20,000 ayaa dacwo lagu keenayaa

Laanta Socdaalka ayaa warbixintii ugu dambeeyay ee ay ka soo saartay arimaha mideynta qoysaska soomaalida ku sheegtay in la filayo ilaa 20,000 oo Soomaali ah in dacwo lagu keeno sanadkaan iyo sanadka xiga.

Warbixinta Laanta Socdaalka ayaa lagu sheegay in dadka badankoodu ay imaanayaa dhamaadka sanadkaan iyo sanadka 2013. Codsiyada ugu badan ayaa la filayaa in lagu qaabilo safaarada Sweden ee ku taala Addis Ababa. Goobo cusub oo wareysiyada lagu qaado ayaa la samaynayaa iyo shaqaale dheeri ah ayaa loo qori doonaa safaaradaha Addis Ababa iyo Nairobi.

Warbixinta ugu dambeysay ee ka timid safaarada Addis Ababa ayaa lagu sheegay in halkii bil ay safaarada soo gaadhay 1000 kiis. Safaarada Kampala ayaa la sheegay in ay bishii qabatay 120 kiis. Safaarada Kampala ayaa sheegtay in waqtiga sugitaanka wareysiga uu gaarayo labo bilood. Waxaa muhiimada la siinaya kiisaska ay ku jiraan caruurta qaangaarka ku dhow.

Safaarada Nairobi ayaa Laanta Socdaalku cadeysay in la furayo bilowga bisha nagu soo aadan ee Juun. Laanta Socdaalka ayaa fileysa in kiisaska laga xareeynayo safaarada Nairobi ay soo gaadhi doonaan bilaha dambe ee sanadkaan 2012 iyo bilowga 2013. Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in marka uu codsigu soo gaadho ay iyaga ku qaadato sida caadiga ah 2-3 bilood in qofka ay sharciga siiyaan.

Laanta Socdaalku waxay sheegtay in dadka badankoodu imaanayaan 2013. hada ayaa waxaa u yaala 3000 oo kiis oo ay baaritaankooda u fadhiyaan. tiradaas waxaa ka mid 1200 oo kiis oo ah dadkii horay maxkamaduhu diidmada u siiyeen. Dadkaas ayaa hada muhiimada la siinayaa oo go’aamada ugu horeeya laga gaarayaa.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

55 Responses

  1. malyuun says:

    walal waxan kuwaydin
    dadka dhiiga laga qaday
    bishan bilowgeedi
    o familka ah sugayayna
    ilaa 2 sanno iyo bar hadana dna laga qaday maxad ku kordhin laheed walal wilba
    naga qaan gaaray dna gana wanala maray nala kama celin
    walal mawaxa laga yaba
    in waraysi dambe ama hawlo cusub inay kuso kordhiyaan
    marka walal dhiga hadi layska kaqday
    ma iga warami karta
    waxa ino dhiman
    horayna wax walba
    wan usoo marnay
    mgty walal jwb wcn
    igu caawi
    mahadsanid jimcale
    walale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Bashir cabas says:

    As,walal jimcale maxad kahaysaa dadka aan wax iskudhalin maxay rajo leyihin?

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  3. cilmi Halmstad says:

    Asc, dhamaantiin shacabka webka ku xiran iyo webka somaliskaba mar labaad ayaan idin salamayaa, Jimcaale walal mcn rajo fiican ayaa soo qortay waana wax lagu farxo, Somalida ayaa waxay dhadaa (Gacal kala maqnaan jirey iyo geeluba weysu ololaa) Yacni qof kasta wuu garanayaa micnaha maahmaahdaas oo waxa weeye dad waqti badan ay Sweden isu diiday ayaa isu imaanaya hadii ilaahay qadaro. jimcale mar sadexad ayan ku salamayaa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Saredo says:

    As.jimcalow sxb dadka carurta leh kudashaye kuwa aan wax iskudhalin maxad uhaysa,iskuday dheeli tir.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  5. Waano says:

    Asc . waad mahadsan tahay sxb Jimcaale . Waxad iisheegtaa qoraalkaan xagee ka soo xigatay waxaan rabaa isaga oo af swedish ah . Hadii aad ka soo qaatay hemsida ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Nusduniyo says:

    As,akhristayasha webka wa marki igu horaysay een wax kusoqoro wekan wxana fili inaanan markale kuso qoraynin.wayo ma qoro wax iquseyo ano lagayabo inan with in 1 hour aan furo dhowr jer.ujedo jimcaalow waxan joga gaalkacyo waxan isgursanay wil jogo swidan 2010 ila hada wax iskumanan dhalin maxad uhaysa dadka ano kale ah marki laga rebo dadka duqayda ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. adna says:

    asc walal walal waxan ku wedina magarationsverket aa diidmo isiia maxkamada
    oo idiray maxkamada waxe igu so celisay magrationsverket marka makula tahay dadka go,aanka laga,gaarayo in aan ku jiro walal jimcale jawab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Dagan hussein says:

    Asc walal jimcale waad naga farxisay alaha ka farxiyo wa wax lagu farxo aya noso daabacday qeyr alaha nogu dhameyo arinteyna insha alah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. naana says:

    walaal waano ka eeg magrationsverket hem sida

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Abdirahman Mac. says:

    Asc. Dhamaantin. Waxaan Alle kabaryaa in sidii roon inuu noosahlo. Waxba nooma hayaan Swedishkaas. Dalkeena Nabad Alle hanooga dhigo asagaa Nagu filan Realy. Marka walaalayaal Alle aan kabarino inuu Nabad nooga yeelo Dalkeena.
    Dalkeena Hooyo wax noo dhaama majiraan. Mahadsanidiin.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  11. gundux 1. says:

    well come to sweden all inta aanan joogin maanta, aad ayaan shaqsiyan ugu faraxsanahay in soomaali badan dalka sweden ay kula midoobaan reerahoodii, aniga caruur igama maqna laaakin atariishadeyda aa iga maqan, goorba 2000 kun ku dhex jirtee kkk yaa og? al xaasil väldigt bra info bro tacka jimcaale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. kkkkkkkkkkkkkkkkk says:

    waxan maqli jiray war dalaa ku wado waxas waligod leey shegaan waxan la yabahay ilaaa hada wax lee la sameynayaa bis lee wadaan maxay hooyoyinka iyo abashasha u wareerinayaa ilaa hada wax la ogoladay ama la keenay sweden malahan marka aqliga hala kaashado wadan keeni nabad alah nooga dhigo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. asc says:

    jamac walal makujiraan dadka aan wax isku dhalin kisaskooda mala kena dacwada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. abdi says:

    as jumcale waa kusalamay iyo dhamaan jimcale webside ka baarlamanka waxaa ku qoran mooshinkii malag doodi lahaa marka ma soo turjimi kartaa walaal waakaas cinwaanka Betänkande 2011/12:SfU12 Anhöriginvandring
    qaybta baarista ama searching ka webside ka baarlamanka gali markuu soo baxo war bixinta kuu soo baxdo noo soo qor waa mahadsantahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. FM says:

    GAARTEY GAADHAY MIYAAD U BADELATEY GAARTEY WAA AFKA LA QORET EE GOBALADDA DHEXE EE SOOMAALIYA SIDAAS LACO,INKASTOO LA ISLA FAHMAYO AF-SOOMAALIGA MIDNA NAHAY. JIMCAALOW WARBIXINTAADA WAAD KU MAHADSAN TAHAY, HAMA SOO DAAHDEE WAAD DADAASHEY RUNTII.!!!!????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Saredo says:

    War hedhe waayo qofka magacayga wata magac kale maweydey walaal mise waa iga jeclaatay waa kaftan dhib ha uqaadan lkn bal waakaxumaaday markaan arkey saredo kkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. saredo says:

    ama ka xumaw ama ku suux magaca ma kaligabaa iska leh doqon yahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  18. Saredo says:

    Kkkkkk waxaan umalaynayaa waxaa ishaqeynaya fuuqburaalayaal war idaaya markaan sharciga qaato ayan wax idin siindoonaye bal iga qaleeya hada wan yara mashquule

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. way iman doonan lakiin maxaa ka danbayn doona tolow? says:

    somalida imanaysaa waxay la imanayaan qabyaalad, dagaal, dhac, rabshad, furniin, iyo qaar kaloo badan, islamaha ceerta iyo hoyooyinku way isku dawikhi doonaan, hadaba aabe ama hooyo, midkaad doontaba ahow, waa inaad qorshe ka lahaata sidaad wadanka dhaqankiisa iyo diintada, iyo mamulka reerkagaba aad isku waafujin lahayd, adigoo tixgelinaya bulshada aad u timid ee aad la nooshahay, waa inaad ku dadaasha in laga nabad helo, afkaaga iyo adinkaagaba, waa inaad ku dadaasha sidii aad u horumarin lahayd aqoonta afka aad ku nooshahay wa bilaahi towfiiq, hadaan gafay raali hala iga ahaado.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  20. xassan cade says:

    ASC WW MUDANE JIMCAALE MARKA HORE WAXAAN KAAGA MAHAD CELINAYAN HOWSHA IYO SHAQADA ADAG EE AANU AHAYSID BULSHAAD SOMALIAD GAAR AHAAN REER SWEDEN WAADAN KU MAHADSAN TAHAY SIDA HAGAR LA,AAANTA AH OO AAD WARBIXINADA DAMBEEYAY AAD NOGU SOO GUDBISID INTAAS KADIB SXB WAXAN JOGA SOUTH AFRICA WAXAAN GUURSADAY GABAR JOOGTA SWEDEN HORAANTII SANADKI 2010 XILIGAAS AYAAN DACWO FURANAY 2011KI WAYAAN WAX KASTA MARAY WAX I DHIMAN MA JIRIN KADIB DABAYAQADAQI SANADKI 2011 AYAA APPEAL NALA SIIYAY KADIBAN WAX AQBAAR AH MA HELIN MARKA SXB RAJO INTEE LEEG BAAN KA QABI KARAA HOWSHA HADA SOCOTO JAWAAB IGA SII MAHADSANID SXB SARE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. xawo basay says:

    Asc walaal jimcaale waan ku salay iyo inta ku xiranba shabadakada somaliska.com runtii dadka wax badan ayaa isaga qaldan marka hore jimcale xagee ka kentay warkaan cusub oo aad soo tobisay maanta oo aad ku soo tobisay shabakada saaka ilaa iyo hada ayaan barayaa inta shabakada oo qorta luqada svenska ah ma aan ku arkin wax ka hadlaayo hadalkaad soo tobisay ee walaal dadka ay ka maqan yihiin familka ma ahan in aad mar walbo ugu sheekeyso waxaad adiga jeceshahay xaad noo waaleysaa mida xigata dadka wax ka weydinayo arimaha reeraha kala maqan jimcaale waxaan u sheegayaa inaysan ku deg degin ama aysan u sheegin reerahada waxay ku arkaan shabakada maxaa yeelay wax la hubo ma ahan ee jimcaale hadii ay run kaa tahay soo cadey waxaan sugeynaa hadalkaadan meesha aad ka keentay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  22. Najmo says:

    asc masha,allah waa wax fican hooyo iyo carurteda iyo aabe iyo carurtesa nin iyo xaskisa gabar iyo odaygeda ayee kala fogeyen dowlada Swedan dadki is dhalay hadi lesku keno ya umaqan kuwa an wax isku dhalin wali?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. abdi says:

    warbixinta uu soo daabacay jimcaale waa ku jirtaa lakin waxaa murmaayo dad aan waxba aqoon sida qofka xawo basay soqatay wax soobatro intaadan dad xagxagan waxaan gashaa magrationsverket cinwaan kaasna usiidir
    Stor osäkerhet om det ökande antalet somaliska anhöriga
    macsalama

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  24. maida says:

    asc walal jimcale wanku salamay marka hore marka xigta waa war lagu farxo ee ilahay hanoga soqado insha alaah wan daalnay ilahay kuwan ku nasano hanoga dhigo amin kk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  25. Gabar Mawalad ah says:

    kkkkkkkkkk waxaan la yaabey jimcaale marku bad news soo qoro waala habaraa.. markuuna good news soo Qorana waala habaraa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  26. Cadde says:

    Asc waadku mahadsan tahay sida aad ugu shaqayso walaalahaga soomaaliyed tankale walaalayaal markasta jimcaale wax miyaan kasheegaynaa war isku xishooda oo yaanan ugu abaal gudin xumaan walaalken jimcaale walaal jimcaale jizadaada janada allaha kadhigo aamin samir & dulqaadna allaha kusiiyo koley somaali waadgaranee oo ciddi danahooda kashaqaysa ayey caayaan oo waxad arki dootaa ayagoo dhahaya lacag ayad ku qaadataa waxan arki jiray qashinka hala idinka qaado inta ladhaho ayey dhihi jiren lacag ayad kuqaadanaysaan qashinkayga mala iga qaadayo marka sxb dulqaad noogu shaqey dadku waa dadkaadi. Wabilaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  27. axmed hassan says:

    naagta la baxday xaawo basay baqti aad tahay duliyad ah doqon ah o qurumad ah waliba bilaa eedaab ah naa qofka bini adanka ah marku kuwiyo ama u arin kugu saacido walo mahadnaqaa jimcaale somalida kala maqan ayuu ka cawiya inay helaan aqbaar ku saabsan dacwooyinkoda e dadka hala sogalin afkaaga dheer jisaar yahay bax

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  28. fatima says:

    yaab ma wax baad wanaajisay ahmadoow caaybaad wadaaye qofka haduu qaldamo hadal wanaagsan baa lagu saxaa

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  29. fatima says:

    Stor osäkerhet om det ökande antalet somaliska anhöriga << halkas ka aqeiso ina baseey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. ahmed says:

    Stor osäkerhet om det ökande antalet somaliska anhöriga

    Det är svårt att beräkna hur många somaliska anhöriga som kommer att återförenas med sina familjer och när de kommer.
    Det är fortfarande osäkert hur många anhöriga till somalier i Sverige, som kommer att kunna ansluta till sina familjer efter den prejudicerande domen i Migrationsöverdomstolen i januari. Migrationsverkets senaste prognos pekar på ca 20 000 i år och nästa år, varav merparten förväntas komma under 2013.
    Migrationsverket räknar med att de flesta ansökningarna kommer in via ambassaderna i Addis Abeba, Kampala och Nairobi. Utrikesdepartementet planerar att förstärka ambassaderna i Addis Abeba och Nairobi med nya utredningslokaler och ytterligare lokalanställda. När dessa finns på plats, troligtvis någon gång i höst, kommer antalet färdiga utredningar att öka markant.
    Ungdomar som snart fyller 18 år prioriteras
    Den senaste prognosen från ambassaden i Addis Abeba visar på cirka 1 000 inkomna ansökningar i månaden. Ambassaden i Kampala räknar för närvarande med att ta emot cirka 120 ansökningar i månaden. Väntetiden från ansökan till intervju på ambassaden i Kampala är för tillfället cirka två månader.
    I dagsläget prioriteras ansökningar som gäller barn som närmar sig 18 års ålder. Ambassaden i Nairobi är stängd men planerar att öppna igen i början av juni 2012. Det innebär att ambassaderna väntas kunna lämna över ett stort antal ansökningar till Migrationsverket under senare delen av 2012 och i början av 2013.
    Handlägg

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  31. ahmed says:

    återförenas med sina familjer och när de kommer.
    Det är fortfarande osäkert hur många anhöriga till somalier i Sverige, som kommer att kunna ansluta till sina familjer efter den prejudicerande domen i Migrationsöverdomstolen i januari. Migrationsverkets senaste prognos pekar på ca 20 000 i år och nästa år, varav merparten förväntas komma under 2013.
    Migrationsverket räknar med att de flesta ansökningarna kommer in via ambassaderna i Addis Abeba, Kampala och Nairobi. Utrikesdepartementet planerar att förstärka ambassaderna i Addis Abeba och Nairobi med nya utredningslokaler och ytterligare lokalanställda. När dessa finns på plats, troligtvis någon gång i höst, kommer antalet färdiga utredningar att öka markant.
    Ungdomar som snart fyller 18 år prioriteras
    Den senaste prognosen från ambassaden i Addis Abeba visar på cirka 1 000 inkomna ansökningar i månaden. Ambassaden i Kampala räknar för närvarande med att ta emot cirka 120 ansökningar i månaden. Väntetiden från ansökan till intervju på ambassaden i Kampala är för tillfället cirka två månader.
    I dagsläget prioriteras ansökningar som gäller barn som närmar sig 18 års ålder. Ambassaden i Nairobi är stängd men planerar att öppna igen i början av juni 2012. Det innebär att ambassaderna väntas kunna lämna över ett stort antal ansökningar till Migrationsverket under senare delen av 2012 och i början av 2013.
    Handlägg

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. ahmed says:

    ruxii lahaa walaal jimcaale been ayauu qoray isagaa beenaale aha wakaa warkii oo runa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  33. iftin c/laahi says:

    allaamu calaykum somaliyay horta jim caale waa mahadsanyahay. khayr alle hasiiyo.
    hawlweyn ayuu isku xilsaaray. soomaalida waxaan leeyahay walaalayaalow fadlan fadlan ika daya cayda alle halga cabsodo meelkasta ayaa soomali naga kaca tiri.
    walalayaal inta cayda iyo xumaanta qorta alle halaga cabsoodo wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

    • Farah says:

      Walal asc waxam kuweydiimlaha caruur yaryar oo iladhalatay oon anigu sokoriyey oo kaligood joga somali mala isoqadaya walal kawaran hadi aan uxareeyo maxada u maleynasaa jimcale mahadsani

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. Raaqia says:

    asc wrwb dhamaan Bahda Somakiska Gaar Ahaan wallka jimcaale aad baan idin salaamaya sida aad nogu hagar baxadee waana had iska leh illaahii idin garan sii yay inay jiraan walaladii oo an aqoon luqada svenska wana ku mahadsan tinii aniga waxan ahay Hooyo caruurtii ka maqantahay lakin allaa mahadlee rajaan qaba oo D N A GII BAA LAGA SOO QADAY allaa mhadaa iskale waxa laga qaday 30April welina wax jawaba mahayo waxala yidhi kulitakhartu khyr siir khyr inshaallaah wabillaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  35. Cadde says:

    Walaal axmed aad&aad ayad u mahadsan tahay wadna qancisay dadkii shakiga waday lkn xanaaqu yuusan kaa tan badin ee is daji adigoo mahadsan wsc wr wb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. Kaftan says:

    Mahadsanid axmed walal ina basey wad ku qanacsantahay ayaa filaa warkan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. njb says:

    gabar muwalad ah hh awalba muqshabeel ayad ahed baax seexo ciyaal mushakaal.com waxid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  38. ahmed says:

    jimcaale sxb hal suaal iga jawaab ma waxad u shaqaysaa immigrationsverket mise waxad maamul ka tahay website ka somaliska.com?? TACK

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. HASSAN KAAMILL says:

    asc aqyaareey
    waxaan u maleeynayaa dadkii lahaaa mr jimcaale been ayoow sheegayaa wey qanceen ayaa u maleeynaa mr axmed ayaa idin qaciyay
    asoo english ku qorane waa kan !!!!!!!!!!!!

    reunited with their families and when they come.
    It is still uncertain how many families of the Somalis in Sweden, who will be able to connect to their families after the precedent-setting judgment in Migration Court of Appeal in January. Immigration Service’s latest forecast points to about 20 000 this year and next year, most of which are expected in 2013.
    Migration Board expects that most applications are submitted through the embassies in Addis Ababa, Kampala and Nairobi. State Department plans to strengthen the embassies in Addis Ababa and Nairobi with new investigative facilities and additional local staff. Once these are in place, probably sometime this fall, the number of sets of findings to increase significantly.
    Young people who will soon turn 18 priority
    The latest forecast from the embassy in Addis Ababa is of about 1 000 applications received in the month. The embassy in Kampala count is currently receiving about 120 applications a month. The waiting time from application to interview at the embassy in Kampala is currently about two months.
    In the current situation prioritized applications for children approaching the age of 18. The embassy in Nairobi is closed but plans to reopen in early June 2012. This means that the embassies are expected to hand over a large number of applications to the Migration Board in late 2012 and early 2013.
    Hand Place

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. HASSAN KAAMILL says:

    cidii rabta asoo carabi ahna waaaa kan bal wax fahma soomaaliyeey waa leeydin ku wareeraye!!

    Alphaلم شملهم مع أسرهم، وعندما أصبحت لديهم.
    فإنه لا يزال غير مؤكد كم من العائلات من الصوماليين في السويد، الذي سيكون قادرا على الاتصال إلى أسرهم بعد صدور الحكم يشكل سابقة في محكمة الاستئناف الخاصة بالهجرة في يناير كانون الثاني. نقاط دائرة الهجرة في أحدث التوقعات لهذا العام حوالي 20 000 والعام المقبل، ومن المتوقع أن معظمها في عام 2013.
    الهجرة يتوقع المجلس أن يتم تقديم معظم التطبيقات من خلال السفارات في أديس أبابا وكمبالا ونيروبي. وزارة الخارجية وتخطط لتعزيز السفارات في أديس أبابا ونيروبي مع مرافق تحقيق جديدة وإضافية من الموظفين المحليين. مرة واحدة وهذه هي في مكان، وربما في وقت ما في خريف هذا العام، وعدد من مجموعات من النتائج إلى زيادة كبيرة.
    والشباب الذين سوف تتحول قريبا 18 أولوية
    آخر التوقعات من السفارة في أديس أبابا هو من حوالي 1 000 الطلبات التي وردت في هذا الشهر. السفارة في العد كمبالا تعمل حاليا على استقبال حوالي 120 طلبات في الشهر. وقت الانتظار من تطبيق إلى مقابلة في السفارة في كمبالا في الوقت الراهن نحو شهرين.
    في التطبيقات ذات الأولوية الوضع الراهن للأطفال يقترب من سن 18 عاما. تم إغلاق السفارة في نيروبي ولكن تخطط لإعادة فتح في عام 2012 بداية يونيو. هذا يعني أنه من المتوقع أن السفارات لتسليم عدد كبير من التطبيقات لمجلس الهجرة في أواخر عام 2012 و 2013 في وقت مبكر.
    يد مكان

    quftii wax ku fahnsiisa amba wax kaa qarsoonaa anaad u baahantahay koo sharaxda waaloo mahad celiyaaa somaliyeey
    marka mr jimcaale waa halyeey mudan in laxasuusto!!!
    ee yaan ceey iyo aflagaado loogu abaal gudin fadllan!!

    waad mahadsantihiin dhamaantiin
    qaasatan mr jimcaale

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  41. kaafiyo axmed says:

    asc walal jimcaale tabintaada wararka waan kaaga mahad celinayaa waxa joga aadis ababa familki ugu horeyay waxa ee so baxayaan qamiista hadii alle karaali noqdo i

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  42. hani says:

    waan idin salamay dhamantiin su aal jimcale dadka faraha leh ayaga maxaa loo hayaa ugubadnanse imisa bilod baa go an looga garikaraa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  43. Umu hanad says:

    Masaalah gofk ss caradi wayagn alhu barkeyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  44. somaali dhaba ah says:

    asc walaalayaal dalkii iyo dadkeenii haloo duceeyo in ilaah nabad nooga dhigo dal shisheeye waxuu yahay waa la arkee maalin walba waxa ka dhacaya ama siday ilamaheenu ku sugan yihiin waa u jeednaa hadana ilaahay ayaan u baryeeynnaa in ilaah keeno ilaah ka barya walalayaal in dalkii nabad uu nooga dhigo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  45. ladan says:

    asc wan kusalamay walaalo waxan ahay qof qaan gaar ah walidkiis usodac wooday marka waxan karabaa inad wax iiga iftimiso sidey wax yihiin mahad sanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  46. fatima says:

    ladaneey alloow sahal amuuraha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  47. hamza says:

    slmc jimcale, walaal waxaan ku weydinaya hal sual. caruurta familyadooda u dacwoonaysay oo ayagoo loo jawaabin qaangaaray maxaa xagay raacsanyihin dadka 20000 ood sheegtay maku jiraan mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  48. madiino says:

    asc waan idin wada salaamay asxaabta adigoo mahad san jimcaale iiga soo jawaab su aa shayda soomalida mawada joogto adis iyo keenyo xataa yaman way joogtaa ilmahay maka xareeysankaraan qunsiliyada yaman hadaad wax igu dhaanto arintaas walaal iiga soo jawaab wcs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  49. abdul says:

    Madiino nin aan saxiib nahay oon meel wada degganahay ayaa reerkiisa yaman joogaan qunsuliyaddana wey tageen oo waxaa lagu yiri waa in reerka oo dhan ay haystaan kaarka qoootiga ee yaman haddii aydaan haysan lagu yiri iska aada safaaradaha kale,markaa haduu reerkagu kaarka qoxootiga ee yaman haystaan waa xareysan karaan hadda ama haddaba haa sameystaan .xitaa saxiibkey si uu u hubsado email ayuu u diray qunsuliyadda yaman sidaas unbeyna ku soo dhaheen isna ,marka warku waa xaqiiq . wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  50. fatima says:

    alaha u naxariisto nnikaan soomaliga ee gaanta ka xaq daran dishay haduu ku jihaad is yiri ninkaan radiyay waa ehelka janada insha allaah waxaan kaloo idin warsaday meeye doodii la lahaa 30 maj baa laga doodo umadaan kala xayiran

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  51. mohamed says:

    asc sual waxaan idin weydinaya goormee lafuraya tan sweden ay ku leedahay nairobi goormena ee shaqo bilaa bayaan anaga jwbta ayaan sugoyna waxa dhan waan marnay hadii lafurana dawco cusub miyaan bilaabeena ama dhiig ayaa nagala qadaya bro jwb ayaan lin ka sugaa byyyyy

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  52. Abdirashid says:

    WALAALAYAAL WAAD MAHAD SAN TIHIIN DHAMAANTII OO UU KOOW KA YAHAY JIMCAALE IYO AKHRIYAYAASHA WAR AAD IYO AAD FARXADLE AYAAD SOO QORTAA WARWALBO MAANTA AAD BAAN U FARAX SANAHAY MAADAAMO REERAHA LAMIDEYNAAYO WAA FARXAD WEYN BYE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  53. Dagan says:

    Alle ayaan kheer ka sugeyna

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  54. faysa cawo says:

    asc walal jimcaale wad ku mahadsan tahaysida wacan ee ad akhbaarta noo siiso intaa kadib walalo waxa an ku waydiinayaa dad is qaba ee an ciyaalka isu lahay maxaa laga gaaray goaan ah ta labaad na waxa an ku waqydiinayaa gabrta da da yar ku dhiibay sweden ee qoyskooda dalbatay yagana maxaa laga filayaa mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0