Xisbiga Miljöpartiet maku khasaaray olalihii reeraha Soomaalida?

36

Xizbiga Miljöpartiet oo shallaay kajooga ololihi aaw u haayay Soomaalida kadib marki aaw ku waayay codad dhawr ah taasoo badalkeeda gacanta u gashay Xisbiga Cunsirga ee lagu magacaabo Sverigedemokraterna.

2010 markii aaw soo baxay sharciga adag oo la hor dhigay reeraha somalida kaasoo ahaay aqoonsiga inoow keeno qofta rabo inaaw lanoolaado ehelkiisa oo joogo Sweden, tasoo lamacna ah sicii caana diidi rabo maqaarka aaw meela duleela kadayaa. 8-da xisbi oo barlamanka Sweden kakoobanyahay ayaa waxaa isku xilqaamay fadhigana uga kacay bal inay kamira dhaliyaan arintaan soona dhacshaan goolka xisbiga loo yaqaan MP-ga ee katirsan Rödgrönaha. Maria Weterstand iyo Peter Eriksson oo ahaay hugaanka xisbiga ayaa dhowr bil kadib laga qaaday xilkii bal si ay u gaabiyaan liifada iyo tooshka sadex qaadka ah ee ay ladhaxtaagan yihiin golaha barlamanka inkastoo xilqabashi Gustaf iyo Åsa aysan wax lataaban karo ku tilaabsan marki loo eego dadaalki Maria.

Balse arintii sidaas kuma dhamaan ee waxaa halki kasii anba qaaday Maria Ferm o xisbiga u qaabishan arimaha soo galootiga. Febraayo 2012 taasoo ku beegan 2 sano kadib markii ay xirantay dacwada fimilada yaa go,aan kasoo baxay Maxkamada sare lagu sheegay in laga qaadayo DNA familada oo meesha laga saaray shuruudii aqoonsiga waloow aysan wali kala cadeeyn arintu oo mugdi kujuro.

Xisbiyada leesku yiraahdo Alliansen ee haayo talada wadanka ayaa hoos u dhacday kalsoonidooda halka xisbiyada mucaaradka ee Rödgröna ay kor u kacday. Xisbiga cunsirga ah ee SD- ayaa baarlamaanka kusoo galay tirada ah xisbiga 4- raad S,M,MP,SD balse hada waxow kaabiga ku hayaa xisbiga MP-ga. Tirada lakala heysto iyo inta ladhunshay mahan ka aqriso
S 34,1 +4,4
V 6,5 +0,2
MP 9,5 –1,4
M 29,9 –3,0
C 4,2 –0,7
FP 5,2 –0,3
KD 3,1 –0,5
SD 6,6 +1,4

WD Massago

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here