10-ka gobol ee Sweden ugu shaqada badan

Mar aan maanta eegayay bogga Xafiiska Shaqaaleynta Sweden (Arbetsförmedlingen) ayay igu soo dhacday in aan qoro mowduuc ku saabsan 10-ka gobol ee ugu shaqooyinka badan Sweden. Inkastoo fursadaha shaqadu ay ku xirantahay xirfada qofka iyo heerka uu ka gaaray luuqada ayaa hadana goboladu ku kala fursad fiican yihiin xaga shaqada.

Inta uusan qofku ku fikirin in uu u guuro gobol kale waxaa muhiim ah in uu ka fikiro dhowr arimood oo ay ugu weyntahay shaqada. Qaasatan Swedishku waxay sameeyaan in ay guuraan marka ay shaqada helaan oo kontrakti ay saxiixaan.

Hadaba 10-ka gobol ee Sweden ugu shaqada badan

  1. Stockholm.
  2. Västra Götaland – Göteborg.
  3. Skåne – Malmö
  4. Östergötland – Linköping.
  5. Jönköping.
  6. Uppsala.
  7. Västmanland – Västerås
  8. Västerbotten – Umeå.
  9. Örebro.
  10. Södermanland – Eskilstuna.
Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

13 Responses

  1. Du ska få job says:

    tänka först att du från utländska , Har du bra utbildning? har du erferanhet? Ej gevär erferanhet?.- Du kan hitta bra jobba som passar dig om du har bra erferanhet elr utbildning? men vi från somalia vi tänkar bara vanliga joba typ xamali……… Går ej här i sverige ……………………………. Ingen bekant som kan änstalla dej ??????????ha så det bra lycka till … jag bodde i sverige för ut men inte nu…….

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 6

    • Ahmed says:

      Ascwrwb alla.
      Till.. Du ska fä job.
      Hur fan tänkte du när du skrev såna skit, alla har väl calaf vid sin sida och ingen bryr sig om man e xamali ellr inte, har du hört talas om en man som heter Ali? han bör här i Örebro speciellt Vivalla och vet du vad han har för jobb? han sköter kammel typ nära i Nora, har du nån gång eller nånsin tänkt att det fanns jobb som kammel skötare i Sverige.? Nej aldrig i livet.. så uma bahnid inad a walalaha qalbiga ka dishid. det bästa du kan säga är Lycka till med era framtid och hoppas ni får jobb så snabbt som möjligt!.

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

      • svara says:

        Nej Tänka inte s¨å dar Bror ., du ska inte få jobba utan utbildning i sverige., stackars … tyvärr.. svenska gilla personen som har utbildning .

        U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  2. ahmed says:

    asc dhamantiin waad mahdsantiin somaliska su aal sidee ayaad u hubtaan statik aad soo sarteen anigu kuma qanacsani runtii magaalooyin aad shaqadoodu u hosayso hadna aad galiseen kaalimo sare sida eskilstuna waa 0 dem har inegn iyada iyo västrås waad mahdsantiin

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  3. cadna says:

    hahah waxaaba lamoodaa in svenska li iskugu fanaayo kkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. jabaab says:

    axmed waaa saax waxuu ku hadlayo bro nin aani haysan utbildning saa buu shaqo ku halaa?? boqolkii waxaa laga yabaa iney tobankii purusant shaqo ka hasho marka bro adiga bal waxaa ka hadasha xaqiiqdii.
    plus i moved from sweden too uk too marka talo waa isaga taga sweden

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. khalaf says:

    Adoo Yaaban wax yaa sii yaabay ma aragtay waligaa

    waa xaaladaha shaqa raadinta sverige, balse waxaan ku gaabsaday rabbi talo u daa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Abdi says:

    As ca dhamaan waan idin umada somaliyeed mida kale waxaa ujawabaa ninka dhahay sweden utbilding qof aan laheen shaqo ma helaayo waa been tiis sxb dadal iyo calafkaga ayaad wax ku helee jiifka lee yuusan kula tagin sxb shaqo badan ayaaad helee adoo xirfad lahen halagaa arko in aad tahay qof firfircoon ninkana waxa uu shega hayo waa been somalida asaga camal baaa niyad jabiya wabilaahi toowfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Magaca... says:

    WaWarey Ada Jecel SHekoyinkas Xamali Le Maku Fikire Ila Ka DHimaneysid Rer Badiye Gobol Ku Dhashay Dhibkas leyahay Wa Dadka Europe Laku Kene Lacag Laso Dhacay War Naftada Wax Tar Tada Kaliya Haka Fikirin .” Handa Waxbarasho Ledahay Xata Waxa wax u Qabaneysa ilmaha Dhashay ”” Mafahantey abo aqoon laha noqoneysa lakin darbida ha istagin oo pratik yusan kommunka kugo cabin .. försorg stöd Wa Laka Fana.,…. Samhälle ka degantahay . Status fican ka yelane marka shaqeysaneysid aad utbildning ledahay ama wax baraneysid …………………….. marka ku Dadal wax barasha meel walba jogtid ” haku fikirin in aad xamali u noqoto nin cadan ah .. ama cooska aa jarto .awal adan heleynin bo cooska xata in aad jarto lakin ….. naftada waxa wax u tari karta marka wax barato ……….

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. abdiasis says:

    s.c.w
    malaha wuu ku khaldamay tobanka magaalo ee uu sheegay wuxuu ka wadaa baan umalayn waa tobanka ugu faqiirsan sweden ee ugu shaqo xun malmö eskilstuna västerås göteborg intuba waan arkay waxa uu sheegayana kama jiraan waa taxta sifir . bal dib ugu noqo malaha waxaad ka waday waa kuwa ugu shaqo xun

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Aqoon says:

    Waaw! Waxba la iskuma reeban.

    ASC WR WB dhamaantiin.

    Sedex arin baan is iri wax ka dheh. Mida hore dadka wax ka sheegaya warbixinta wargeysku soo qoray. Dadkiina beenta ku sheegaya warbixinta maxaad haysaan oo ku cadeyneysaan in warbixintu been tahay. Adeer waxaasi waa ceeb. Warbixin nin rag ah oo dadaal iyo waqti u huray ayaad aqrisanaysaa markaas baad been ku sheegeysaa.

    Mida xigta dadka af swedishka wax kusoo qoraya hadana af somaliga ku qasaya soomalidana wax ka sheegaya bal marka hore adiga is fiiri qofkaa tahay. Aqoonta ma xun tahay iyo ma fiicantahay la isma weydiinin hadaanan anigu qaldaneyn ee aqoon la’aan shaqo malahelaa baa la isweydiiyey. Aqoon la’aan waa la shaqeeyaa qofkii ilaahey u sahlo shaqana sideeda waa calaf wuxuu ilaahey kuu qorina lama helo.
    Waxaa jira dad aqoon sare leh sweden jaamacad uga baxay hadana shaqo la’aan ah. Waxaa la helayaa dad hada wadanka yimid shaqo horey ka helay waana calaf waxa shaqeynaya.

    Aqoonta waa iftiinka nolosha anaga oo dhan bay noo fiicantahay. Hadii qofkiin heli karo in uu wax barto ha barto xataa wadankaan aan joogno wax kasta oo waxbarasho ah ayaa ka suurtagasha. Muhiimada waa rabitaankaaga ah in aad wax barato.

    Mida sedexaad waxaan u mahadcelinayaa dhamaan hawlwadeenada Wargeysga Somaliska.com waxaana idin leeyahay horay u socda shaqo muhiim ah ayaad noo heysaan. Gaar ahaan aniga aad iyo aad ayaan ugu nastay wargeyska su’aalo badan oo la isoo waydiin jiray baan Soomaliska ka fiiri hadii wax cusub jiraan ugu jawaabaa. Marka dadka waxey ka reysteen raadinta qof shaqsi ah si ay u ogaadaan waxyaabo badan oo ka mid ah arimaha hay’adda socdaalka.

    Warxuma tashiil warkiisa waxba ha u arkinee horay u socda.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. asad abdi says:

    somaliska waan u han bal yeyha waayo wax yabha jira ey noo shegta waxaan ka cod saha in waqti kasta aad shegtaan waxa dhaca

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. asad abdi says:

    waxaan kalo wey di lahay inta swiidhan laga maq naan karo in aad noo shegtaan iyo uk maku aadi kara sharciga qaxootiga ah
    taas in aad ii shegtaan aan inka cod saha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1