Xisbiga Deegaanka ee (Miljöpartiet) oo dowlada kala shaqeeya arimaha soo galootiga ayaa sheegay in ay soo jeedin [caption id="attachment_1336" align="alignright" width="300" caption="Peter Eriksson iyo Maria Wetterstrand "][/caption]  doonaan codsi ku aadan in la fududeeyo mideynta reeraha soo galootiga ah. Codsigaan ayaa ku wajahan in laga qaado shuruudaha lagu soo rogay soo galootiga markii ay dalbanayaan reerahooda. Peter Eriksson iyo Maria Wetterstrand oo ah afhayeenada xisbiga ayaa mowduuc ay ku qoreen wargeyska Dagens Nyheter (DN) ay ku sheegeen in aysan dooneyn in xisbiga SD uu saameeyo siyaasada soo galootiga Sweden ayagoo sheegay in shuruudaha lagu soo rogay soo galootiga sida cadeynta aqoonsiga ay kala qeybeynayso familada. Xisbiga ayaa sheegay in fudeynta xaalada soo galootiga ay u sahleyso in ay bulshada si fiican ula qabsadaan ayagoo sheegay in sidoo kale dadka soo galootiga ah ee ku nool Sweden la siiyo daryeel caafimaad oo la  mid ah dadka kale. Arintaan uu xisbiga Miljöpartiet ka dhawaajiyay ayaa ahmiyad gaar ah u leh Soomaalida oo shuruudaha aqoonsiga ay si weyn u saameysay. Xisbiga Miljöpartiet ayaa ah mid muhiim u ah xulufada Dowlada ayagoo ka saacida arimaha soo galootiga markii baarlamaanka la joogo. Codsiga Miljöpartiet ayay u badantahay in dowladu ay dhago furan ku dhageysan doonto.

Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya in la fududeeyo mideynta qoysaska

Xisbiga Deegaanka ee (Miljöpartiet) oo dowlada kala shaqeeya arimaha soo galootiga ayaa sheegay in ay soo jeedin

Peter Eriksson iyo Maria Wetterstrand

 doonaan codsi ku aadan in la fududeeyo mideynta reeraha soo galootiga ah. Codsigaan ayaa ku wajahan in laga qaado shuruudaha lagu soo rogay soo galootiga markii ay dalbanayaan reerahooda.

Peter Eriksson iyo Maria Wetterstrand oo ah afhayeenada xisbiga ayaa mowduuc ay ku qoreen wargeyska Dagens Nyheter (DN) ay ku sheegeen in aysan dooneyn in xisbiga SD uu saameeyo siyaasada soo galootiga Sweden ayagoo sheegay in shuruudaha lagu soo rogay soo galootiga sida cadeynta aqoonsiga ay kala qeybeynayso familada.

Xisbiga ayaa sheegay in fudeynta xaalada soo galootiga ay u sahleyso in ay bulshada si fiican ula qabsadaan ayagoo sheegay in sidoo kale dadka soo galootiga ah ee ku nool Sweden la siiyo daryeel caafimaad oo la  mid ah dadka kale.

Arintaan uu xisbiga Miljöpartiet ka dhawaajiyay ayaa ahmiyad gaar ah u leh Soomaalida oo shuruudaha aqoonsiga ay si weyn u saameysay. Xisbiga Miljöpartiet ayaa ah mid muhiim u ah xulufada Dowlada ayagoo ka saacida arimaha soo galootiga markii baarlamaanka la joogo. Codsiga Miljöpartiet ayay u badantahay in dowladu ay dhago furan ku dhageysan doonto.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

13 Responses

  1. fatima uqtu says:

    al xamdulilah,, ilaahey hanoogu fududeeyo dhamaan umada muslimiinta ee kala nool,, gaar ahaan walaalahey umada soomaaliyaad ee 20 sano ku kala daadsan aduunyada daafaheeda.. kuwaas oo agoon iyo rajo u noqdey aduunyada inteeda kale,, waa ku mahadsan tahey jimcaale.. jimcaale oo waqtigiisa u hurey u adeega bulshadiisa wuxuuna tusaale fiican u noqon karaa bulshada somaliyeed inteeda wax garad ah..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. cade says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahey hanofududeyo maxaa ka wada sweden waxaa kaga fican wadankada , wadankada dhiso sweden waxey ku haayso ma lahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Gentleman says:

    Asc dhaman aqyaarta, warkan weli ma cada iney dowlada yeeli donta iyo inkale .lakinse waxay u badan tahay dadka familka ah iney raja fcn u noqon karta. Maxa yeelay waxa jira dad badan been horay kuso galay oo dadka masakinta ah ka halayey fursadi ilmahooda loogu geyn laha.human trafficking aya batay marka waa raja fcn dhan qoysaska kala maqan ilmahooda ku heli karan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. mohaa cade says:

    walee waxaa modaa in arinta somalida il gooni ah lagu hayo marka koley ilaahbaa wax walba fududeen karo marka ilaah ka barya wax walbo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. faatima cabdisamad says:

    asc wrwb ilaahay sidii roon haynooga dhigo isagaa waynoo waaxidee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. najma says:

    asc.jimcaale.waa mahadsan tahay.sida nagu soo gudbisid aqbaraha.iyo dadaalka ku jirtiid.sida uu cawiin laheyda walaalaha dhibateysan.ilahey,haa kula gacan qabto.somalina.ilahey.haa ka dhigo.kuwi.isku naxariisto.markaasta.maanta sidey oga fikirayaan.familkoda ogana fikiran biri.dalkoda iyo dadkoda.dhibateysan.ile.waxaa jiro.caruur.heysan dad ka fikiro ama uu maqaan.sidan uu noqono caruurtaas kuwi wax ka korin lahay.hadey tena maanta no hagaagdo insha alaah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. bashka says:

    Asc waaan idin salaamey dhamaantiin bacda salan waxaan idin war bixintaan halka uu ka keeney waan ka waayey DN.SE marka yaan been la isku sheegin dadkana dalkooda ayey ku qeyr badan yihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Massago says:

    BASHKA EBOOW SI REYSO U DAMOO WARKA SUKADA HAKA SOO IRDINE
    UMADA HA IJAAFEYN JIMCALE RAALO NAQO ROOTINA CUNN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. khalii adam says:

    asalamu calaku walaalha ga somaliyad walahi waa ariin cusuub waxana uu agtaha iin sweden ee taha wadan cusuri ah oo lamiid denmark sabto ee taha qosas ayaa dadkoodidi loo dida xitaa dhig laga qada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. mohamed says:

    aniga waxey ilatahay in uu xisbigaas ey katahay un hadal uusan si dhaba usameen doonin codad kaliya aye isleyihin ka hela ajaanibta dhinaca kalana xisbiga SD iyo dadka tageersan ay sii kordhineeso cunsuriyadooda marke maqlaan familiya aya irida loo ogolaanaya sweden anaki hal halka qof aha aye qaati naga taagan yihiin,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. wilsomali says:

    Qofkii warkan xaqiiqdiisa u baahan oo afka yaqaan halkaas haka aqristo
    http://nyheter.se.msn.com/inrikes/article.aspx?cp-documentid=156042842

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. muqtaar says:

    jimcaale waa mahad san tahay bro in badan fikradeda waxe tahay hadi somalida ay hal noqdaan wala siinaya xaquqdoda lkn hadu tafraruq ku jiro sida an ka arko bashka iyo cade wax hagagaya majiran asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0