Xagee ayay maraysaa hawsha badalaada sharciga lagu mideynayo reeraha Soomaalida?

Waa su’aal ay qabaan qaar badan oo ka mid ah akhristayaasha Somaliska.com, sidaa darteed ayaan la xiriiray gabadha u qaabilsan xisbiga Miljöpartiet arimaha socdaalka Maria Ferm si aan waxa uga waydiiyo xaaladu halka ay marayso. Maria oo si degdeg ah iigu soo jawaabtay ayaa iigu celisay wadada la marayo marka sharci la badalayo.

Waxay kale oo ii sheegtay in hada ay socoto hawsha badalaada sharciga oo la filayo xiligaan dayrta ama xagaaga in uu diyaar noqon doono ka dinab loo soo bandhigi doono gudiga sharciyada si ay talo uga bixiyaan, intaas ka dib ayaa loo bandhigi doonaa haydaha dowlada si ay fikirkooda ugu darsadaan.

Kama dambeystii ayay tiri in xiliga gugga la hordhigi doono baarlamaanka waqtiaas oo la dhameyn doono si kama dambeysi 1 July 2012 uu u dhaqan galo. Waxay ka gaabsatay in ay taariikh cayiman ii sheegto balse sida hadalkeeda ka cad hawshu waa mid socota isla markaana u baahan macluumaad dheeri ah si loo xaliyo shuruudaha badan ee Soomaalida horyaala.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

22 Responses

  1. somalia says:

    masha allah illah aya mahad leh weyna mahadsan tahay gabadhan thanks alot lkn suasha waxa waye dadka negativeka qao o maxkamada weyn hadi enagativ siiso ma hada iyo bilawa mase ? Jamac jawab sxb hadi a awodo in a ka so jawabto thanks

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  2. kheer says:

    sxb waa goormee xiliga guga iyo derta balnii kale sheeg adigoo raali ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. somali says:

    wa march iyo april

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Mahad Omar says:

    Mahadsanidiin somaliska.com, website-ka swedish embassy in Ethiopia waxa lagu so daabacay in 1-july-2012. Arimaha safaarada somalida iska badali doonaan. Kolayba wa barnaamij marxalado kal duwan so mari aanan si rasmi ah loo saadaalin karin waayo wa arin go’aan laga balse u badan in dabacsanaan imaato insha allaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. asli axmed says:

    s c marka hore abwe jimcale ado raliya sual ban ku weydinya hada iga jahil bxineyso ad aqon uleh swedan abwe halkan ayan marhore iska dhibaya 1sano ban joga cunug ban ku dhlaya marka abwe aniga wagi hore didimoo badan bey isiyen sharciga wadka markan cunugti dhalyna hada malin hore wa isowecan waxey dhehn gabdha yar sharcigi ba la siyey welise loma aqrin abwe waxa macqula mathya ineya ani ididan iydana siyan wad mahdsanthya abwe jawab deg dega

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Wsc, walaal cilmi gaar ah uma lihi arintana balse inta aan ogahay sharci ayaa jira quseeya danta caruurta marka macquul ma ahan in ay adigana ku diidaan ilmahaagana ay ogolaansho siiyaan. Waxay u badantahay in ay sharci kugu siiyaan ilmahaaga dartiis. Insha Allah

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. warsan says:

    A.S.C Marka hore Waxaan idinku Salaamayaa Salaanta

    Islaamka kadibna waxaan leeyahay Jimcaale Aad iyo Aad

    ayuu u mahadsanyahay sida wanaaga badan uu nogoogu soo

    gudbiyo wararka Waxaanse kherka ka sugeynaa Allah S.W

    Ee Rabbi hana waafajiyo kheryrka Jimcaalena Abaalkiisa

    Alla ha u jiseeyo Aamiin.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. somaliboy says:

    masha allah illah aya mahad leh weyna mahadsan tahay gabadhan thanks alot lkn suasha waxa waye dadka negativeka qao o maxkamada weyn hadi e nagativ siiso ma hada iyo bilawa mase ? Jamac jawab sxb hadi a awodo in a ka so jawabto thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. umu hani says:

    a/s dhamaan asxabta somaliska.com ilaah haka dhigo mid lagu farxo go.aanka laga gari dono arinta somalida………….asli xabiibti marka hore alle hagaga so qado sharciga mana filayo wax adiga lagu diday in la sinayo cunigada yacni waa wax aan wali dhicin hoyo iyo carurtey dhashay oo la kala rebayo waa qasab in adigana lagu siya niyada daji qaali

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. ABDI YARE says:

    Asc dhaman umada muslimka gaar ahaan somalida mida kale war iska madadaala ah ama aa la dhahay wa laga fiicanyahay sweden warkeeda wa cadyahay wa 1july 2012 marka gaaladan qeyrkoda alla hana so xejiyo walee mel maahan sweden iyo wadan gaalo waxan alle ka baryayaa in wadankena nabad nooga dhig mel laga yaqaan reer hebel ina hebel laga dhahayo deris aad wada korteen mel walba masjid ilma xushmad leh oo dugsi iyo school wanagsan yaa heli karo waxan imanay mel deris laga aqoon mel ilmaha afka lumiyen waxay ku roontahay ma arag sweden aaqiro iyo aduunba dhamantiin wa ogtihiin inta sida wanagsan ku soo barbartay ama mustaqbal dheer ka fakirayo adunyo waa wax yar ka fikir aaqiro ku dadaal ilma ku so xuso kuna so duceyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. asli axmed says:

    amiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiinthanks mcnto umu hani qali anigba waan yabnhya ma gonkan kula jira kolaya wan huba cunugta iney siyen iyaguna waa ii xaqijiyen in gabdha lasiyey
    lakiin ana weli lo aqrin abyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. kowthar says:

    ASC waad mahadsantahay jimcale waxan rabi lahaa in aan wax yar ka fa ideeysto hadii aad iga aqoon roontahay adigo rali aaah iga so jawaab aad ayaan ugu bahanahay fikirkaka waxa la isiiye diidmo1bishan novenbar OO SANADKAN. WAXAN U DACWONAYE NINKEYGA iyo ilmaheeyga waxey iso qoreen in aan ilmaha ku keneyno haduu abaaha ku saxiixo in eey adiga kula noladan oo masuul aadka tahay wan ku keneynaa dacwadadana waad soceshan kartaa adigo mowqifkaki sobadalayo oo ku sobadalayo in aad kala reebto inmaha iyo abaaha .marka hadaan sidan eey rabaan yeelo hadhow ninka dacwadiisi mey xirmi mise waacadi oo hadii dadka la furu waxban laqabikarna mise ariintan ayaa nasameyni doonta mise wali ma aragtay wax sidan ladhahay iyo waxa eey kadhaheen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. wadani says:

    ASLI ABAAYO ALLAHA SHARCIGA KAAGA SOO QAADO,
    WAAN OGAHAY GABAR SOOMAALIYEED OO WALWALSAN,
    ABAAYO WAAN KUU SO DUCEYNEYNAA, WALAALAYAAL U SOO DUCEEYA GABADHA.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. maxamed says:

    waad salamntihiin jimcaale iyo akhyaarta sharafta lehee soobooqota bogan.. waxan idin weydiinayaa inay suurto gal tahay inay nasiiyaan hadda nimankani sharciga lagu gelayo wadanka swedan iyadoo aanu isguursanay gabadhaydii oo wadankan joogtay mudo 4sano ah wax caruur ahna aan iilahayn? waxaanan kutalojiraa haduu ilaahay noofufudeeyo inaan kaxayno caruur yar-yar oo aan dhalay oo hooyadood ay geeriyootay ale haunaxariistee oo aany jirin cid kale oo aan kuhaleeyaa ifka.. walaal waxan sugayaa inaad iga shaafisaan su’aashan ilaahay khayr haidin siiyee iyo inaan sugo sharciga cusubee lasoodejin doono bisha 7/2012 hadii ale idmo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. khadar says:

    Gabaygan la magac baxay Hooyaale waxa uu ka hadlayaa qabiilka iyo qabayaaladda waxa ay kala yihiin. Waxa aan tiriyey gabaygan markii aan arkay in dadku ka anfariisan yihiin qabiilka, oo marka la soo qaado qabiil waxa ay fasiranayaan qabyaaladda.

    Hooyaale hooyaale waa gabay hanaankiiye
    howraarta maansada barbaa lagu hagaajaaye
    raggaa habkaa meeriyoo haybad ku lahaaye
    hubaal weeye maanasada inuu hoobal mariyaaye
    waana hibo ilaahay baxshiyo heellan iyo maanso
    iyo hufan awow laga dhaxlee heermo ka ilaasho

    Hocay iyo dacaan ma ihi iyo haatuf oo kale
    halyey lagu hagaagaan ihiyo hanad hubaashii
    hadalkiyo murtida aan dheheey dheguhu hiishaane
    hiyi qalada how looma rido haawis iyo beene
    hagardaamo hiijiyo hugeed laguma heeseeyo
    iyo wixii colaad hurinayiyo halaca naareedka

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  15. khadar says:

    Sheekoyinka Cigaal Shiidaad waa sheekooyinka ugu xiisaha badan. Cigaal Shiidaad oo lagu xanto inuu yahey nin fuley ah, ayaa ahaa nin aad iyo aad u murti badan oo markastana fuleyniadiisa ku qariya murti.
    Hadaad tusaale u soo qaadano:
    Markii uu baqdin owgeed isku soo xaarey wuxuu yidhi isagoo xaaskiisii la hadlaya ‘Naa daruur qudhunteybaa iheshee ila soo gaadh biyo aan iskaga meeydho’. Waxaa jirta in qofkasta og yahey inaaney jirin daruur qudhuntey. Taasina waxey sababtey iney noqoto murti loo isticmaalo in lagu qariyo arimo aan ladooney in laga sheekeeyo.
    Markkale, Cigaal markii uu habeenkii oo dhan hor fadhieyey kurtinka (waa geedka lagooyo inta ka soo hadhey) isagoo u maleynaya libaax ayuu markii uu waagu baryey arkeyna inuu yahey kurtin, yidhi ‘Ma waxaan ku moodey, mise waxaad noqotey mise waxaan loo noqon doonin. Waxaan ku moodey bahal waxaadse noqotey kurtin. Waxaanse loo noqondoonin guure habeen’. Murtidan ayey dadku u adeegsadaan, marka waxaanad fileynin kaaga soo baxaan meel.
    Haddaba haddaad heyso sheeko macaan oo murti leh, fadlan ka sameyso account halkan oo ku daabac shooko kasta ood u aragto iney dhaxal gal u tahey caruurteena iyo dhaqankeena.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  16. akiido says:

    asc asli waxaan leeyahay owguuriya sababta waxaa jirtay oo aan aqaan geber aan sxb nahay oo aan hal mar is dhiibnay marka wexey sharci la aan eheed 2007 ilaa 2010 ,2010 sababta loo siiyey sharci wexey eheed inney dhashay cunuga yar kow ayey u yeeren wexey dheheen sharci ayaan siinay cunugaaga ka dibna iyadi ayey siiyeen sharcio marka ow guuriye waad heystaaa hadii cunugaaga mar la siiyey lakin gadaal ayaad ka ogaan doontaa insha allaah abaayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. khadar says:

    a.s.c asxabata
    waalo bahaya in lasixojaya mudaharaka,
    hooyo waa lamahuran waa tirika reerka caruuta makamaramaya abahod iyo hooyodo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. cabdirisaq says:

    WALAAHIO WAXAAAN LAYAABNAHAY ARINTA KUTIMID DANMAR WAAN KA XUMAHAYA ARINTAAS WAA MID CUSIRINIMO WAAAN MID AANAN MARNABA SUURTA GAL AHAYNIN IN SOMLAIDA KALIGEDA LACUSURIYEEEYO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. cabdulahi xasan says:

    waxaan raaba inaan ku weydiiyo su aal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. caaqil says:

    Sharmuutada waxba maheyso ay yeyna nadinbaajin nacalaa dhalee qumayada ilaah ayaan ka sugeynaa wax khyrqaba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. cali says:

    SU AAL SUAAAL???????????++
    somaliska.com
    waxan si sharafi ku jirto uga codsanayaa in arin aan maqlay iga jaahilsaarto.
    Arintaas waxay tahay waxan maqlay in dadka dhawaan yimid sweden ee xafiiska shaqadu maamulo ee aan kamuun lacag ka qaadan in AY SHARCIGA WAYN KU QAADANAYAAN 5 SANO RUN MISE BEEN MAHADSANIDIIN DHAMAN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0