Xafiiska shaqada Sweden oo xarun ka furanaya Addis Ababa

Xafiiska shaqada Sweden (Arbetsförmedlingen) ayaa qorshaynaya in ay xarun ka furtaan caasimada afEthiopia. Xaruntaan ayaa la sheegay in dadka ogolaanshaha la siiyay ee Sweden imaanaya lagu siin doono macluumaad ku saabsan qaabkii ay ugu noolaan lahaayeen Sweden.

– Waxaan doonaynaa in aan dadka ogeysiino in marka ay Sweden tagaan ay Arbetsförmedlingen caawin doonto. Iyo in aan taageeri doono labo sano. Waxaan dareenay in ay jidho waqti la’aan – Ayuu yiri Mattias Wahlsten oo qaabilsan arimaha soo dhaweynta dadka cusub.

Ilaa iyo markii la fududeeyay mideynta reeraha Soomaalida ayaa la sheegay in Laanta Socdaalka ay ogolaasho siisay 4000 oo qof kuwaasoo 3000 kun aysan wali Sweden imaan. Dadkaas badankooda ayaa ku sugan Addis Ababa iyagoo haysta ogolaasho.

Qorshaha ayaa ah in xafiiska cusub ee laga furayo Addis Ababa warbixin lagu siin doono dadka cusub, iyagoo laga qori doono waxbarashadooda iyo shaqadii ay qaban jireen. Hawsha ayaa waxaa fulin doono shaqaale ka tirsan Xafiiska shaqada oo isugu jira Soomaali iyo Swedish.

Dadka lagu qaabili doono xafiiskaan ayaan wax lacag ah aan ku qaadan doonin ka qeyb galka barnaamijka. Iyagoo aan sidoo kale loo xisaabin doonin waqtiga ay xafiiska tagaan in uu ka midyahay labada sano ee Sweden ay ku leeyihiin.

Arbetsförmedlingen ayaan shaacin xiliga la furi doono xafiiskaan balse waxay sheegeen in qorshaha si fiican u socdo. Horay ayaa ururo Soomaaliyeed waxay u codsadeen in barnaamij nuucaa ah laga fuliyo Ethiopia.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. F.M says:

    Xafiiska shaqadu kuwii gudaha wadanka Sverige joogey ayuuba wax u qaban waayey oo ku fashilmay ee muxuu u qabanayaa kuwo jooga wadanka dibadiisa, waa ngo Dowladda lee ka dhameeyey lacagta uu ku qaato dadka soo galootiga ah, bal ka waran gacanyare jooga xafiiska shaqada oo ku dhaghaya ii soo qor inta aad shaqo raadisay aaway howshii shaqo oo uu u xil saarnaa swo yaab maaha.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 2

  2. Mo Shine says:

    wax uu qaban doono maleh xafiiska kaliya dhowr qof oo somalia ayuunbaa shaqo ka helli dona

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. jooj206@hotmail.com kharar says:

    waxuu soo kordhinaya ma jiirto dhaawil qoof aya shaqo ka helaya hadii wax dhabi jiiran waxa wax lo mqaban laha kuwa gudaha jooga iinta midan soba galin wax lala doonayo sas aya ku cadaynaysa wax qabad la aanta xafiiska shaqada waa mooshin lacag lagaga cuunayo dawlada uun

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Cadde says:

    wad salamantihin
    xafis ayan ka furaneynaa adis waa madadaalo ee wax u so kordhinaa malaha waliba dadka ogolashaa helay ayey waqti ka luminaan wax kale qaban maayaane waa uun oryateeshin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Soomaali says:

    Kolay arrintan waa arrin warbixin lagu siinayo dadka aan sweden iman nolosha Sweden ka jirta. Dadku waxay imanayaan iyagoo sweden fikrad ka haysta.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. amin mahamed says:

    KOLAY ARINTAN WAA WARBIXIN WANAGSAAN .AYAN QABAA ANIGA ,WAAYO WADANKA ANUGU MALEHIN ,SOMALITOOS
    DADKUNA WAXAY IMAANAYANA IYAGOO SVERIGE SI FICAN UYAQANNA .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sulub says:

    adigu arindaa waxaan ku arkaa
    xafiishka shaaqada fashulmay guda wadan
    ka sverige

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. abdulaahi says:

    asc dhamaantiin weey fiicantahay hurta ina loosoo aqriyo sida lookunoolyahay wadanka isweedhan qofka inta oowna soogalin laakin waxa jirto ina eey kuhoosjurta arinkale maadaama aan nahay umad aan dhamaantood wax qibrad ah aan heeysan oolagu sha qeesto waa hadii lahelaba inkastoo wadan kaan shaqadiisa eey iska tahay 100 kiiba 2 qof ina eey helaan shaqo hadaad fiirido meelaha shaqada lagu soobandhigo iyo sha ruudaha laga rabo qufka wax aan kahilikarno malahan maalma dha weey waxan arkay 100 shaqo oo kabanaan gobula kala duwan sida sharkada gawaarida volfo waalasamaay markii ugu hureeyday 1927 waxa eey ubaahantahay 3qof waa shaqada aan is iri kuleey miyaan somalida eey kabirikaraan masne waan waay hadane waxa larabaa shahaada makaanig ah ilaa B OOW HEEYSATA QOFKU 2SANO OOW QURIKARO KUNA HADLIKARO INGALIISHKA IYO SWEDAN MASNE WAAN WAAY QOF SOMALI AH OO BUUXIKARO SHARUUDAHAAS MARKA KULEEY ADOONDARO AYAABA NAGA REEBI WAXAN HELI LAHEEYNABA MASE QOFKA HADIILAYIRADO AAD MEESHAAS WAXAD KAHELI SHAQO EE UGOOR YEELIMAHAAYO ALA DHIBKAAYNA BADANAA WARKA INA MEEL KASTA NALAGU NALIILO MAGALDARAA ADIGAAN IDIWEEYDIIYEE OK BAAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • xasan says:

      dadka soomaaliyeed hadii sida cabdulaahi ookalaa eey dad ka soomaaliyyed waxeey u arkaan meel dadka somalida eey sha kahelayaan hadeey soosheeygayaan oon nuquna dad jecel kaxoow asiga cuwaayo ina oow umada usoobandhigo hurumar ayaan gaarilaheeynay inata aan isku mash quulsanahay xataa waalaga rabaa ina oow keena shaqada ninka kamasoolkaa wabkaan waa yoo waa waxii loogu faa ideeynyay bulshada kuhadasho af soomaaliga oo meelkasta eey kasooyeeri somalida mashaqeeysato aan is caawina sidaan ku helilaheen keeyna sha qada helaane dadka kale waakasiiraranaa halka umadaha kale eey markeey meel shaqa kahelaan eey sooraadshaan qufkabixikaro shaqadaan eey isleeyijiin kana bixikaro shaqada halka somalida oow kacararo marka oowshaqa helo qofkeeynaa oow leeyahay shaqadaa eeyga sooceerina hadaan kula istaago waxan aqaanaa dadbadan oo eh turjibaano ookaracarayo dadkooda asigoo aamiinsan ina shaqada laga reerinayo hadiiw la arko asigoo lasheeykeeysanaayo qof soomaali ah kuwalane waasidaas marka aan isku caawina sidii wax aan uga hililaheeynay habayaraadaane kuwa dadka kacaraayare waxan leeyahay sxb yaal ilaaheey markoo kaajarayo shaqada xataa amiirada wadanka kuguma celikarto waxaan kuqaldamay iga raani noqda marabo ina qofkaar ahi idhibsato balse dhibkaan aan sheegayo ila arka

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. xasan says:

    Ansökan till: Intresseanmälan för arbete inom produktion, logistik och underhåll, Volvo Car Corporation

    Information
    Allt vi gör på Volvo Car Corporation börjar med människor. Sedan 1927 designar, konstruerar och bygger vi skandinaviska lyxbilar utifrån en förståelse för människor. Det ger bilar med en egen personlighet i både design och teknik som uppskattas över hela världen. Nu har vi flera stora utmaningar framför oss. Vi ska bli världens modernaste och mest attraktiva lyxbilsvarumärke. Vi ska fördubbla vår försäljning. Och vi ska bli ledande utvecklare av innovativ bilteknik som sätter människan i centrum. För att klara detta behöver vi få med oss fler talangfulla människor på resan. Människor med passion, energi, affärsmannaskap och förmågan att skapa nytt. Människor som vill arbeta gränsöverskridande i en global organisation som värderar individuella skillnader och ger dig unika möjligheter att göra karriär. Vi tror på människors inneboende kraft och kommer att ge dig allt stöd för att du ska nå din fulla potential. Låter det som du? Kom till oss och skapa nästa generation intelligenta och hållbara lyxbilar.

    Arbetsuppgifter:
    Vi söker dig som har ett intresse av att arbeta inom produktion, logistik och underhåll på Volvo Car Corporation

    Din bakgrund:
    Godkända gymnasiebetyg i Matematik A, Svenska A, Engelska A och Samhällskunskap A alternativt har minst 3 års dokumenterad erfarenhet ifrån fordonsindustrin.
    Du behärskar svenska i tal och skrift.
    B-körkort, truckkort och/eller industriell erfarenhet är meriterande.

    Övrigt:

    Lämna din intresseanmälan här och ladda upp cv samt personligt brev. Håll dig även uppdaterad påefter specifika annonser inom ditt yrkesområde.
    Mer information/kontaktperson
    Lernia Bemanning,

    Sista ansökningsdatum

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. duceeysane says:

    asc dhammaan waxaan salaamayaa dadka somaliyeed ee sida wanaagsan coments ugu qoro web kaan waxaan kajawabayaa waxa uu walaalkeen xasan inoo soo gudbiyay turjubaanada aa tiri dadka ayeey kacararayaan taas been ayaad kusheeegtay dadka kama cararaan ee waxaa lagayabaa in aadan arag meesha eey kuwada hadlayaan sababata aad u arkiweyseyna waxaa weeye waardiye ayaa tahay waayo xaafadada ayaa mashquul kugu filan oo waardiye kugu filan ha isku mashquulin arimaha dadkale islaanta ayeeyadaa ah ee aad laseexato lasoco xaalkeeda intaas ayaa shaqo kugu filan hadii aad katagtana hooyadaa ayaa kuu duceeyneeso ee hakatagin ayeeyo yeeysan hooyo kuu duceeynine

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. amina ladan 2 SANO says:

    asc wr wb walalaha jawaab waan ka helay maxkamada maalmoo diidmo ayeena ii so direen wexeeyna tix raaceen magareeshana ee waa kaas arinkeeyga qofkii su aal weey diin rabo iga la soo xariir 0764207136

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0