Xeerka siyaasada soo galootiga Midowga Yurub

19

Midowga Yurub (EU) ayaa isku raacay in dadka magangalyo doonka ah la soo dhaweeyo oo hab wanaagsan loo qaabilo iyadoo loo qabanayo turjumaano ku haboon iyo in aan lagu celin goobaha dhibaatada ka jirto sida uu qoray Sveriges Radio.

Go’aankaan ayaa si wadajir ah waxaa loo gaaray maalintii arbacada ee la soo dhaafay. Go’aanka ayaa wadada u xaaraya heshiis dhameystiran oo ay wadamada midowga Yurub ka gaaraan arimaha soo galootiga.

Cecilia Malmström oo Sweden ku matasha EU-da iyo arimaha soo galootiga ee Midowga Yurub ayaa sheegtay in go’aanka uu yahay mid wax ku ool u ah xaalada soo galootiga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here