinta iyo allaah lagu aflagadeeyo waxan kaa codsanayaa mar labaad in aadan u ogolaan in uu soo boqdo ama uu xataa fikrad kusoo darsado webkaaga lacanad haku dhacdee ninka la baxey afrax wallaal jimcaale waxad ogaataa in hadii uu wax kusooo qoro webka aad adigu maamusho in aad dembiga adiguna aad la qeybsaneyso igana raali noqo hadii uu gef iga dhacey mahadsanid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  12. Omar says:

    asc asxbta ku xiran webka dhamaantiin iyo walalken jimcale aduunyo joogow aragti maxa kuu laaban walaalayaal yaan lagu mashquulin wacalka la baxey afrax ileyn hadii uu ku dhalan lahaa xalaal afkiisa qurunka ah kuma aflagadeyn laheyn ALLAAH subxanahu watacaalaa illaah ha inaga kaa qabto idimki illaah mucjiso waaba kugu dhaceysaye illaah meesha laguugu ciqaabayo muslimka haka koriyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  13. جورج افرح البطل الشجعان الصوماليّ! says:

    In aniga leey caa waa Ku dhiiri galin lakiin Wixii Firkir oo Xitaa dhoowraaya, shuruuda WEb-ka waa tiri! waa ku sidee Jimcaale; Soow Suxuf in aad noqo tid ma rabtid , mise waa kaa Jihaad! iiga JAwaab.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  14. Kung Moha says:

    Jimcaale waxa noo sheegta sababta aa sweden u imaanay . su asheyda hala yaabin commentska markaan aqriyey jimcaale waxooba ogyahay sababta loo xiray safarada sweden ee kenya lolz 🙂 ana su ashaan haleyga jawabo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  15. جورج افرح البطل الشجعان الصوماليّ says:

    @Kung Moha! waa ku sidee sxb, Suaal Adkidaa!? waxaan Rajeynaa in lagaaga Jawaabo, Ileen waa wax meesha yaalee:
    השתן והצואה להיות על מוחמד
    Kolleey Aniga iima oosan Jawaabin Mr.Jimcaale– In leey Caayo waxba lama ahan maadaa aanaan muslim aheeyn wax XAq ah malihi oo Xitaa sida Xayawaan-ka si kalii data aa la iila dhaqmaa, Waloow aan soomalida aanan wax uga dua neeyn.!?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  16. omar says:

    Asc dhamaan walaalaha somaliyeed iyo walalkeen jimcaale waxan raba inaan la hadlo kuwa cadeystey in ay gaalo yihiin subxaanalaah waxan idiin sheegayaa webka loma furin in looga hadlo ama lagu waxyeelo sharafta diinta islaamka ay leedahey mida labad hadii aadba cadeysatey in aad gaal tahey oo aad ka baxdey diinta islamka ha caayin oo wax ha u geysan jooji aflagaadada hadii aad fikrad caam ah ka hadleyso maamulka webka kama sareen bulshada lkn waxa saxaaafada ka mamnuuc ah in laysweydaarsado aflagaado sidaa daraadeed hadii ay ku dhibeyso in lagu caayo illaali sharafta ay leedahey diinta islaamka midaka kale ee leh waxad ii sheegta sababta aan halkan u imidna dee silly question have no answer ayaa ka leeyahey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  17. najma says:

    kkkkkkkkkkkk walaahe waa yaab horaa loo yiri mukulaal mininkeedi joogtooy miciya libaaxleey marka somaliyeey daciifeey walaalkeed u daranay qabilqabiil uduushaay daciifnima gunima iyo dawarsiga jecelaatoy dalkii ay lahayd iyo badihii dahnaa iyo wabiyadi durdurayee dalagu uu ka bixi jiray ma dadkalaad u quudheen idana waa dayacantiin walee duniya yaabkee .runtii geererkan ma ku kobi karo halkan balse mayarka magaaladan hadan ka gudubno somaliyeey su aal. adoo rooba galcayo ma ku di ilahayd baan maqli jiraye adoo tusaale sweden dalakaagi hooyo yahay somaali masoo dhawaysan laheed jawaabtu waa maya becoase dalii waa soo gubteen waa so qaxdeen ma tihiin wali dad wantoobay oo tashta jaliyad kaliya aad ku heshiin waysantahiin magaalo kasta 10 jaliyad ayaa ka furan oo qabiil dabad ku haysa maka xasidnimo iyo qabiilba waa isku darsateene war alle u noqda oo xagee nalaka gaaray dhaha subxanalaahiye waxii rer binu israaiil ku dhacay oo ay 40sano geesiga la ahaayeen ayaaa idin hayee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1