Xaafadaha Soomaalida oo ka mid ah kuwa ugu dambiyada badan

0

Warbixin ay soo saartay Golaha ka horta dambiya Brottsförebyggande rådet (BRÅ) ayaa lagu soo bandhigay baaritaan lagu sameeyay dambiyada ka dhaca 38 xaafadood oo ku kala yaala Sweden. Liiska xaafadaha ayaa waxaa meesha ugu sareysa kaga jira xaafadaha ay u badanyihiin dadka soo galootiga ah. Xaafadaha Rinkeby, Tensta & Husby ee Stockholm oo ay Soomaalidu ku badanyihiin ayaa meel sare kaga jira meelaha dambiyada ugu badan ka dhacaan Sweden.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in xaafadaha ay dadku ka go’doonsanyihiin bulshada inteeda kale, oo ay ka jirto shaqo la’aanta badan, oo ay ku yartahay waxbarashada in ay meel sare kaga jiraan dambiyada. Xaafadaha ku yaal magaalooyinka Stockholm, Landskrona & Malmö ayaa ugu dambiyada badan Sweden.

Liiska xaafadaha iyo dambiyada laga soo wariyay xaafadkasta (tirada waa kumanaan)

1. Centrum och Öster Landskrona kommun 36.110
2. Skärholmen Stockholms kommun 33.109
3. Södra Innerstan Malmö kommun 31.084
4. Rinkeby Stockholms kommun 20.830
5. Rågsved Stockholms kommun 20.250
6. Vårby Huddinge kommun 19.598
7. Tensta Stockholms kommun 18.993
8. Geneta Södertälje kommun 17.327
9. Jordbro Haninge kommun 17.291
10. Husby Stockholms kommun 17.265
11. Bergsjön Göteborgs kommun 16.269
12. Fosie Malmö kommun 16.244
13. Brynäs Gävle kommun 16.034
14. Andersberg Halmstads kommun 15.142
15. Fittja Botkyrka kommun 14.960
16. Kronogården Trollhättans kommun 14.787
17. Hyllie Malmö kommun 14.665
18. Flemingsberg Huddinge kommun 14.664
19. Västra Skogås Huddinge kommun 14.504
20. Hallunda-Norsborg Botkyrka kommun 14.472
21. Hovsjö Södertälje kommun 13.860
22. Skäggetorp Linköpings kommun 13.800
23. Rosengård Malmö kommun 13.579
24. Alby Botkyrka kommun 13.396
25. N:a Biskopsgården Göteborgs kommun 13.389
26. Hjällbo Göteborgs kommun 13.191
27. Gottsunda Uppsala kommun 12.999
28. Ronna Södertälje kommun 11.512
29. Araby Växjö kommun 11.361
30. Fisksätra Nacka kommun 11.361
31. Hässleholmen Borås kommun 11.293
32. Fornhöjden Södertälje kommun 11.263
33. Skönsberg Sundsvalls kommun 10.898
34. Gårdsten Göteborgs kommun 10.008
35. Gamlegården Kristianstads kommun 9.885
36. Hertsön Luleå kommun 9.880
37. Öxnehaga Jönköpings kommun 7.908
38. Klockartorpet Norrköpings kommun 7.670

BRA.SE

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here