Wiil soomaali ah oo maalintii ciida lugu dhaawacay Göteborg

Maalintii isniinta ee aynu soo aheydna maalin ciid ah, ayaa waxaa dhaawac loogu geeystay  wiil soomaali xaafadda Lövgärdet ee Göteborg. Wiilkan oo da’diisu tahay labaatan jir, ayaa xabad lugu dhiftay gelinkii dambe ee maalintii isniintii. Xaaladda wiilkan ayaa halis ah waloow uusan aheyn mid laga deeyrinayo.

Stefan Gustafsson, oo ah afhayeenka booliska ee Göteborg, ayaa sheegay in baaritaankii ay sameeyeen aan lalal xirririn karin kooxaha hubeeysan ee Göteborg iska soo horjeeda. Wuxuu sheegay in dhac dhacdaadan tahay mid si shaqsi ah ugu dhacday ee aan ku lug laheyn kooxaha hubeeysan. Ugu dambeyntii booliska ayaa ku raad jooga ciddii falkaas ka dambeeysay, mana jirto cid loo soo qabtay. Göteborg ayaa la ciireysa dhibaatooyinka ay geeysanayaan kooxaha hubeeysan ee ay diriritu ka dhaxeeyso.

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. luul says:

    asc
    sweden ma somalia ayey isu bedeshay dadka inta la dilo ayaa meesha laga baxsahaa miyaa weliba dil xabad ah aduunka maba jirto meel amaan ah

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. Umsumaya says:

    Ilaah ha caafiyo. Sweden wey xumaaday walaahi.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Umsumaya says:

    Asc asxabey yaa 2 sano dadka lagu heestay war ka haayo. Arintaas aa dan iga soo gashee. Mahadsanidiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. WAA MAXAY SABAABTA DADKA LOO DILAYO BOOLISKA MUXU KA SAMEEYA MAGAALADA WAA MAXAY WAXAAN IYO DILKAN FARADA BADAN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAADDDDDDDDDDDDDDDDDDDDDDDFGGGGGGGGGGGGHHHHHH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. ahmed says:

    kusodhawada walalyala qolka dawah ilalah dhaman inta jogta qurbaha iyo uk iyo canada iyo nawaxigeda walayal waa qol diniya waxad kyuso gashan num,mberkan markad garacdan numberka dheer waxad galisan pinka ama furaha 222# ad iyo aad ban idin kuso dhawaynayna walalalayalm gacmo furan kuso dhawada
    712-432-3552 or
    712-432-3564 or
    712-432-3566 or
    712-432-3582 or
    712-432-9906 or
    712-832-5220
    UK:443301240262
    Canada: 774-556-8102

    waa qol; diniya o furan 24 hours 7 days waxa laga barta cilmiga quranka tafsirka
    waxa kabaxda arimaha bulshada sida ilatali iyo fatawada iyo kutubio qofki danaynaya
    ha ilaso xidhidho viberka
    ahmed yasin
    tel 612-876-1077

    aad iyo aadbad umahadsantihin dhamantin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0