Xasuusin: Waa xiligii saacada la badali jiray

Sida aad la socotaan, saacada Sweden ayaa la badalaa 2 waqti iyadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro. Habeenka Axada ugu dambeysa bisha Maarso ayaa 1 saac lagu daraa saacada Sweden, iyadoo saacada marka ay tahay 2:00am is badalka la sameeyo oo laga dhigo 3:0oam.

Caawa marka ay saacadu tahay kl. 02:00 ayaa laga dhigayaa kl. 03:00 -hadaba ha hilmaamin in aad saacada badasho.

Arintaan ayaa aad muhiim ugu ah in ay ogaadaan dhamaan dadka ku nool Sweden iyadoo tani saameen wayn ku yeelanaysa saacadaha shaqada, iskuulada , tareenada iyo dhamaan qaybaha nolosha.

Sidoo kale waxaa saacad laga jarayaa Habeenka Axada ugu dambeysa ee bisha Oktobar ayadoo marka saacada ay tahay 3:00am laga dhigi doono 2:00am.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. salehismail says:

    Woooow waligeey ma maqlin saacad lagu daraayo ama laga dhimaayo ii koow

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Buur hakaba says:

    Haaa bishii octobar hada la soo dhaafey ayaan maqley hadana adi ayaan ka maqley waad mahadsanthy imika good maanteyda ayaa ila fadhiso ayaan kala sheekeysanayaa waxaan u sheego MA aqaani

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 7

  4. ahned says:

    ayaan1234

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. faarax says:

    Cawada hurdada 1 saac ayaa qasaareyso camal miyaa ee horay haloo seexdo kkkkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  6. Olhaye says:

    Mahadsanidiin Jamacaale iyo websitkaaga xambaarsan kolba xiisah taagan ama wararka aan rabno. Waxaan muhiima ah qofku haduu ku noolyahay Sewden inuu la socda hadba wax cusub ee soo kordha.
    Mahadsanid si fiican eed nooga haqabtiryso kolba wax soo kordh.LKN sxb warku waa nugu yaryahay ee meelo badan docdocee./OLHAYE

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0