Waxaad shaqo bilaabi kartaa maalintaad isdhiibtid

0

Go’aan cusub oo ay gaartay dowlada Iswiidhan ayaa u suurto galinaya dadka soo galootiga ah ee sharciga sugaya in ay shaqo bilaabi karaan maalinta ay is dhiibaan.

Sida la ogyahay dadka soo galootiga ah ee aan haysan warqado ay ku cadeeyaan aqoonsigooda ayay waajib tahay in ay sugaan 4 bilood si ay u shaqo bilaabaan waajibkaan ayaa loo yaqaanaa AT-UND .

Balse sharcigan cusub ayaa arintaas meesha ka saaraya.

Dadka faraha leh ama loo arko kiiskooda in uu yahay macno daro, lama siin doono fursad ay ku shaqeystaan.

Migrationsverket.se

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here