Xafiiska Shaqada oo joojiyay barnaamijkii Caawiyaasha shaqada

Xafiiska Shaqada Sweden (Arbetsförmedlingen) ayaa ku dhawaaqay in ay joojinayaan barnaamijkii caawiyaasha shaqada ee arbetsformedlingen-somaliskalagu magacaabo (Jobbcoachning). Sababta loo joojiyay barnaamijkaan ayaa lagu sheegay in dowlada ay go’aamisay in aan lacag dambe lagu bixin doonin barnaamijkaan oo horay loo cambaareeyay.

Barnaamijka Jobbcoach oo la hirgaliyay sanadkii 2008 ayaa xafiiska shaqada waxa uu heshiisyo la saxiixday shirkado qaas ah oo dadka siinaya macluumaad iyo caawimaad la xiriira sidii ay shaqo ku heli lahaayeen. Shirkadaha ayaa la sheegay in ay noqdeen kuwa faa’idada ugu badan ka helay barnaamijkaan. Ilaa iyo maalintii la bilaabay barnaamijkaan ayaa waxaa ku baxday lacag gaaraysa 4.7 billyan oo karoon. Xitaa shirkado Soomaali leedahay ayaa ka mid ah kuwo ka faa’iday.

Barnaamijka kale ee Etableringslots ayaa sii socon doona halka barnaamijka Jobbcoach la joojinayo wixi ka bilowda bishaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

10 Responses

  1. jeylaani says:

    shirkadaha somaalida ah oo nocaas ku shaqeeya waa kuwa ugu liita uguna cawinada yar marka loeego shirkadaha kale ee ajnabiga somaalida lamid ah somalidu haba yaratee waxba uma qabtan dadka ku xiray ay lacagta ku qataan marka in lajoojiyo wa ok taas wayo wa lagu xamashey dadka waxna looma qaban

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 4

  2. F.M says:

    In lagu macaashay oo aysanw axba qaban waa la ogyahay laakiin awalba NGO qalaad ayaa lacagta kugu cunayey wax kuu qabaneyn,e maxaad u diidaysaa in walalkaaga Soomaaligaa kaa faa,ieysto, wadanka dhan ayaa sidaas been beentaa ku shaqeeya fad amab ha fadin.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 7 Thumb down 6

  3. Amina says:

    Asc a
    sxabey arintii 2 sano xageeh ku dameysay islaantii lena iyadase xageeh waxmarineysaa filinkedii ma eybacunay xaladu ma shub shubaaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. salmaan yare says:

    dadka 2 sano waa dhamaatay anigaa arkay dad badan oo ogolaasho helay lakin wax meesha ku haray waa singalka dowladana isk ahilmaantay dadkiina iska amuseen ineeyba dhibheynin cml

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. sofia says:

    Hej alla,

    Den 2 oktober 2013 från kl.13- till kl.16 mötet mellan Migrationsverket och somaliska familjeåterförening.

    Mötet blir den här adress:
    Socialamissionen
    Högbergsgatan 31 A
    11620 Stockholm

    Om ni behöver mer förklaring ring den här nr 0767413038.

    Ni är välkomna

    Hälsningar

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. sabir says:

    sofia wan kusalmay marka hore iyo asxbata webkan ku xiran aniga waxan ahay dadka 2 sano u caruur iyo xaas inta ku leh ee 2 oktober maxa laga hadala arinka 2 sana abyo jawab alalh na wafajiyo qeeyrka wal wal iye inagau heysa wallhi arinka 2 sano lkn allah aya inu gargaryo insha allah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  7. adma says:

    war wad walateen dhulkina ku noqda 2 sano lee ku jirtaan war ilaah halaga baryo qeyr haka baryina dhul galo in la idin fududeya yaa ilaah yaqan ilaah baa noo gargara kulaha ilaah waa idin gar gara lakin ku duceysta in ilaah idin geyn dhul galo wadama badan aya jira muslimin ah ama wadanka lakin ceyr ayan ku duceysana af mahan dhul gala usoo hajiraya dhaqala don ahan masakiiiiiiiiin dcif ah ayaa tihin dinta barta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  8. osman says:

    Adam yaa kudhahay dhulka gaalo aa iskaleh dhulkaan ilaah baa leh sxb meeshad xur kutahayna wad tagi karta dhulka islaamka maanta asaan xur ligo ahayn o hadaad 5salaad masaajidka tago sualo lagoweydiina sxb aduunka aa nabad kunoolaano islaamka dowlad caadil ah allaah hasiiyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  9. osman says:

    Safia mafahmin af sewdeshka maxa lagahadlaa bal ino faah faahi aad ayaad o mahadsantahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  10. Hani says:

    Asc dadka 2 sano wax laga badalay majiran. Wasidihore un. Ee plzz dadka benta ka dhafa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0