Aabbe Soomaaliyeed oo caruurtiisa & xaaskiisa baadi goobaya

Waxaa ila soo xiriiray aabbe Soomaaliyeed oo sheeganaya dhibaato xoog leh oo ku dhacday ka dib markii uu waayay meel ay jaan iyo cirib dhigeen qoyskiisii. Aabahaan oo lagu magacaabo Abdullahi Moalim Mohamed kuna nool Nairobi, Kenya ayaa sheegay in xaaskiisa iyo caruurtiisa ay isugu dambeysay bishii Oktoober ee sanadkii 2008. Waxa uu ii sheegay in meelkasta uu ka raadiyay oo xitaa BBC uu ka baafiyay labo goor balse markii dambe uu helay warar sheegaya in Sweden ay ku nool yihiin.

Hadaba waxaa laga codsanayaa dhamaan Soomaalida ku dhaqan Sweden ee akhrisata boggaan in ay ka qeyb qaataan mideynta reerkaan kala lumay. Aabahaan oo ka halaaya qisada ka dambeysa arintaan ayaa ii sheegay in uu saxafi ka ahaan jiray idaacada Radio Muqdisho taasoo kaliftay in nafsadiisa qatar gasho oo uu la kulmi waayay reerkiisa oo ku noolaa dhinaca kale ee magaalada Muqdisho. Waxaa loo sheegay mudo ka dib in xaaskiisa  ay caruurtii la qaxday isagoo dib dambe aan u arkin.

Waa u xiisey xaaskeyga iyo caruuteedaba waxaan u cadeeynayaa hadiiba  fariinteyda ay helaan in aan noolahay kuna suganahay dalka kenya magaalo madaxdiisa neyrobi,

Waa fariin ku socota reerkiisa. Hadaba magacyada reerkaan si fiican u akhriya oo cidii garaneysa fadlan ha la xiriiro Cabdullaahi oo aad ka heli kartaan telefoonka +**********.

Akhriso qeybta 2-aad http://somaliska.com/aabbe-caruurtiisa-baadi-goobaya-dhinaca-kale-ee-sheekada/

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

43 Responses

  1. umu hani says:

    waa arin murugo leh waxi karankena ahna waan u qaban dona inshaa allh asxabta idinkana isku dayaa in aad wiilkan walaalken ah in aan u qabano waxan awodno yacni sweden mesha uu qof waliba ka dagan yahay wuu ka radin kara xaska iyo caruurta abdullahi………. inashaa allah wuuna leha caruurta iyo xaska ka maqan walaalka abdullahi

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. HASSAN KAAMILL says:

    acs dhamaantiiiiiiiiiiiin

    wlh waa arrin muragadeeda leh ee alle ha u fudeeyo inoow hello caruurtiisa lkn in intaaa war leeska waaayo waa wax aad u naxdin baddan waaayo hadeeybo xamar isla joogeen xitaaa laba dhican hakala joogeeyn kuleey ma les waayeen gabadhana hooyo iyo aabe iyo qaraaaba kale iyo waaalidiin kale ayeey ledahay kuleeey asagana waaa leeyahay marka laaaziman in waaaalidkeeed ka warhaayo gabadhooda marka waaa inaaad ka raadisaaa dhanka qaraabadeeda iyo waaalidkeed iyadana waa ineey ka raadisaaa ehelkiisa marka aniga waxaaanbo aaminsanahay in dad intaa isu dhalay aaneeyn sinaba isku weyn karin ilaaa sababa kale mooyeee
    marka alle ha sahllo arintaan lkn waxbaa meesha ku jira ee intee gareeynaa hala xariirto wiilkaan waa dhibane soow sheegay laga maqanyahay

    adne mr jicaale waa ku mahadsantahay dadaaalkaada dhan kasto aad uga wado bulshada sxb halyaay ayaaa tahay mudan billad sharaf waaa inaan taageernaaa wadinigeyna iyo intii la shaqeeysaba wana mahadsantihiin waxaan qalday cafis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. mohamed says:

    isha alaha ilahay haa isku sahlo lamnashan kala maqan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. caawiye says:

    walaal hadii aay suuragal tahaay iila soo xiriir aabhaas ayaan rabaa in aan caawiyo imailka igala soo xiriir

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  5. Massago says:

    JIMCAAALE
    SU,AAL ILMAHA QAARKOOD WAXEEY KALA WEEYN YIHIIIN ILAAHAAA WAYNE
    11 AMA 10 BIL, WAXAA LOO ARKI KARAA WARKAAS IN WAX KADHIMANYIHIIN
    TTEEDA KALE KULLI WAXEY WADA DHASHEEN MIYAAAA 16 BISHA??????????????????
    INTAAS KADIB SOMALIDA WAXEEY YAQAANIIN WAXLADHAHO SUMAD AMA CALAAMAD LAGU GARTO XOOLAHA OO KALE WAALA SUNTAA LKN DADKA SUMADIISA WAA QABIILKA IYO MAHEEY KASOO JEEDAAN MUGA HALA SOO DHAMEESTIRO SI LOO BAAADI GOOOBO

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  6. akiido says:

    asc walaalo yaal waa arin murugo le sweden wadan weynin badan lakin hadana somalida waa is yaqaanan inti derisa ama kuwa degan tuulooyinka yar yarba. aniga waxaan dhihi lahaay hooyada ha iska ilowdo hadii xataa aabaha ya ka dhexeeyen wax qilaafa ama xumaata sababta hadii waalid la noqdo wa aleyska iloobaa ilmaha madaxooda xataa hala xariirto si uu u maqlo codkooda waalid wax dhalay,,,,,————kuley aniga shaqsiyan waxaan dhihi lahaay aseagana hala xariiro dhaman war geysyada somaliyedd waxa lagab yabaa in kan aqrin lakin ay aqriso kuwo kale . ilaahey dhibaatada haka saaro dhaman islaamka meel kastoo ay joogtaan qaasatan wadankeyna allaha noo hagaajiyo nooga dhigo nabad waxa dadka kala haatiyey waa dagaal iyo colaaada sukeeyo oo ka fiday wadan keyna hooyee insha allah qeyra ayan allaah ka rejeyheyna walaalo yaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. mhamed says:

    jimcale walaal ninka u sheeg dadka somalida waxa laisku radsha qabil ee ka keen qabilka reerkisa mahadsanis

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. hamdi says:

    wankanaxay wlahi walala ilahay hakuushalo ehelkaga wanaxdin lakin hoyadas qalbigedu se usiyaya ma masayrtay ay inay intas oodhan ka amusto naftediikale ilahay haku beciyo intii aan awodo waalal waxan isku dayay in an radin ugalo insha alah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. qunbe says:

    ilahay ha u soo dhaweeyo caruuta iyo xaaska waa arin naxdin leh lkn waxaan ka loo ka yaabay caruutan 16 tobanka wada dhalatay somalidu waaba siday wax usheegan marka wax la waydiiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. ifrah says:

    kkkkkk ma ka yabtay xisabta dhalasho kuli wa 16

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

    • Massago says:

      IFRAX TAASAAN LAYAABAY KULLI 16-DA BISHA AY WADA DHASHEEN
      SAAASAAA BARNAAMISHKA FASHIL KU KEENI KARTO

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. suldaan says:

    marka hore ilahay ha u sahlo lkn anig waxan la yaabay kuli 16 ay dhasheen mise sheekadii soomalida miyaa isku da yihiin ala u bariyeenaa inuu u sahlo aabahaan rerkiisa ka maqan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. abdikani says:

    lkn maxaa waaaye ilmaha dhamaan 16 ayaa u wada qoran bismillaahiyeee waxaan umaleynayaaa markiii sweden ay imaadeeen sanadkooda kaliya ayay sheegteen ka dib bisha ayaga ayaa u qoray kuwa emegrashanka lkn waxaan leeeyahay illaahay ku sahlo ilmahaada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. Kafia Yusuf Ahmed says:

    Cidda meeshaan laga baafinaayo waa aniga waaana yaqaan halka aan kunoolahay meeshaan jooga telkayga dhamaan waayaqaan midda kale waan kalatagnay ninkaas wax aan isku hayno majiraan oo aan ahayn ilmaheena oo kaliyah midda waxaa marqaati ii ahaa waalidiintaydii & walaalahayga waana kalatagnay owlaadeenii aan iskudhalnay wuxuu haystaa Abdikani Yare oo dhashay bishii 9aad waxaana iiguna dambaysay isla sanadkaan dhexdiisa wuxuuna isoowacay asagoo i aflagaadaynaayo haddii uusan joogin waxaan uusamaynaayo waxaan soofariisan doonaa idaacadaha layska arko sida Universal Tv. telkayga wuuhaystaa wuuna yaqaan meesha aan kunoolahay ninkaasna waan kalatagnay ee waxaan kaacodsanayaa inaad joojiso wax aan waxba kaasoogalayn. walaal waxaan kaloo kuleeyahay iska kay illow walaal waan guursaday maama ayaan ahay plz igadaa mashquulka maahin cayaal walaal waxa tahay dumaashegaybaa noqotay waana yaqaan ninka iqaba waana walaalkiis oo ina aderkis ah hada ay iskumeel kusoo koreen

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

    • canab says:

      Asc
      Walal kafiyo ´wad salaman thay marka hore wana ka xumahay arinkan marka labad abayo hadii arinka ad shegayso uu run yhay u bandhig ehelkisa iyo marqatigi oga hadii shaki jirana abayo ilah waxba kama qarsona ninka hadii uu ku qabin kal badbadi labada nin ado cadeyn kenaya mida kale isku day isaga inad si tartib ah u heshisan awladina quqdada ka ilalsha wax walban u hur ilmahaga ina aderku ha isksu dayo inuu wax hubiyo shakigana saro walakisna ay isku fiyobadan isaga iyo adigna waxan idin dardarmaya adunyadu waxba mahan malin aan marmarsiyo jirin aya iman doonta aduunkana inad isku fashiltan wa laga fican yahay koleyba labada ninba dan ayu wata lakin kala celi ilmahagan la tasho waa muhiim abayo dantoda fiiri raalina ahow hadaan kug xadgudbay macaanto

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Muntas says:

      Asc umada somaliyed dhaman mel walba oo ay aduka ka jogan asc walal jimcale wad mahad santahahay sida aad u dadaashay hadi an u guda galo arintan aniga wan la yabana sakay o dhan walwal ayayna igu bertay lk hada ayan fahmay sartu meshay ka qurun santahay kafiyo sida ay shegtay hadi ay dhabtahay waa cajiib qisadan marka walal kafiyo hooyo ayad tahay isna waa aabo hadu isaga xumado haku daysan waxa idinka dhaxeyo wa caruruta mustaqbal ayadna ka rabta plz ku xiriri ciyalkisa mida kale walashayday hal sual an seed u haysa ilmo aan aabahod la xirin ma waynan ku su aalayn oo ku lahay aaway aabahen maxadna ku qan cida aan ka barte sababto ah walal waxan kenya an ku haya kawo an sualshoda ka jogi la ahay oo aabahod laso xiriro sacad walba una yimad bilaha xagina fasaxa ka ah ayaa suaal ruxa iga qada mida kale waxan walal kugu wanina ilmahada moralkoda fiiri mida kale wiilka waxan leyahay hadi u furiin ka dhacay o gabadha e helkeda u marqati ahaa o ay fursadu ku dhaftay shalayna aadan ka fiir san manta ay gabadhu tahay xaas nin kale nin raga tahe calol adeg muji fadlan ha fadexen waa ilmahada hooyadod odoo dagan la xirir mida kale waxa u ale u baneyay furiinka waa in u is qab qabsi iman waxanu nahay umad muslim ah wax walban xad ayay le yihin mahad sanidin

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. mohamed aweys mohamed says:

    asc dhamaan qaastan baahda somliska
    waxaan illaah ha u sahlo aabhaan qooskiisa weysan
    waa waalid wuuna u muhiim in uu nolol iyo geeri ogaado ubadkiisa iyo qooskiisa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  15. Zakarie says:

    waaaaaaaaw!!! Kafia maanta waabalagu baafinayaa haye sheekadaana maxay ahayd?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  16. alaseey says:

    asc

    walaalayal waan idin salamay waa kaxumahay kalo lunka qooska lakiin sida uu jimcaale sheegay ayaan aamin sanahay oo ah soomaalida waxay iskutaqaan qabiil iyo gobol ama xaafad marka kolay dadka waxaa loogala xariirikaraah ehelkooda ama gabadha ehelkeeda insha allah waxaa kawanaagsan ina uu soogalsho sawirada dhamaan qooska asc.

    gabadha layaabtay ina hal taariq ilmo dhalan karaan waa qaldan tahay oo illah baa isku aadikaro dadkaana waa caruur yar yar oo waa lagaran karaah waqtiga ay dhashteen .

    midna waa jirtaah dadka qaar ayaa magareeshinka u sameeyaah bisha iyo taariiqda caruurtooda marka sida maalinta koowaad ee soocodsatay qaxootiga ina laguuqaabilo maalintaas ayaana loogawada dhigaa bisha asc.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  17. kowthar says:

    ilahey ha usahlo isaga iyo intii wax ka maqan yihin sidey doontaba ha ku kala maqnadane

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. Jimcale says:

    Asc, arintaan waxay u muuqataa mid xiiso leh isla markaana dhowr waji leh. Sida meesha ku cad gabadha way akhrisatay fariintaan oo aniguna waan helay meesha ay degentahay inkastoo telefoonkeeda uu bixiwaayay. Waxaan jeclahay Kafiyo in aad ila soo xiriirto oo telka xafiiska Somaliska aad iga soo wacdo.

    Inta ka qeyb qaadatay arintaan aad ayay u mahadsanyihiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  19. HASSAN KAAMILL says:

    Asc arintu waa isu dhawdahay mr jimacaale e ukala dab qaaad intii karaaanka ah sxb sare

    abaayo kaafiyo ysf axmed adne waa ku mahadsantahay maadaama ad arinta so afjartay wana maleynaayay in mesha wax kujiraaan lkn waxaan kaa codsaneynaaa hadaan nahay walaalahaaga soomaliyeed inaad arinta dhameyso si alle kacabsi ku jiro waana ilmahaaga abahod ogow cadawgaaga mahan waxkastana iyaga madaxooda ugu sabar fadlan mustaqbalkoda mel ha uga dhicin intaas o caruur ah xuquuqda ilaale ogoowne hal ceeb quftii qarisa in alle kun ceeb uqari doono marka abaayow arinta biya ku shub hana lesfahmo aabahana waxaan oran lahaaa adne samir kaasho hadii sida abaayo no shegtay xaalku yahay is daji allena kacabso o ha xad gudbin waa iga waano idinkuna waa mahadsantihin inti kaqeyb qadatay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. ifrah says:

    yaa yab somaliska .com wuuxuu noqday siheer sare waayo hada xita waxa laga bafiinkara dadka kamaqan wa sidii facebook camal jimcale kuwad heersaro dheh walahay wan ku farxay markii aan arkay gabadhi laradinayay manta dhan ya markiiba waliso helay miyaa somaliska,com cadii ma ahaa ruunti

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. ruush says:

    asc dhamantin walalayaal wa arin naxdinleh runtii wilkan walalken ah
    arin folxun aya ku dhacday hadi ayruntahay sida aw sheegay wan arkay
    gabadhu sida ay usoo jawabtay
    runti waxa xaran ah in arintan oo kale
    dad muslim ah isku subiyan waxan u shegaya gabdha walashey ah abayo
    hadi aw ku qabo wilka wa xaran inad subiso arinta ad sheegtay
    ilahayn wuu ka abal marinayas ninka ad ledahay wan gursadayna yusan ku xad gudbin mulintinimada iyo dhaqanka caro ale aya idin ku dhacaysa walalkayga kenya jogna hadi aw furaygabadha ha iska samro asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. raqiya says:

    cajib maxaa ka jira arinta aya layab lehe alle nagtu qalbi adag hadey jirtay noco milan cajib weeye illaahy ha usikhiro dhigisa waa dhibe

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  23. abdi says:

    asc alaha u sahlo lakin taariiqda dhalashada wada 16 xaytahay waa maasha alaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  24. Kunciil says:

    Sxb waxba mesha maku yalaan iska samir aan ku leyahay .tankale kafiyo ilmahaaga 16ka may wada dhashen mase shekada migaratiomka sweden aa wax looga rabaa shekada waa weenka waa lama fahmi karo reerka sidii roon rabiyoo u yeel reerkaan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. umu hani says:

    mashaa allh marba hadi la helay kafiyo inshaa allah qeer ayeey ku dhamaneyesa hadiba jimcale helay halka ay ku noshahay sis kafiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  26. sagal axmed says:

    asc marka walaal kaafiyo, aniga ka rayi ahaan waxay ila tahay abaayo kaafiyo ninka kusoo baafiyey waa ninkii ilmaha aad udhashay uguna heyso gudaha sweden,runta in laga hadlaa fiican, ninkaas ayaana sida muuqata kuqabay balse markii aad timid sweden ayaad ka dal doorsatay oo ninkii hore oo lu qabay ayaad mid kale si khaldan u guursatay ninkaas oo aan filaayo in diin uusanwaxba ka garaneyn balse u yahay nin dan ley ah oo markaa dano gaaban oo waliba jid khaldan loo maraaya kaa fushanaaya, marka nikaax waa ki hore oo ilmaha aad ku heyso sweden aad ku dhashay, balse ahdii lhlilaaf jiro qaab loo saxo ayuu leeyahay balse ma ahan in isagii oo ku qaba aad tuurto mid kalana aad tirahdo waa fowdo, diintuna fowda ma ogola,,hadaan hadalkaada raaco noosoo bandhiga warqadihii ninka dambne uu kuigu guursaday si loo wada arko ,tyaas hadaadan sameyn rag iska riix iyo alle ka cabsi meel wada galaan,soomaliduna waxay ku maahmaahaan run sheeg aa ceeb sheeg, waxaan kaa sugnaaba walasheen kaafiyo waa adiga dadka usoo bandhiga warqada nikaaxa ee uu kugu qabo ninka dambe anoo aaminsan in nikaax nikax la dulsaary ay tahay mid ku khalada diinteena islaamka ,aduunkaada aakhiro ha dhaafsiisan walaalkaafiyo, isagana waxaan leeyahay waa wiilka baafinta sameeyey ee dhalay ilmaha adigana maadaama wax aadan fileen ay kaaga soo baxeen gabadhii aad qabtay iska sabar ilaaheeyna kuwa sabra isaga ayaa gargaara oo guul haleeshiiya,,,,magafe waa ilaahey hadan khaldamay aabaha ilmaha dhalay iyo hooyo kaafiyaba raali iga ahaada…

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • canab says:

      ASC waad salama tihin dhamana wala waxan u jawabaya gabadha la yiraa sagal walaal waa ceb qaabka ad talada ugu darsatay igana rali ahow xal mahan sidan aad u hadshay waayo arintu mahan mid aad wax ka gayd adigu balse talo aya laga rabaa ma ahan inad gabadha imtixxaan geliso oo cebteda wax ka radiso waxan oran laha anigu in dadka gabadha la talinaya aysan nooqon dad maxkamad dacwo ka qadaya oo kale arimaha gabadhan mahan in media lagu faafiyo sirteda basle waxan ku talin laha in loo diro xalka iyaga iyo ehelkoda wayo intena kale talo wanga aya n ku filanahay marka arinta halkas ha lagu xiro faaqideeda ilaahayna ha naga wada raali ahado
      wa BILAHAI TOWFIIQ

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  27. ahmed says:

    waxay aad iila eegtahay beentii soomaalidu isku soo qaadi jirtay xili la yidhi dadkii ayaa la soo gurayaa hadana.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. Ustaad says:

    Allaah ha isla doonta heeraha kala maqan oo dhan, waxaana wanaagsanaan laheyd in hadii uu heli karo uu sawiradoodana dadka u soo bandhigo, si ay u fududaado in loo helo, wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. Zakarie says:

    Walaalayaal iskudaya inaad fahamtaan waxa aysoo qortay Kafia waxay sheegtay in lagafuray ninkaas oo ay marqaati ahaayeen waalidkeen & walaalaheed marka sifiican u aqriya ha’uhadlinina sidii dad xog’ogaalah ee kafiirsada waxa aadsheegaysaan hana jaa ifaynina gabadha muslimaddah idinka miyaa kunikaxshay mise miiyay ninka waxay iskuqabaan miyaad warkahaysan? Ilaahay kacabsada.dhanka kale walaashay Kafia walaal xaqiiqda waxaa og illahiwaynaa,adiga,ninka aad gursatay ooo aad sheegtay & ninka aadkalatagten hadaba walal wixiijira inaad xalisaan iskudaya meshana kawareejiya oo idinka dhamaysta plz

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • canab says:

      ASC MASHA ALLAH
      WAAD KU MAHADSAN THAY FEKERKA SALIIMKA AH wiilka la yiraa sekeriye sida fiican ee aad u gahamtay waa qalad in lagu tiigto qof adan xukmin karin waxa uu yhay oo dhab ah dadku waa inay ka fiirsadaan hadaladooda talo wacan aya looga bahan yhay laakin inay faqidaan arimo anay shaqo ku lahayn mahan oo weliba fidno iyo ceeb keenaya dad aya jecel inay xumaan lee raadiyaan koley dad is qilafay daacad ma wada ahan mana wada saxna wa in loo daaye ilaahay iyo iyaga inay dhexdooda ka xaliyaan laqdabaduna iyada aaqirka hareysa marka soomalaiye ka taliya wanaga xaga samahána ilahay ha idin tuso ninkii isku daya inuu ceeb qof walaakiis ah soo bandhigo tiisa aya la soo bandhigaya markiisa mar ahaataba adduun iyo akhirba

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. C/ftx says:

    Kkkk kooow waba filin waxay wadan eh haday run tahy shekadan 2 bada mid baa ah dulmane midna wa dalim hadii ma inantaa dulman o ladulmiyey mise ninka ladul miyey si kastaba ha ahateeh mid baa qaldan midna wa saxan yahy wase heli kara cadalada qofka bara ilahy how gargaro dhaman dadkan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  31. ramla says:

    waxii jiraa alah ayaa naga og waa ariin murugo leh waxasa kasii wanaagsanan laheed in arimihiina aad si hoose u xalisataan aad keenina melahaan camal arimihiina c/laahi iyo safiya waxa tihiin hada xitaa hadii aad isqabina dad waalid ah isku samra xushmeeyana caruurtiina jimcaale walal adigane waxan ku leyahay intaad warkaan soo qoriin inaad ka fiirsato aad hubsato ayaa wanagasan bal fiiri hada gabadhan safiya waxay ledahay waxuu yaqanaa meesha aan ku nolahay iyo teelkeeyga koley alah ha u fududeeyo arimahooda alah qeer dhaxdooda ha keeno iyo wanaag

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. Muntas says:

    Asc walalayal way fiic nan lahed in ilmo aabah la kulan ama layku xiririyo lk zakarie ayan ku fikar gabadha waa gabar musliah waxayna ledahay mel walidkega jogo ayaa laygu furay mana filayayo ruux ale ka baqayo ninki hor o qabo inu u barerayo nikax nikax la kor saray wana xaaran tas mana ansax mayo lk ale ayaa naga og anago dhan waliba caruran u dhalay bay tiri ninka danbe marka walaalayal fahma hadalka gabdha walaashina ah mida kale kafiyo waxan kugula talin laha walal hadii u nool yahay waalid kagi malintas jogay gobta u kugu furay ninkadii hore la xiriiri o ku dheh war cad iiga kena si u is qab qabsiga idin ka dhaxeya adiga iyo ninkagi hore u u dhamado hadi kale waa jid ku furmay nagaha lafuray odhan mudo ka dibna waa lagu kala fireyna mida kale waxan le yahay hadad qabto o ay sax tahay la i maw cadayn sida waalidkeda o ay marqati ka dhigatay mahad sanidin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. Mutas says:

    Waxan ula jeda walal wiilka la imaw o so ban dhig caden in aad qabto iyo in kale kafiyo sida waalidka gabdha o iyada mar qati u ah sida ay shegtay mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  34. AMAL AHMAD says:

    SCM DHAMAN TIIN WAIDIN SALAAMAY OGAYSII DHAMAN SOO MALIDA KUNOOL IS WII DHAN WAXAN USHEEGAYAA ARINTAN UWALALKAY WADO KAFIYO ANIGA AY ILA DHALATAY MARQATINA AH NOLA SHOODA LAGA MASHEE KEEN KARO QOF INSAN KA AH HA DII UUGU TALAGALO FADEEXO USA MEEY NAYAA CABDU LAHI WAN USHEEGAYAA KAFIYO MADAN WEYN TELKEEDA XATAA WATAQAANAA SOOMALIDA RUNTA AYEEY OGANAYAAN HA IS CEEBEEN TELKA KAFIYO WAKAN ****SOMALISKA.COM AYAA SOO WICI DOONTA**** QOKII SOOWACAYO VILKOMIN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. filsan says:

    wa yabay ma nin walnba mase wa la so wata ninkan war wan ogahy in ad la xariirti ilmahaga max benta kugu watah hadase u bahan tahay kafiyo ma dakeda iyo helked kal xariri wan ceb in ad hobsed ka bahisid waxn jirin in ader wanga ku xali xadada cabdulhi waxn ognahy in ad ku nolad gurigi hoyde adiga iyo wilkaga e

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. Xog ogaal says:

    A.s.c.k dhamaan muslimiinta mida kale arinta ku saabsan Qoyskaan oo aan baaritaan dheer ugalay waxaan ogaaday in uusan jirin wax furiin ah anigoo la xariiray ehelada kaafiyo waxey ii cadeeyeen in gabadhooda kaafiyo uu qabo ninka ay ilmaha udhashay =Runtii arintaan wax badan oo ladaboolay baa jirta sababtoo ah waxaa la iisheegay in arinta furiinka ay kala dhex Galeen culimo waa weeyn oo caan ah oo jooga africa dalka kenya halkaasna ay joogaan waalidiinta iyo walaalaha kaafiyo Rag iska dhici iyo Rabi ka baq isku meel magalaan runtii walashey kaafiyo wlhi wixii ceeb ah oo dhacay adiga ayaa ka mas uul ah sababtoo ah waxaad soo bandigtay in nin aad Guursatay adigoo ninkii kuqabay joogo walashey naagtii sidaas sameeysa ILAAH salaad iyo soon kama aqbalo Tii aaqirana weey kuu dhimantahay oGoow aduunyada intaad joogto ayaad Jaanis heysataa wax kasta waad xalin kartaa waliba in wax la xaliyo qufka ku taagan waa adiga ee wax isku la har baan ku dhihi lahaa / fadlan arintaan wixii wax ka qabta in ka badan allaha uqabto

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  37. Layaab says:

    Bisinka wlhi waxaan la yaabay dadka xaafada kula nool oo lasheekeysanaaya Quf Nuucaas ah waan aragnay sawirka ninka adigana aragtidaada waxaa Noogu filan hadalkii foosha xumaa aad ku soo jawaabtay oo ahaa waxaa iqaba ina adeerkiis ay isku xaafad ku soo koreen / af adakaa af adakaa walaashey koleey adiga soomaali farac ku ma lihid sidaan filaayee calool adkaa colool adkaa waxaan sheego waanba garan la ahay ilaahey haku hanuuniyo hanuunka ilaah baa hayee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  38. ubax says:

    asc walaalayaal,waxaan la yaabay arintaan murugada leh waxaan talo walaalnimo usoo jeedinayaa abdulaahi iyo kafiyo maadaama ay yihiin waalidiin intaas oo caruura isku dhalay, runtiii kaafiyo waxaa looga baahan yahay iney dhowrto xaqa uu ku leyahay ninka ilmaha ay udhashay ,walaasheey maalin kasta arintiina waa ay ixanuujisaa waana ka damqaday sababtoo ah guri walba iyo waddo walba hadalkaada ayaa looga sheekeysanayaa taasina ma ahan wax wanaagsan. waxaan kaa codsanayaa kafiyo in arintan si sharaf leh aad u xaliso, OGaada maslaxad kasta waxaa loogu samraa caruuurta aad dhasheen,taas ayaa ah xalka kama dambeystaa oo dhibaatadan soo afjari karta , in shaa allaah waxaan idiin rajeynayaa inaad noqotaan qoys mideysan .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0