Xildhibaanada Baarlamaanka Sweden oo mushaarka loo siyaadiyay

4

Mudanayaasha ku jira baarlamaanka Sweden (Riksdagen) ayaa mushaarkii loo kordhiyay ka dib markii uu heerka nolosha ee Sweden kor u kacay. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa mushaarkooda lagu daray 1300kr iyagoo hada qaadan doona 58 300kr bishii.

Marka loo barbar dhigo wadamo badan ayay mudanayaasha baarlamaanka Sweden qaataan mushaar ka yar dhigooda. Balse saas oo ay tahay ayaa dadka qaarkood qabaan in mushaarka laga yareeyo mudanayaasha baarlamaanka.

Si kastab ha ahaatee, lacagtaan ayaa la dhihi karaa waa mid ku filan iyadoo qaar ka mid ah xildhibaanada ay horay u ahaayeen arday. Baarlamaanka ayaa dib loo soo dooran doonaa sanadka 2014.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here