Yaa ku leh: Taajir xanaaqay ama Reer Soomaaliyeed oo ay ku kacday [video]

13

Raggaan waa labo nin oo ka mid ah kuwa ugu taajirsan wadanka ruushka. Ka dib dood kulul oo dhexmartay ayaa ninka lagu magacaabo Alexander Lebedev feer ku bilaabay dhigiisa Sergei Polonsky.

Ninka wax feeraya ayaa ku dooday in uu kala hormaray Polonsky oo isaga hanjabaad u soo jeediyay. Polonsky ayaa sheegay in uu jahwareersanyahay.

Halkaana waxaad ka aragtaan reer Soomaaliyeed oo la dagaalamaya nin cadaan ah. Sheekada ayaa ku bilaabatay ka dib markii labada nin ay ku murmeen goobta baabuurta la dhigto ka dibna haweeneydii ay iyada oo ul weyn wadata ku bilowday ninka cadaanka ah. KKKK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here