Xildhibaan balan qaaday caawinta soomaalida

12

Dood ku saabsaneyn xaalada Soomaalida loo diiday ilmahooda ayaa mudane ka tirsan xisbiga Dhexe (Centerpartiet) balan qaaday in haddii maxkamada socdaalka aysan wax ka badalin sharciga lagu soo rogay Soomaalida uu asagu shaqsi ahaan uga shaqeyn doono sidii wax looga badali lahaa sharcigaas.

W Anders Jonsson oo ka tirsan xisbiga (Centerpartiet) oo ka tirsan xulufada talada haysa ayaa sheegay in wadada ugu fudud ee xalka loogu heli karo dhibaatada Soomaalida ay tahay in maxkamada Socdaalka ay ka wax ka badasho go’aankii hore balse haddi aysan dhicin taas ayuu sheegay in asagu uu ka shaqeyn doono sidii wado kale loo heli lahaa balse waxa uu sheegay in ay waqti qaadan karto.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here