Wasiirka Socdaalka Sweden oo sheegay in xaalada Soomaalida aan wax laga badali doonin

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström oo isbuucii hore kulan la qaatay hay’adaha u dooda arimaha Billstromqaxootiga sida Röda Korset iyo Sociala Missionenayaa u cadeeyay in uusan xiisaynayn in uu wax isbedal ah ku sameeyo xaalada reeraha iyo caruurta Soomaalida ee kala maqan.

Lena Rösel oo ka tirsan Sociala Missionen kana qeyb gashay kulanka ayaa ii sheegtay in wasiirka uu sheegay in sheekadu sidaan ay ku fiicantahay oo uusan ku tala jirin in uu dib u fiiriyo arimaha Soomaalida. Labada hay’adood ayaa wasiirka u bandhigay dhibaatada haysata qaar badan oo ka mid ah reeraha Soomaalida oo diidmo la siiyay ka dib markii lagu xujeeyay in ay horey u wada noolaayeen. Waxay kale oo u bandhigeen xaalada caruurta la korsaday iyo kuwa qaangaaray.

Si kastaba ha ahaatee, wasiirka ayaa cadeeyay in uusan xiisaynayn arimahaan. Billström ayaa xitaa doonaya in uu adkeeyo reeraha Soomaalida ah ee hada la mideynayo, sida in uu ku xiro shuruud shaqo iwm. Balse arintaas ayuusan wali ku guuleysan. Labada hay’adood ayaa sheegay in ay Maxkamada Yurub u gudbin doonaan dacwo ku saabsan reeraha Soomaalida.

Dhinaca kale Billström ayaa waxaa la soo daristay fadeexad kale oo ku saabsan soo galootiga. Wareysi uu siiyay wargeyska Dagens Nyheter (DN) ayaa mar uu ka hadlaayay dadka dhuumaalaysiga ku jooga Sweden ayuu yiri “Dadkaas kuma dhuumanayaan guryaha dadka cadaanka ah ee wanaagsan ee indha buluuga leh, balse waxaa qarinaya dadka ay isku wadanka yihiin” hadalkaas ayaa noqday mid lala yaabay isagoo durbadiiba ay cambaareeyeen xisbiyada kale qaasatan xisbiga Miljöpartiet.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

34 Responses

  1. somaali dhaba says:

    asc walalaha ku nool wali swedan walalayaal waxaa idiin baahan dhulkiinii ee soobaxa fadalan meeshas waad arkaysaaan waxa ka dhacaya ee isku xishooda kasoo baxa meesha oo dhista dhulkiinii macaanaa ee hooyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  2. maxamud ali says:

    marka hore waan idin salamey salan ka bacdi sxb jimcale plz sxb qofkan sawirkisa naga bedel wayo marka aan soo galo wabsedka an arku wejigiisa kuma farxu ee sawirkan naga bedel midkale soo sar pllzzzzzzzzz

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Sihaam says:

    NINKAAN WASIIRKA SOCDAALKA AH ASAGA AYAA AH CUNSURIGA DHABTA AH WAANA NIN AAN BINI AADANIMADA AQOON ILMO IYO WAALID IS DHALAY AYUU LEEYAHAY ILMAHA SHARCI WAA LASIINAYAA WAALIDKA DHALAYNA LAMA AQOONSANA ASAGA AYAA U BAAHAN KAN WAX MAXKAMAD LASOO TAAGO .

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  4. MUSTAFE says:

    ASC JIMCAALE IYO AKHRISTAYAASHA WAAD MAHADSAN TIHIIN WASIIRKAN HORTA FICILKIISA WAXABA IGAGA DARAN AF XUMIDIISA WARBIXINTA UU WERGAYSA KU QORAY WAAN ARKAY MARKASTA OO UU HADLANA SOOMAALI UUN BUU WAX KA SHEEGA LAAKIIN WUXUU YAHAY AYAABA ISKA YAR IYO WUXU SOOMAALI YEELI KARO WALIGAYBA QOF KA CUNSURISAN MAAN ARAG LAAKIINB DURUUF BAA NOO KEENTAY WAANAN KA BAXAYNA INSHA ALAAH SI DHAKHSO LEH SAAKA WACAY LENA RÖSEL OO AAN RABAY INAAN KIISKA MIDAYNTA REERAHA AAN KALA HADLO LAAKIIN WAXAY II SHEEGTAY IN KIISKAN UU KHIYAAMO YAHAY 2SANO MEEL LAGAGA DACWOODANA AANAY JIRIN MARKAA BAL WAAN EEGI DOONA KIISKA MAXKAMADA YURUB LOO GUDBINAYO SOOMAALI HADADA TIHIIN WALAALAYAAL ISKA SAMRA ISKUNA DULQAATA FIKIRKA FIICAN IS DHAAFSADA YEYNAAN QALADKEENA UUN U FIIRSAN MARWALBA DADAALA

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. ex ALI says:

    Dhamaan waa salaaman tiihiin kaddib,ninkan waa qof xaasid badan lakiin alle talo saran , alle ayaa kugu filiin, iska waxaaba caruur maba dhalin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. nassser says:

    is ka dhaafa wasiirka soomalida lafteedaaba is cunsiray naysa markaa maxaad ba ka sheegaysiin nin in dha buluuga leh inaaga ba isku kala qaad qaadayna qolo qolo.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. ex ALI says:

    waan ku xumay iskaga waa xaaasid oo xun ah tan kale africa ayaab fiiciin caruurteena

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. su,aal? says:

    maxkamda göteborg ee la yiraa förvalltning rätten taas baa cunsuri nimo ku dhan tahay hadii cunsuriyadi jirto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. amin mahamed says:

    NINWEYN OO HADAL KA DHACAY,
    AQLIKA MA ISTICMAAL WAA ISKA HADLAY KALIYA

    TANKALE CARURTA HALO SHAQAYO HADI LAAWOODA
    ISHALLAH WANIDINSALAMAY

    SOOMALIYEY TOOS
    DHILKA GAA AYAD HABEYDKULEDAHAY IYO SHARAAF.
    GUMADALLE DULQAD IYO SABIR YAA MSLM

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Moahmed qays says:

    tack så mycket min bror jimale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. zz says:

    asc hadan wax ka irahdo hadaladiisa, kulahaa dadka indhaha buluugaa eee cadanka ah sharaftana leh,kkkkkkkkkk
    haduu ogyahay waxay agtayada ka yihiin hadaladaasba muusan dhaheen ee wuu isku xishoon lahaa bal qof aadana ah aan xarka iska dhaqin kadidana iyadoo ka seer maneesa dharkii xiranaya hadaad dumarkooda u hawootana meeshad caraf ku booqan laheed ay qun iyo wiswis kaa hor keeneso maxayba ii faanaan dhan kasta waa ka ureene mase indhaha bl[ ga iyo midabka vitt kaa aya niyada lagu dhisanaa din gavle svensker

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  12. hanad says:

    mustafe ado mahdsan hada tellkaaga iso qortid waajeclaan lahaa si fikirado isku wedarsano waa hadi surtagaltahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. MUSTAFE says:

    HANAD BRO WAAD MAHADSAN TAHAY ANBA MAALMAHAN TELKAAGA RAADINAYEY WAXAD SAMAYSAA mustafe nasiib FACEBOOK CAAWA IGU SOO DIR LANBARKAAGA ANAA KU SOO WACAY A MAHADSANID

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. ahmed says:

    ilahay waxaan ka baryayaa sida khayrku noogu jiro inuu na wafajiyo ,swedan way na wareerisee

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  15. caadil says:

    maxkamada gotenborg waa maxkamada ugu cunsirisan sweden dadow lasocda dadkii kiiskoodalagu xareeyay wax jwb ah yeesan ka sugin mida kale dadka waxee ku sameyaan 6bil ilaa 8 bil iska daba warejiyaan ka bacdina diidma siyaan cajiib waa wax lal yaabo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. filsan says:

    ascw waxan salamaya dhaman qora yasha iyo akhrista yaasha dhamantin salamacaleykum warax matulahi wa barakatu wallayaal horta dad islam ah ayan nahay an alle amino dad kan kuma jecla illahay aya khasbaya illahay ninkan wa cunsuri wa cadaystay sheydan islamka dhibana illahay aya kaqabanaya waxan alle ka baryena in illahay naga soqabto sharkisana naga duwo tankale qof an aqan allihi aburay ee akoonkan keenay cafimadkasiye oo an marna daqiiqad ku shugriyen cadabti rabina u damayso oo ana isagu isnadifin saxarada iyo kadida an iska dhiqin hadal u kuhadlo muxu qadaya wa wax ba insha allahu illahay ha nocabidiyo inta kale alle aya ka soqad ka iskaleh marka illahay gargarkisa ha inasiyo saburkana ha labadiyo insha allahu alle aya wax khayr qaba oo deg deg ah ka keenaya inta kala maqan ee islamka ah gar ahan dad kena somalida meel kasta oo an jogno alle ha ina xifdiyo inaga oo nabad ah ha isu keen keeno inta kala maqan hooyo iyo caruur aya kalamaqan nin iyo xaskisi aya kalamaqan illahay ha isu keeno dalkenana nabad ha inoga dhigo wallo yaal insha allahu

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. jamaal says:

    AAN XISHOONO SOMAALIYEY WUXU WAA MEDIA WAANA LAWADA AQRISTAAYE WAXAANU NAHAY DAD DALKOOGII SOO GUBAY HADANA DOONAYO IN EEY KU TAMASHLEEYAAN DAL DADKIISII DHISTAY OO UU DHIBTA KA DHOWRAY HORUUMARNA GAARSIIYAY, WASIIRKANI WAA ADIGOO DALKAAGII JOOGA OO KALE MAXAAD KU SAMEYNLAHEED HADII AJNABI KUUGU SOO FATAHO WAA HUBAALOO WAAD RAAFI LAHEYD UUN MARKA WAXAAN LEEYAHAY WAR AAN XISHOOONO OO AAN DALKEENII DIB UGU NOQONO OO AAN DHISNO KUNA HESHIINO WAX WALBA ANAGAA ISKAGA DARANE, HADII MAANTA SWEDEN TAA SHIDAN EE KALA SOCOTO LEEYNOO DHIIBO EE LEYNA YIRAAHDO SOMALIYEEY WAATAASE ILAASHADA OO KU NOOLAADA WALEE BARQO AYAAN DIIREEYNAA OO RASAASTU ISQABSANEYSAA OO QOLO QOLO LOO KALA BIXI GÖTEBORG ANAA LEH IYO STOCKHOLM ANAGAA LEH AYEEY GAAREEYSAA MAALINTA UGU HOREEYSO WAXAA TUSAALE KUUGU FILAN TAN KISMAAYO TAALO MAANTA. ILAAH XAQA HEEYNA TUSO AMIIIIIIIIINNNN-

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  18. war mooge says:

    Waxaan ahay 20 jir ku nool dalkaan sweden waxaan aamin sanahay in aadamigu dhamaantii cunsuriyiin yihiin sababtoo ah kasoo qaad miithaal naftaada ma jeceshahay adigoo muqdisho jooga in aad aragtid xariif ajnabi ah carab ama african ama europian oo gabar soo maaliyeed dhexda heesta waa maya marka sxb yaal runta aan isku sheegno cunsuri wax la dhaho ma jiro likr hadaad igu raacsan tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  19. mustafa says:

    walal sidad wax u fahansantan ma u fahmasa somalidu
    iya kadhadhci in cuncuri cidwalba ay leda ha ubadnato somalidu oo muqdisho ana joogin hal qof oo ajanib ha ama ha cadado ama madobadeh ka somali ahan sweden cuncuriyada tala waxba uu ma aragno wayo ta somalida dhex tala aya kawayen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. xuseen says:

    walahi been ma,ahin maxakamada göteborg waa cunsuri aney igu dhacaday ilaa january 2012 ayey iga heesatay kiiskeyga waxeyna diidmo isiisay november 2012 waxey dhaheen waaka soo dacwoon kartaa mana u dacwoon ee kiis cusub ayaan soo xareystay dhigi ayaan sugayaan reerkeyga addis joogo lkn ogaada racfaan haka qaadan hadeyba dimo kusiiyaan kiiskaada stockholm ma,u gudbinayaan iyaga ayaa iska heysanaayo ilaa mudo ee saas la socdo walaalha soomaaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Ahmed Hassan says:

    Fékerkeygu waxa an qabaa soomalidu wali ma bislo aduunkana sida lola qabsado ma garan wax laga tagay bay ku daba jiraan .Beentada badan runtaada dambe aye u baas baxdaa. Nimankiina waxa ka doorbideen in aad soo qaadaan walaalihiin iyo ilama adeeradiina . Marwooyinkiina waxa ka doorbideen in aad soo qaadaan gabdhaha idin la dhashay iyo kuwa isku jufatada tihiin oo ad ku bur buriseen Aqlo dhisanaa kuwa dhisnaa oo aad aqliyo dhaqaalo ku bixiseena
    Daqiiqado ku baa,iseen oo dalalka dariska ka tilaabteen.reerkaaga oo dhan baa lagu soo qaaday waxa u sii hanqaltaagteen qarabadiina hadana dadka ayaa ka sii gateen leeman sidii ganacsigii oo kale si dadban iyo si qaldan ayaan dalka u soo galiseen dad aan sharci ku imaan . Dambi aadan dhigin cid idnin kuma dhigin.
    Dacwadiina dhaman weysay Maxkamada Dalkaan oo ad Mashquulsieen Dolwda hoos ee dalkaan .aaaaaaasssss in aad soo qaadaan ama naagihina ayaa ka doorbideen in aad walaalihiin soo qaado.
    Cunsuriyadna waa mid aad adinka kaga soo cararteen Dalkiina oo magangalyo la idin siiyey. Marka Masuulka hadad aflagaadeeysan waxa aflagaadeyseen dowlada aad martida u tihin fekerkiisana kuma hadlo wax la soo qorsheeyey buu ku hadlaa. Marka waxba yaa la caroon dadku idin kama caqli yaro ee wax isku fala commentigiina aad bixinaýsaan idinka ayuu saameyn idin ku yeelanyaa iyo dadka kale rajda ka qabo in ay ku sii nooladaan wadankaa oo ay nolol wanagsan ku heleen . sida ay saameyn ugu yeelatey dad badan oo qarabdooda iyo waalidkooda loo ogolaa dadka sida sharci darada ah kusoo galiyey dad ay san wax isku aheyn oo ay lacago ka qaateen. fekereygu waxa uu yahay inta uu dalka nabad noo noqonayo dadka an la noolnahay iyo masuuliyiintooda aan nabad galino. sida an isku si laheen iyo sidaan sharafteena kusoo celin laheyn dadka wadankaan ku nool wax ula qabsan laheyn aan ku dadaalno.war xumo soomaali bay kala fogeysay oo aysan wax iskugu qabaneynin caayda an macnaha ku fadhin iska aalyareya.Mahadasanidiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  22. Ali bashi says:

    Asc akhyaarta sharafta waxaan ummada somaliyed ee islamka ah ugu tacsiyenaa dadkii ku dhintay qaraxii shalay iyo hadlaka ninkaan isku sheegay ahmed hasan oo u hadlaayo sidii qof swedish iyo qof aan diin shaqo ku laheen war yaa wasiir wax kasheegay maxaad ummada somaliyeed u aflagaadeyhey war ninyahow isku xishoo dadkaan muslimka ah oo ubadkooda kamaqan in loo keeno miyaa ku dhibeyso hada waxaad ogataa xaasid inaatahay war 1000,000 hal malyan hasoo gasho maxaa adiga kaa quseeyo mase wadanka ayaad leedahay waan gara la,ahay sababta aad dadka wax ugu sheegeysid inaad wadankaan kaligaa kunoolaato miyaad jeceshay adiga iyo gaalkaas uamada aflagaadeyo waxba isma dhaantiin hadiiba aad saas udhaqmeysid umaleymaayo in caqli fiican lagaa sugaayo war dadka ubadkooda u dacwoonaayo walaayaal ka raali ahaada doqonkaan furunjeerka ubuuxo oo calooshiisa la ciyaarka ah

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  23. Ahmed Hassan says:

    Cafwan walaalkis waan ka xumahay in ad si xun u fahantey fekerkeyga mana igu cusub in qof muslim ah la gaaleeyo ama qawaarij laga dhigo gaal lal simo. balse waxa an ku sheegaa runta rabi ayaa nagu jecel malaa,ik baa garbahaaga saran fekerkyga ka soo saar warbeen ah. Bal eeg cunsiriyda soomalida halka ay ka gaartey oo bal soo boqo paltalka qololka ay kaga jiraan soomaalida iyo webxogeedyada ay kusoo qoraan wax an dan ugu jirin dalka iyo diintaba. Ániga Sweden ban kula suaganahay si sharci ahna wan ku imid ruux ka yara 18 sano ayaa u dacwoon karta baa laygu yiri ruux kale ha ku daalin . waa maxay sababtu soomalida horey waa loo qaadi jirey. waa wax ay sabab u yihiin dad ka mid ah dhib ay geysteen aniga kama hadlin dad is dhalay in an loo keenin qof damiir lehna kuma talinayo in an la keenin. Balse Ali baashiyo hadalkaaga walal iska eeg nuxurkiisa . fekerkaaga ka hadal dad ha xag xagan aniga waxa an ka hadlay caay wax ma tarto ee saan ku hormarin laheyd xariirka nagala dhaxeeyo Maamulada an hoos joogno aan wanaajino . hadal xun ma ahan in la yiraahdo caruurta DNA baa laga qaada maxa keenay waa arimaha an horey u sheegay oo hada hor tagan waalid iyo ubad is jecel oo dhibaato ay ku heýsto xeryaha qaxootiga afrika ku yaalo iyo magaalooyin colaado ka taganyihiin gudaha soomaliya waqti badan kala maqnaadaan ayna sabab u yihiin dad aan sheegay . waxa an hada ka hadlay ma ahan sir an bananka soo dhigay waa wax si foolka fool la ii yiri .aduunka oo dhan baan meeshan rabo si aalyar ah u mari laheyn . Dalkena hormarkiisa an ka qeyb qadano oo colaadaha yan la qeyb qadan dalkan an hada joognana si quman oo an nala takoorin an ugu nolaano . thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. maysuu ali says:

    asc Walalayal fakerka in la dhiibto Waa haboon tahay Balse sida uu ahmed sheegay in lays gaaleeyo ama gaal ba la mid tahay wax fudud ma ahan qur.aan wan barana Balse ma ku camal falno qof hadad tirah muslim ah gaal ba la mid tahay illaah ba ka hadlay . Hooyadey I dhashay ban dacwo mudo u wadaa laygu dhiba ambiil layga siiyey yaa u sabab ah Waxa an shihi karaa qaladad hore ayaa jira Iyo waqtigeeda imaanshaha oo dhiman ha la samro Anaga fududeedka dalkeena ku burburinay . Hada naga baxa hadii la yirah dad baa barooranyo ha lays dajiyo cay ma fiicano ok qarabo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. cuti farah says:

    waa saad sheegtey qof kasta waa in uu samraa qof u rabo ma jirto qalad in laga galo dalkiisa. calanka soomaaliya hadii dhiqo la dhigo waa ka gubanaysaa sharci wadan dagsadayna waa ka biyo diidan tihiin soomaliyey is dajiya dagaal iyo muran wax ma taro.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. layla says:

    Salaan qaalo ah walaalayaal qormo aan lakecleesan weyan rumtii sweden saan u imaadey mar waxaan sugi jirey sharci oo waagii barya maxaa ladhahay sharcigii yuu usoo dhacay haddana dacwo xareen diidmooyin fara badan kadib waatannaa Dna
    Ey maraysaa ii diidmo kadaba imaatey marka runyii waa waahii baryaba niyadjab illahse iasagaa og siduu khayrlu kujiro. Sharciguna inuusan dadkoo dhan qabaneen waxaa ku aragtaa dadbaa oholaansho usoo dhacaayaa dadbaa diidmo helaaya waa hanlagarahaaga siduu u arko dacwadaan hortaalo ee ninkaan wasiirka ah haduu ogaanlahaa dhibtaan iyo xanuunkaan dadka maalinkasta kumasii wadwadeen hadalkaan wuu na dhibaayaa. Hadalada qaar markaan arko maalinkaas oo dhan wey iiga welwel iyo murugo badan tahay maalmaha kale waayo maalmahaan arinku wuu daganyahay oo waxraja ah baad sugeysaa laakiin markaaa aragtid wasirkii arimihii wax is badal ah malahan iyo go.aano sii qalqalafsan buu ku dhawaaqay waad sii niyad jabeesa walaakinse waxaan dhahayaa al amru cinddallaah. Hana la khayreesto waxkasta oo dhaca.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. camir says:

    Asc dhamaan inta akhrisato Somaliska
    Salaan kadib mr jimcaale waxaan kuwaydiinaa arimaha Midaynta ah waxaa jira sida aan lasocono dadka qaar in lagu Xiray 2sano inaad lanooleed qafkaaga meel kabaxsan Sweden
    Arintaas maxaa xal u ah oo kawar heesaa?
    Dhanka kale arintaan ma waziirka socdaalkaa wato mise Dawlada dhan aa laqabo ?
    Misa jiraan dhaqdhaqaaq arimahaas laaga hortagaayo sida Hay adaha ku xeel dheer arimaha qoyska iyo banaan baxyo Looga soo hor jeedo ? intaa walaal iiga soo jawaab mahad sanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. Ali bashi says:

    Asc bro gaal aatahay kuma dhihin ee isku fakir ayaatihiin ayaan ku dhahay horta taas ka raali noqo walaal khalad ayaan ufahmay hadalkaagi hore 114 quraanka markale raali noqo walaal waana mahad sanatihiin waa Ahmed hasan qofka raali galinta siinaayo wcs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. Abdulla says:

    dhaman waan salaaman tiyihiin,shalayto waan soo dhacay diimo xaaskagu iyo 4 caruur oo aan dhalay,sabato ah ilmahayaga kalya ku ogalahay anigana waa kadiid
    sabab ma soo nolalayin inta aan soo galanin sweden buu yri,10yrs ka badan baan ku nolalay,wabayaab binaadinimo ka baxan iskaga cunsuriga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. Ali bashi says:

    Abdulla bro si fiican noo fahansii maxaa diidmada laguugu siiyay noo jilci taas waana mahadsantahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. Abdulla says:

    Ali bashir waad mahadsantahay, waxaa la ii haysta diidmo xaaska iyo 4 caruur oo aan dhalay Labo sano waa in aad wada noolaydeen ka gori buu yiri handläggar intaa soo gaalin Sweden, ilmahayaga kalya ku ogalahay anigana waa ka diiday I lived in sweden more 10yrs now,kadib waan gurusaday afrika ka baxaday ama kadib

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. Ahmed Hassan says:

    Wcs Walaalahey. sxb sidaas baa loo bahanyahay soomali intaas baa ka dhiman in ruux uu garowsado wixi loo soo jeediyo wanaagana aynu ka qeyb qadano korna u qaadno aqoonteena diimeed iyo mida dhaqan aynu ka soo jeedno sidoo kale barano hab dhaqanka bulshada Caalamka intiisa kale u nool. Hadalka wanaagsan waxa buu badali karaa laguna garaabi karaa balse xumaan iyo aflagaado waxa ay la mid tahay waran aad isku mudaya hadana ad isku liijliijiso oo ad isku sii xanuujiso.
    Xadiis laga wariyey suubanaheyna Nabi Mohamed S.C.W ayaa ahaa ( QOFKII ALLE IYO MAALINKA QAYAMAHA RUMEEYAYOW ,,, WAX KHEYR LEH KU HADAL AMA ISKA AAMUS). Marka wax wanaagsan anynu ka hadalno oo wax tar u leh Aaqiro iyo Aduunyo. Shaqsi aad si toos ah ad u aflagaadeyso sharciyo ayaa ka yaalo aduunka marka ay reer galbeedka ay sharci u dajiseen in an qof loo gafin si toos ah si ay u kala nabad galaan. muslimiintana ay horey ugu dhaqmi jireen in aynu dib laabano xili jaahiliyadii ma fiicno. Mar Asaxaabay ha lagu dayado Walaalkey Ali Baashi. Dalkaan siyaasadii wax wan ka badali karnaa inaga oo wax cusub kuso dari karna hadii loo arko wax gal dadka ku noolbaan ku xaquuqnahay yaan lays takoorin cid kama fiicno. Hadii sharciyda u yaalo aynu jabin .Saas baynu isku ognahay. Wa billaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. hanad says:

    ABDULE LABADEENA ISKU MID AH MARKAA MAXKAMADI MA XARESAYNA ANIGA WAA KADIIDAY CARUURTA KALIYA LAMA SOQADAYO KU IRI MARKA JAWAB BAAN KASUGAYAA BAL TELLKAAGA ISO QOR SXB IS WARESANEEE ISHA ALLAAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. Abdulla says:

    sxb hanad waad mahadsatahay,wasax waan xaraysna maxkamada mardhow telefonkaygana waa kan comviq 0700739759 ila soo soco say xaalada iga Dambeeyay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0