Qeybtaan waxaan ku soo bandhigeynaa dhacdooyinka iyo wararka ugu waaweyn ee 24-kii saac ee la soo dhaafay ay hadal hayeen saxaafada Sweden. Qaasatan kuwa quseeya arimaha soo galootiga iyo Soomaalida. 1. Daryeelka caafimaadka dadka aan sharciga lahayd - Dowlada iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa ugu dambeyntii heshiis ka gaaray in daryeel caafimaad la siiyo dadka aan sharciga lahayn iyo kuwa dhuumashada ku jooga Sweden. Daryeelkaan ayaa noqonaya mid la mid ah kan ay helaan dadka sharciga leh. Dowlada ayaa hada diyaarineysa sharciga quseeya arintaan. Shuruuda in dadka aan sharciga lahayn ay daryeel caafimaad helaan ayaa ahayd arimaha uu xisbiga Miljöpartiet xooga saarayay. 2. Rabshado ka dhacay Tensta - Gaadiidka booliska ayaa waxyeelo lagu gaarsiiyay xaafada Tensta habeenkii xalay ka dib markii ay dhalanyo xaafadaas ku nool rabshado balaaran sameeyeen. Arinta ayaa la sheegay in ay ka bilaabatay ka dib markii dhalinyaradaas ay garaaceen mid ka mid ah waardiyaasha xaafada, ka dibna markii Boolisku yimid ay dhagaxaan iyo dagaal mudo socday ay la galeen. Booliska ayaa ilaa 18 baabuur ku yimid goobta iyadoo aysan ugu dambeyntii ku guuleysan in ay soo xiraan qofna. 3. Imaam shaqada laga cayriyay - Sidii hada ka hor aan ku soo qornay mowduuc ku saabsan in la basaasay masaajida ugu waaweyn Sweden, ayaa taasi waxay keentay in mid ka mid ah raggii kaamirada laga duubay ee ka hawl gala masaajidka weyn ee Stockholm shaqada laga cayriyo. Ninkaan oo masuul ka ahaa qeybta tala bixinta qoysaska ayaa lagu eedeeyay in uusan si hufan shaqadiisa u gudan. Isla markaana uu soo bandhigay fikrado kala duwan.

28 Juni: Wararka maanta ugu waaweyn

Qeybtaan waxaan ku soo bandhigeynaa dhacdooyinka iyo wararka ugu waaweyn ee 24-kii saac ee la soo dhaafay ay hadal hayeen saxaafada Sweden. Qaasatan kuwa quseeya arimaha soo galootiga iyo Soomaalida.

1. Daryeelka caafimaadka dadka aan sharciga lahayd – Dowlada iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa ugu dambeyntii heshiis ka gaaray in daryeel caafimaad la siiyo dadka aan sharciga lahayn iyo kuwa dhuumashada ku jooga Sweden. Daryeelkaan ayaa noqonaya mid la mid ah kan ay helaan dadka sharciga leh. Dowlada ayaa hada diyaarineysa sharciga quseeya arintaan. Shuruuda in dadka aan sharciga lahayn ay daryeel caafimaad helaan ayaa ahayd arimaha uu xisbiga Miljöpartiet xooga saarayay.

2. Rabshado ka dhacay Tensta – Gaadiidka booliska ayaa waxyeelo lagu gaarsiiyay xaafada Tensta habeenkii xalay ka dib markii ay dhalanyo xaafadaas ku nool rabshado balaaran sameeyeen. Arinta ayaa la sheegay in ay ka bilaabatay ka dib markii dhalinyaradaas ay garaaceen mid ka mid ah waardiyaasha xaafada, ka dibna markii Boolisku yimid ay dhagaxaan iyo dagaal mudo socday ay la galeen. Booliska ayaa ilaa 18 baabuur ku yimid goobta iyadoo aysan ugu dambeyntii ku guuleysan in ay soo xiraan qofna.

3. Imaam shaqada laga cayriyaySidii hada ka hor aan ku soo qornay mowduuc ku saabsan in la basaasay masaajida ugu waaweyn Sweden, ayaa taasi waxay keentay in mid ka mid ah raggii kaamirada laga duubay ee ka hawl gala masaajidka weyn ee Stockholm shaqada laga cayriyo. Ninkaan oo masuul ka ahaa qeybta tala bixinta qoysaska ayaa lagu eedeeyay in uusan si hufan shaqadiisa u gudan. Isla markaana uu soo bandhigay fikrado kala duwan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. baariyoo says:

    walaal jimcaale waad salaaman tahay marka waxaad noo sheegtay in dadka sharciga lahayn loo fidinayo daryeel caafimaad waana ilaaheey mahaddii laakin kuwo dhuumashada ku jooga ma waxay yihiin kuwo yurubta kale ka yimid marka faahfaahin iga sii adigoo raalli ah Mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Meelkasta haka yimaadeen, qofka aan sharciga lahayn ama sharciga loo diiday balse aan Sweden ka bixin waxaa la siinayaa daryeel caafimaad. wali sharcigaan lama dhaqan galin balse dhamaystir ayuu ku dhowyahay.

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Nuurdin says:

    Jimcale wan ku salamay e dadka an sharciga laheyn lama daweynayo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Saredo1 says:

    Mansha allaah waa arin xiiso leh waana sugeeyney inbadan ilaahow nooga sooqaad o qayr nooga dhig jimcale waad kumahad santahay shaqada ad inooheyso huuno

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. cabdiraxmaan says:

    Jimcaale warkan xasaasiga isna soo geli waa war muhiim ah oo cusnuriyiinta fashilaya damacooda ku aadan islaamka.

    SD-politiker: “Vill stoppa islamisering med vapen”
    Dela
    0

    62-årige Peer Pedersen skyller kommentarerna på ett mycket avancerat “hack”.(Montage Östra Göinge kommun Faskimil ligator.wordpress.com)
    Visa miniatyrer
    1 av 4

    Sverigedemokraten Peer Pedersen tänker inte acceptera en “islamisering och övergrepp från någon ‘Achmed'” skrev han på en politisk blogg. När Nyheter24 når honom backar han från kommentaren: “Jag blev hackad”.

    ÖSTRA GÖINGE. Den 62-årige Sverigedemokraten Peer Pedersen vill stoppa islamiseringen. Under sitt alias “peerpeder” skriver han på den politiska bloggen “Ligator” om hur det ska gå till:

    “Mina två yngsta är Göingehönor och har inte en tanke att låta historien upprepas genom Islamisering och övergrepp från någon ‘Achmed’ och de kommer inte att ge sig frivilligt då de båda har viss militär träning ifall du och dina vänner får till det.”

    Peer Pedersen sitter i dag i kommunfullmäktige för Sverigedemokraterna i Östra Göinge i Skåne.

    När Nyheter24 når honom säger han att det inte är han som har skrivit exakt den kommentaren men att han har varit inne på bloggen och skrivit andra typer av kommenterarer.

    Ett exempel på det han inte har skrivit är följande:

    “Tänk på en sak jerlerup (han som skriver på den politiska bloggen), här i Göinge är vi stora släkter, vår är på +200 bara inom närområdet och i DK-Göinge (Stevns) kring 100 och merparten har jaktlicens och massor av vapen, många är militärer, hemvärn och friskyttar, det är tradition med militär träning av någon art för de flesta och knappast någon kommer acceptera din utopiska framtid och vi brukar inte anlita polisen faktisk.”

    “Jag har varit inne på bloggen”

    Enligt Peer Pedersen har han nämligen under ett års tid blivit utsatt för ett mycket avancerat “hack”. Och att det inte alls är han som har skrivit kommentarerna på bloggen.

    – Jag har med all sannolikhet varit inne och debatterat hos Jerlerup (bloggen), men jag har inte skrivit den meningen, säger han och fortsätter:

    – Det är så att jag hade ett ganska avancerat digitalt intrång och detta pågick under kanske ett helt år innan jag fattade att något inte stämde. Jag satt på ett öppet okrypterad trådlöst nät, helt idiotisk sett i eftertankens kranka skär.

    Enligt Peer Pedersen han någon haft tillgång till hans PC, E-postkonton och skypekonto.

    – Det var något jag konstaterade i efterhand och detta upptäckte jag av en händelse då jag uppmärksammade att vissa mail hade öppnats innan jag själv hade läst dem.

    – Jag trodde först att detta var ett programfel, men såg efter ominstallation att fenomenet fortgick, säger han.

    Har du polisanmält det här intrånget?

    – Nej, det har jag inte gjort. Det leder inte någonstans ändå.

    Hur förklarar du att någon har skrivit från din IP-adress?

    – Någon kan ha kört upp med en bil utanför mitt hus och använt mitt nätverk.

    Vet du vem som kan ha gjort det här då?

    – Nej, det vet jag inte. Jag har respekt för andras åsikter så jag hoppas de har respekt för mina.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. carees says:

    jimcaale wan ku salamay walal runti aad ban ugu faraxsanahay arintan wayo wa mid aan wada sugeynay illah ayana madah usugnatay oo noga soqaday runti dowlada swedane arintas wan ku amanena aad beyna u mahadsantahay tankale waxan aad kaga codsanena inaad nosogudbiso arimaha mideynta qosaska mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Dade says:

    Wa farxad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. DEEQ-DARAJO, says:

    Runti wa arin farxad leh lkn armey noqota ti,lagaray,jan,18,keda maxkamada socdalka o kale oo ilahada wax cad an lagahen,ilen sidan wada ognahay ilahada cid timimit sweden o basabor lasosiyay majirto, marka sidiron,ALAAH.SW/aya naga og,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Fm says:

    Asc wararkaa goos-gooska ah runtii aad bay u wanaagsan yihiin ee inagu naquseeya waliba Jimcaale tusan tack min bror, alla som tala somaliska språk förstår.!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. sahro says:

    asc war dad hogay ayaa tihiin aan waxba garan war wadankina wax uu qabsada wadan islameed dawa uu idin ogoladay haku farxine iyo cirib tirka lagu haya maxad ka faa idee hadii qoyskada lagu kena mise banba darag ayaa rabtaan waxush baad tahiin wadanki haloo labta swedan mahad sanid ibdinkagama bahna

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  10. carees says:

    sahra walal marka hore adiga inte jogta adigo mahadsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. ilwaad says:

    maansha aalah mar hadiiba ay u ogaadeen in ay daryeelaan dadyowga soo galootiga ah ee sharci darada ah illahay waxan uga baryaynaa in uu uga soo sahlo kuwa bilaa sharci ah sharci ay ku shaqaystaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0